Barlamaankii somaliland maanta wuxuu maraya marxaladiisi ugu xumayd oo runti u arko inu xaga xukumaddeena iyo shacabkaba uga baahan
Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiininta Somaliland ee ka yaq yaqooda xumanta una hiiliya wanaaga iyo xuman diidka ah.
Runti waa ayaan darro inu maanta shakhsiyad qaraneed ay gob la maamulo ka dhegtay mid oo iska leeyahay, c/raxman cirro waa gudoomiye ku yimi cod xildhibaano maantana muranko ma taagna laygama qaadi karo ,somalilandna waa dal dumuqradiyad ku caana maalay , iyado sida ay maanta tahay beri marku rabo ti mnadaxnimadda muxu shacabweynaha hortooda waji ugu iman kara bal wajigii, runti waa ku ceeb khilaafkan xildhebaanadeenana waano taageersanahay in cod logo kala baxo ama yeela waddaniyow amba diida.
Barlamaankii somaliland maanta wuxuu maraya marxaladiisi ugu xumayd oo runti u arko inu
xaga xukumaddeena iyo shacabkaba uga baahan yahay gurmad deg deg ah, sababto ah in oo noqdo barlamaanki shicibka matalayay goob xisbi iyo shakhsi ay iska lahaadan uma furna taasna waano diidnay hadi aanu shacabwaynaha ,waa inay shurucdiisu iyo qab mamuleedkiisu noqdo mid ku salaysan wax fa’ido u keeni kara shacabka soo doortay xildhibaanada oo ka mid yahay gud c/raxman cirro ahna xildhibaan..
Waxaan u soo jeedinaya xukuumadda xildhibaanada shacabweynaha danenaya somaliland iyo horumarkeeda ay maanta marayso in talaabo weyn laga qabto cidwalba rabta inay noqsan u keeni karto barlamaankeena ee shicibku leeyhiin, looma dooran gudoomiyaha barlamaanka inuu danaha xisbigiisa ku dool maamulo barlamaanka, waano riyoonaya codna aya logo kala baxaya waana go’an ka sugayno golaha gurteeda somaliland.
Guul Somaliland
khadar338@hotmail.com
khadar ibrahim A
063 – 485582
Somaliland