WAJAALE NEWS

Barlamaanka Dalka Jarmalka Oo U Codeeyey In Saraakiil Ciidan Loo Diro Dlka Somaliya

Munich(Wajaalenews)Baarlamaanka Dalka Jarmalka Ayaa U Codeeyay In Saraakil Milateri Oo Ka Socda Dalkaas Loo Diro Dalka Soomaaliya Si Ay Uga Qayb Qaataan Tababarka La Siinayo Ciidamada Dowladda Federaalka Ee Soomaaliya.

 

Saraakiisha Milateriga La Diraayo Ayaa Gaaraya 20-Khabiir Oo Kamid Noqonaaya Saraakiisha Milateriga Midowga Yurub Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho.

 

Xildhibaanada Mucaaradka Ayaa Kasoo Horjeestay Qorshahan Iyadoo Ay Sidoo Kale Dhaliileen Duqeymaha Maraykanku Ka Geystaan Soomaaliya Oo Ay U Adeegsadaan Diyaaradaha Aan Cidna Wadin (Drones) Oo Ay Sheegeen In Uu Ka Dhan Yahay Sharciga.

 

Jarmalka Ayaa Tan Iyo Sanadkii 2010 Ka Qayb Qaadanayay Tababarada La Siinayo Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Xilliga Ka Socday Dalka Ugand

 

Wajaalenews.Net

 

Xafiiska Wararka Hargeisa

Exit mobile version