Dal udhexeeya xaalada iminka ee SOOMAALIYA ayaa qasan waxaana ay
Dhisayaan xukuumad cusub waxaana lafilayaa in laga wadhadlo arrimihii hore
Looga wada hadlay labada dhinac ayaa isku mariwaayay wadahadladii hore
Waxaana qodobka meeshayaalaa uuyahay maxaa looga doodilayahay in lakala go.o Somaliland ayaa markastaba utaagan in laga doodo in lakala baxo laakiin somaliya ayaailaa iyo hada cadayn iny diyaar utahay laakiin hada waxaa iskabadalay SOMALILAND wasaaradii arrimaha dabada maxay saamayn keeni kartaa ? wasaarada arrimaha dabada ayaa hada waxaa hogaaminyaa
Maxamed Biixi Yoonis kaas oo sheegay bilawkii wadahadalada inaan waxba
Kajirin shirarkii hore maadaama ayuu yidhi ay SOMALIYA fulinwayday waxyaabihii
Lagu heshiiyay shirarkii hore taasna macneheeda ayaa noqoysa in SOMALIYA
Kacago jiidayso inay daacad kanoqoto awaamiirta shirarka kazoo baxa waayo
Iaydii ayaa isku mashquulsan ilaahada SOMALILAND ayaa shirka waxaa uqaybgalaaya wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dabada MD Maxamed
Biixi Yoonis . DAWLADA TURKIGA IYO DOORKEEDA
Dawlada turkiga ayaa iyadu shirkan martigalisay ama qabanqaabinaysa waxaa shirka kaqaybgalidoona Raysal wasaaraha dalkaas shirkana dhaxdhexaadinaaya
Hadaba dawlada Turkiga ayaa iyadu cadaysay inay SOMALIYA raacsantahay horeba waxay kagaysatay caawimo waxaanay danaynaysaa inay in SOMALIYA dib
Iskugu noqoto taasina waa waxaanay kudagikarin Shacabka SOMALILAND
Iyo xukumada SOMALILAND ayaa iyana aan aqbali doonin waxyaabaha ay
Dalbanayso SOMALIYA Arinta ayaa aadukala fog dhinac walba waxaa uu dalbanayaa in tiisa laraaco dawlada SOMALILAND ayaa hada maraysa marxalad
Mucaaradku kuyahay hadaba waxaa loo baahanyahay in layskaashado oo aadloo
Eego waxay SOMALIYA wado Dawladana waxaa lagudboon inay kafiirsato
Dadka ay udiraysa wadahadalada waana inay dawladu meel kutiirisaa mawqifkeeda siyaasada arrimaha dabada xili lagu dhaliilaayo arrimaha dabada
Isku soo wadaduboo maxaa laga filankaraa shirka? Sikastaba haahaatee shacabka ayaa kadhursugaaya waxaa kasoo baxa shirka
W/Q : MAXAMED XAAMUD CALI
Tell: 063-4043392