Xamarjina Wali Ma Shegiin DhIbta Kentaay Inuu Iscasilo
asalamu calaykum shacab waynaha somaliland
gaara haan waxan salamaya saxafada madaxa banan waxaa maalin dhaweyd si lama filana dhagahayga kuso dhacaay badhasabki togdheer ba is casilay
arintasi waxaay iga mudnayd inan is waydiyo sababta kentay iscasilada xamarji
waxaaan xidhiidh la sameyay bulsho waynta togdheer,
waxaay icadeyeen inaay sii heer sara ula shaqeyeen inti uu jogay oo aan wax khilafii dheex mariin
bulshada iyo badhasabka xamarji ralina ku hayeen inay lasi shaqeyaan hadi uu sijogii lahaa,
waxaa sii dag daaga uso baxday wuu is casilay malin kadibna waxaan dhagaystaay
mr xamarji oo idhii xalad cafimad ayaan shaqadii uga tagay
hadaba maxaa ka jira arintaa uu cudur darka uga dhigay shaqadisii
waxaynu ognahay masulka xilka ka tanasulaya marku arko siyabo badan oo anu ula shaqayn karin
cida marka uu ka amarqadanayo waxuu cudurdar uga dhiga naftisaa oo u hanfaraa kuna shegaa mid
aan shaqada siii wadii kariin xanuun dartii
sii anu usheegin isla markaba ceebta iyoo waxaa uu qadan kari wayay ee nusqanta ku ah shaqsiyadisa
waxaa jirtaay badhitanki shidalka ee laga waday gobolka togdheer inay dawladuu laso heshisay
shirkadihii badhitanka waday
waxanaa xamarji lagu amrayay mar walba waax ka foog mamulkiisa ama hab dhaqankaa goboolka
waxuu isku dayay inu fuliyo amaradaa kala duwan ee madax toyada kaga so xaronayaa
isagoo wadaa amarkii waxaay kentay inay bulshadii tog dheer iska hor yimadaan shirkadii shidalkaa
oo inbadan shilaaf xoganii so kala dhexgalay
mr xamarji laba jeer waxuu arkay madaxwaynaha waxanu u shegay in amaroo badani kaga imanayan guriga madaxtoyada
kuwasoo mid waliba dhinaac u jedo madax waynuhu waxaa uu ugu jawabaay la shaqee adeero cidaa kula soo hadashaa
waxaa kalo mr xamarji ku noqotay af kala qaad cidamada rru oo intaa amar laga so siyo meel aan la garanan,
burcoo intay yimadan ciday donayan kala baxaan hadhaaw marka saxafadu waxka waydiso dhimashada iyo dhibta ay gesteen
rrudu
jawabtisuna noqoto anigu maan amriin mana ogii cidankaa halka galay
tasinaa waxaay ku tusaysaa masuliyadii uu gobolka ka hayay in laga maroorsaday
waxaan kula talinaya sxbkay xamarji inu umadaa u cadeyo sababtaa la ogyahay ee kentay inu la shaqayn
kari wayo silanyo iyo dawladisa, sii sharafti uu gobolka kulaha ulaban labato hadii kalee oo hadhaw marku xisbiyada
mucaridka ku biro,
ayaan shegaya sababihi iyo waax yabahan umada ugu shaqan kari wayay hada inu cadeyo ayan uso jedin lahaa
waxaan kula dar darmaya shacaab waynaha reer tog dheer inaay soo dhaweeyaan badhasabkaa cusuub ee losoo magacabaay
oo sii xushmadaysaan ula shaqeeyaan isunaa garab tagaan ilayo intuu arki donoo waxii xamarjii arkaay
ugu dan bayntii waxaan kula dar darmayaa qoladaa golahaa degaanka ee laga cabanayo inaay u adeegaan shacabka dortaay
oo ka baxaan qabyalada iyo kala faquqa bulshada walalha aay ku hayaan oo u baydhan daanta guud ee lo igmadaay
alaa mahaad leeh
garaad cabdiqani maxamed cabdilahi