Kubada soomalida ayaa ah mid aan wax macno ah ugu fadhiyin dhalin yarada Somaliland hada waxanu wax yar ka sheekaynaynaa taariikhdii mid ka mid ah dhalin yarada Somaliland sidoo kalena had iyo jeer waxaynu ka hadalnaa ciyaatooyada caalamka miyaanay haboonaynay inaynu ka hadalno Xamse jirde waxuu kubada bilaabay isagoo da yar waxaanu kazoo bilaabay heerka hoose ee kooxaha yar-yar ee ka dhisan magaalada hargeisa ilaa uu ka gaadhay heerka 1aad kooxda solycado oo markaa ahayd heerka 3aad ayuu kazoo biiray xooxyar oo ka dhisan xaafada shacabka xamse waxa uu kusoo biiray kooxda solycado 2005 xamse waxa uu jeclaa in uu waligiiba ku hamiyi jiray in uu mar uun ka garab ciyaaro tobabare badri aadan iyo kooxda solycado waxa uu dhiiri galin ka helay tobabare badri aadan iyo ciyaaryahanada kooxda solycado xamse waxauu kula guulaystay kooxda solycado koobab badan oo qaarkood guulal lama filaana gaadhsiiyay kooxda solycado xamse isagoo u cyaaraya todoba sano kooxda solycado ayaa waxa uu noqday gool hayihii ugu wanaagsanaa kooxda solycado iyo xaafada shacabka xamse jirde waxa uu ka gaadhay kubada cagta heerkii ugu wanaagsanaa waxaana la garab galay tobabaraha kooxda solycado oo imika ah sarkaal ka tirsan ciidanka policeka iyo wasaarada duulista iyo hawada waxa mudnaan gaara leh ciyaaryahanada kooxda solycado oo heerka uu xamse kubada ka gaadhay baal dahaba ka lahaa waxaanay kala yihiin tobabare badri aadan iyo captanka kooxda cadnaan qureeish oo heerka uu xamse soo gaadhay soo gaadhsiiyay xamsekubada wuu sii wadan lahaa lkn waxa soo gaadhay dhaawac halis ah oo ka soo gaadahay garabka bidix isagoo ciyaartii ugu muhiimsanayd ciyaarayawakhtigaa oo ay ahay ramadaan 2012 ka hor intaanu dhaawacmin waxa uu dalabyo kala duwan ka helayay kooxaha ka dhisan caasimada hargeiasa iyo kooxo ka dhisan goboilada dalka oo ay ka mid yihiin gobolka gabilay waxaanu ka doorbiday kooxda solycado iyo cayaaryahanada kooxdaasi heerka aan ka gaadhay kubada waxa qayb libaax ka qaatay oo aan umahad celinayaa 1= tobabare badri aadan 2= captain cadnaan qureeish waxaanan halkan mahad qaaliya oo aan lasoo koobi Karin u diriyaa mulkiilaha kooxda solycado yuusuf daahir oo hada ku sugan wadanka Canad.
Xamse jirde waxaa uu noqday gool hayihii ugu wanaagsanaa xaafada shacabka iyo kooxda solycado daba ded xamse waxaa uu dalabyo kala duwan kahelayay kooxaha kadhisan caasimada hargiesa waayo gool haye xamse heerka uu kubada kagaadhay waxaa qayb lixaadle kaqaatay toba baraha sollycado badri aadan iyo waliba kabtanka kooxda solycado cadnaan quresh xasan xamse waxaa soo qacan qabtay markuu kubada cagta kusoo biirayay kabtanka kooxda solycado cadnaan qureesh walibana dhiiri galinta ugu badan kabtan cadnaan qureesh ayaa isiin jiray markasta oo aan garoonada kudhax jiro kabtan cadnaan garab kayga ayuu taagnaa si uu wax igu kordhiyo waayo kabtan cadnaan qureesh waxaa uu ahaa ciyaartoy dhamay tiran dhexda kufiican ana sidaa ayaan wax uga koradhsan jiray cadnaan qureesh xushmad sharaf ayuu iga mudan yay imika waa shaqaale katirsan wasaarada maaliyada xamse jirde maalina muu heli jirin nasasho waayo aad ayaa loosoo dalban jiray xamse intii uu kubada ciyaarayay dhacyo kala duwan ayaa raga diyay lkiin se waa uu kazoo kacay qaarkood nasiib daro xamse jirde 2012kii bishii ramadaan 17keedii oo kazoo laabtay safar ciyaareed oo uu ugu ciyaaray koox kadhisan gobolka gabilay oo ayaa ayaa waxaa loo sheegay in kooxdiisii solycado ciyaarayso sidag daga ayaa xamse usoo baxay dabadeed wuu ciyaaray kooxda solycado halkaana waxaa kazoo gaadhay dhawacii abid intuu kubada kujiray ugu xumaa dhawacaa oo kazoo gaadhay kalxanta bidix dhaawaca xamse jirde waxaa kanaxay dhamaan ciyaartooyada kooxada solycado waayo waxaa uu ahaa xamse gool haye cajiiba markuu garoonka kujiro ciyaartooyada kooxda solycado way ka murugoo deen dhaawaca soo gaadhay xamse xamse jirde waaa gool haye kudayosho mudan heerkuu soo gaadhay ilaa markii uu yaraa waxaa qayb lixaadle kulahaa kabtanka kooxda solycado cadnaan qureesh xasan hada xamse jirde kubadii sidaa ayuu kaga fadhiis tay lkiin wali badal kiisa kooxda solycado may helin waxaan halkan uga mahad naqayaa taba baraha kooxda solycado badri aadan iyo waliba kabtanka kooxda solycado cadnaan qureesh xasan oo aan waligay ilaabi Karin waayo waxa uu ahaa waalidkay oo kale