WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani Oo si Diiran Loogu Soo dhaweeyay G/gabiley Iyo Tageerayaal Ka soo Diga Rogtay Xisbul Maxaakimka Kulmiye + Sawiro

(hargeisa Wajaale)xisbiga mucaaradka ah ee waddani oo saaka socdaal shaqo ah ku tagay xarunta gobolka gabilyey gaarahaan dagmada gabiley.

DSC06025

Geesta kale waxa si weyn looga dareemay safarkaasi Xildhibaan Bashiir Tukaale oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Gobolkaasi,waxa safarkaasi ku hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Waddani,Gudoomiye Ku xigeenka Labaad Iyo Qayb kala duwan oo ka tirsan Golaha Fulinta.

     

Taageerayaasha Xisbiga Waddani Oo kaga hor imid masaafao 3 kiilo mitir ah taasi oo khal khal ka dhex abuurtay Mayirka Degmadaasi Iyo taliyo kuxigeenkii Gobolka Gabiley.

Waxaan madasha ka maqnnayin ciidamada Amaanka Gobolka Gabiley soo hor dhoobnaa Goobaha Kala Duwan ee lagu qabanayay soo dhawayinta kala duwan ee loo sameeyay Xisbiga waddani.

Xafladan balaadhan oo loo abaabulay tageerayaal badan oo ka soo diga rogtay Xisbi Muxaakimka Kulmiye tageerayaashan oo u badanaa Haween ayaa ka hadlay hadalo kala duwan oo ku saabsan xaalada kala duwan ee dalku marayo.

Gudoomiye ku xigeenka Kowaad Axmed Muumin Seed oo ka hadlay arimo la xidhiidha tageerayaasha kala duwan eek u soo biiray waxaanu gacan soo dhaweeyn ah u muujiyay tageerayaashii goobta ku sugnaa waxaana hadaldiisii ka mid ah(aad ayaanu idiin soo dhawaynayaa gabiley waa goob balaadhan oo ah goob wax soo saar walayaal waad argtaan halkuu kulmiye marayo mee muuse biixi gabileyay taa ku cimri qaata dawlada laftarkeedii ayaan isla haysan ayuu yidhi axmed muumin seed)

Exit mobile version