HARGEISA(WAJAALENEWS);Agaasimaha mamulka lacagta ee wasaarada qorshaynta qaran iyo horumaranta cismaan jaamac ayaa hanta dhowrka guud kusoo saaray lacago fara badan oo uu lunsaday iyo wax isdaba marin baahsan
Agaasime cismaan jaamac ayaan soo shaqo tagain mudo afar cisho ah isagoo xafiiskiisiina xidhan yahay
Wararka ayaa intaa ku daraya in agaasimahan maamulka lacagtu mudo mudheer soo hayay xilka maamulka lacagta ee wasaarada isagoo khabiir ku noqday musuqmaasuqa iyo lunsiga hanta umada agaasimahan ayaa fakadka ku maqan oo aan wasaarada kasoo xaadirin maalmahana ku dhex meeraysana madaxtooyada dhexdeeda arinta ku dhex dhuumashada madaxtooyada ayaa ah arin ku cusub maamulka dalka
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM