|
|||||
WAJAALE NEWS
WAAR KADAA WAA ANAGEE!!!!!
February 2, 2014 - Written by Wariye:Waxaa waayadan danbe meel xun oo aad u khariban inala marayaa waa qabyaalada waxaanay inala gashay meel aan laga laaban karin waayo xataa waxay gaadhay heer waxyaabaha diinteena lafjabka iyo xanuunka ku ah aan ku faano inagoo raganimo ama reer wanaagnimo ka baadhayna waxaad arkaysaa in dadka umada ilahay ugu xun la dhahaayo waa reer kayaga oo waa ina hebaloo waa mid xiniinyo cade ah waa habeen dhalad waa geesi iyo erayo kale oo lagu dhiira galinaayo dadka loo yaqaano alle ka kowdka ama ilahay caasiyey ama diinta islaamka dibada uga booday iyo sidoo kale kuwa dhaqan xumada iyo dhul bisnimada inala dhex wareegaaya iyadoo loo soo maraayo wado qabiil ama qabyaaladeed. layaab bal hada eega dadkaasi waxay iskugu jiibiyeen waa reernimo waxay ilaabeen diintii la aflagaadeeyay iyo meel ka dhacii loo gaystay miyeynaan odhan karin waxay qabyaaladu marysaa inaynu kala garan wayno diinta islaamka iyo qabyaalada. GARYAQAAN: JAMAAL CABDILAAHI MUXUMED ( ABU CIZA) layaab bal hada eega dadkaasi waxay iskugu jiibiyeen waa reernimo waxay ilaabeen diintii la aflagaadeeyay iyo meel ka dhacii loo gaystay miyeynaan odhan karin waxay qabyaaladu marysaa inaynu kala garan wayno diinta islaamka iyo qabyaalada. GARYAQAAN: JAMAAL CABDILAAHI MUXUMED ( ABU CIZA) COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|