hadab hadaan sii eegno dhacdooyinkan foosha xun ee qabyaalada garabka ka helaaya waxaa kamid ah waxaad arkaysaa nin ilahay,diinta,rasuulka ama malaa igta caayaaya dabeeto waxaa isha qac ku siinaaya dadkale oo maqlaayey ama damqanaayey waala xidhayaa ama waa laqabanaya midbaa halkaa iska soo maqiiqaaya isagoo ku qaylinaaya waar seed wiilka ama ninka leedihiin waa wiil anaga ah ama waa mid anaga ahe kuwii gacanta ku hayey ayaa odhanaaya walee ma reerkiinaa markasuu odhanayaa kii hiilka ahaa haa waa mid anag ah oo waa nin rageed muxu sameeyay waxay ugu jawaabayaan diintu caayey markaasuu odhanayaa intuu qosol udhaco haa waa anagoo waa qaanac lagama soo hooysto iyo wax lamida kuwii gacanta ku hayey ayaa odhanaaya waar raali ahow oo waa ina hebale ilaa abihiisbaa nin lagama soo hoystaan ahaa.
layaab bal hada eega dadkaasi waxay iskugu jiibiyeen waa reernimo waxay ilaabeen diintii la aflagaadeeyay iyo meel ka dhacii loo gaystay miyeynaan odhan karin waxay qabyaaladu marysaa inaynu kala garan wayno diinta islaamka iyo qabyaalada.
waxaan soo jeedinayaa waar ilaahy aan u noqono oo qabyaalada xanuunkeeda iska dawayno dawada qabyaaladuna waa ilahay oo laga baqo isla markaana xumaant la iskugu hiilinaayo la sika daayo.
GARYAQAAN: JAMAAL CABDILAAHI MUXUMED ( ABU CIZA)
Actions
jamaal cabdilaahi (jamaalsuxufi@hotmail.com)
Add to contacts
7:12 PM
To: contact@hadhwanaagnews.com, waaheen001@hotmail.com, baligubadlemedia@hotmail.com, boramenews@gmail.com, allbanaadir@live.com, jamuuuriya@gmail.com
Picture of jamaal cabdilaahi
Waxaa waayadan danbe meel xun oo aad u khariban inala marayaa waa qabyaalada waxaanay inala gashay meel aan laga laaban karin waayo xataa waxay gaadhay heer waxyaabaha diinteena lafjabka iyo xanuunka ku ah aan ku faano inagoo raganimo ama reer wanaagnimo ka baadhayna waxaad arkaysaa in dadka umada ilahay ugu xun la dhahaayo waa reer kayaga oo waa ina hebaloo waa mid xiniinyo cade ah waa habeen dhalad waa geesi iyo erayo kale oo lagu dhiira galinaayo dadka loo yaqaano alle ka kowdka ama ilahay caasiyey ama diinta islaamka dibada uga booday iyo sidoo kale kuwa dhaqan xumada iyo dhul bisnimada inala dhex wareegaaya iyadoo loo soo maraayo wado qabiil ama qabyaaladeed.