|
|||||
WAJAALE NEWS
MAXAA LAGA FILANKARAA WADA HADALADA SOOMALILAND IYO SOOMAALI
January 19, 2014 - Written by Wariye:Xukuumada Turkiga ayaa dib ufurtay wada hadaladii SOOMAALILAND IYO SOOMAALI 16 February 2014 waxaana in lagawada hadlo arrimaha labada Dal udhexeeya xaalada iminka ee SOOMAALIYA ayaa qasan waxaana ay Dhisayaan xukuumad cusub waxaana lafilayaa in laga wadhadlo arrimihii hore Looga wada hadlay labada dhinac ayaa isku mariwaayay wadahadladii hore Waxaana qodobka meeshayaalaa uuyahay maxaa looga doodilayahay in lakala go.o Somaliland ayaa markastaba utaagan in laga doodo in lakala baxo laakiin somaliya ayaailaa iyo hada cadayn iny diyaar utahay laakiin hada waxaa iskabadalay SOMALILAND wasaaradii arrimaha dabada maxay saamayn keeni kartaa ? wasaarada arrimaha dabada ayaa hada waxaa hogaaminyaa Maxamed Biixi Yoonis kaas oo sheegay bilawkii wadahadalada inaan waxba Kajirin shirarkii hore maadaama ayuu yidhi ay SOMALIYA fulinwayday waxyaabihii Lagu heshiiyay shirarkii hore taasna macneheeda ayaa noqoysa in SOMALIYA Kacago jiidayso inay daacad kanoqoto awaamiirta shirarka kazoo baxa waayo Iaydii ayaa isku mashquulsan ilaahada SOMALILAND ayaa shirka waxaa uqaybgalaaya wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dabada MD Maxamed Biixi Yoonis . DAWLADA TURKIGA IYO DOORKEEDA Dawlada turkiga ayaa iyadu shirkan martigalisay ama qabanqaabinaysa waxaa shirka kaqaybgalidoona Raysal wasaaraha dalkaas shirkana dhaxdhexaadinaaya Hadaba dawlada Turkiga ayaa iyadu cadaysay inay SOMALIYA raacsantahay horeba waxay kagaysatay caawimo waxaanay danaynaysaa inay in SOMALIYA dib Iskugu noqoto taasina waa waxaanay kudagikarin Shacabka SOMALILAND Iyo xukumada SOMALILAND ayaa iyana aan aqbali doonin waxyaabaha ay Dalbanayso SOMALIYA Arinta ayaa aadukala fog dhinac walba waxaa uu dalbanayaa in tiisa laraaco dawlada SOMALILAND ayaa hada maraysa marxalad Mucaaradku kuyahay hadaba waxaa loo baahanyahay in layskaashado oo aadloo Eego waxay SOMALIYA wado Dawladana waxaa lagudboon inay kafiirsato Dadka ay udiraysa wadahadalada waana inay dawladu meel kutiirisaa mawqifkeeda siyaasada arrimaha dabada xili lagu dhaliilaayo arrimaha dabada Isku soo wadaduboo maxaa laga filankaraa shirka? Sikastaba haahaatee shacabka ayaa kadhursugaaya waxaa kasoo baxa shirka
W/Q : MAXAMED XAAMUD CALI Tell: 063-4043392 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|