WAJAALE NEWS

Maal Gashadayaashii Ay Xukumada Somaliland Siisay Banka Wajaale Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Daawo Sawiro

 

Hargeisa(Wajaalenews)Maal Gashadayaashii Ay Xukumada Somaliland Siisay Banka Wajaale Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyada Shirkadani La Siiyey In Ay Warshado Ka Dhisaan Banka Wajaale waxaanay mashaariic kala duwan kafulin doonan dalka Oo Ay Ka Dhisayaan Warshado Kala Duwan Oo Ah Kuwa Wax Soo Saarka Ah waxaana soo dhawyan balaadhan ku qabiley dadwayne farabadan iyadoo uu halkaa hadalo kooban ka jeediyay wakiilka afro,china somlilnd mr khadar

 

 

 

 

wajalenews.net

Exit mobile version