WAJAALE NEWS

Hanbalyo Ka Socota Suxufiyiinta Gobolka Togdheer Oo Ay Udirayaan Meherka Sxbkood Wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) Iyo Marwadiisa Khadra Maxamed Ayaanle

Hanbalyo Hanbalyo Meher Wacan


  • Wariye Yusuf ibraahin warsame (Ilkacase)
  • Wariye Abdalla Abu Xaniifa
  • Wariye C/maalik Muuse Coldoon
  • Wariye Mustafe cismaan C/raxmaan (Mustafe Teacher)
  • Wariye Maxamed Cilmi Xassan (Shiine )
  • Wariye C/risaaq Faarax C/laahi (Nakruuma)
  • Wariye Cali Daahir Maxamed Boos
  • Wariye C/raxmaan Aburaas
  • Wariye Maxamed Ibraain Xasan
  • Wariye Shaafici Mohamed Ibraahim
  • Wariye Maxamed Maxamed Cawed
  • Wariye Basiir Ibraahin
  • Wariye Cabdi sitar sabri
  • Wariye Axmed Aadan yuusuf,
  • Wariye Mahad  Faarax C/laahi

Dhamaan Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Waxay Hanbalyo Meher Wacan U Dirayaan  Sxbkood Wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) Iyo  Marwadiisa Khadra Maxamed Ayaanle Oo Maanta Meherkoodu Ka Qabsoomay  Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag gaar ahaan Hotel  Golis Ceerigaabo.

Suxufiyiinta kala duwan ee ka hawl gala laamaha Warbaahinta Gobolka Togdheer ayaa  oo aad ugu farxay  Meherka Saaxiibkood  Wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) iyo Marwadiisa Cusub  Ee Khadra  Maxamed Ayaanle  ayaa ilaahay uga baryey inay  noqdaan labadii  Isku Waara ubad kheyr qabana kala hela  Caafimaad iyo Bash bash iyo Barwaaqana ku Waara  Waxaana ay ugu Ducaynayaan Ducadii Rasuulka (CSW) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA JAMACA BAYNAKUMAA FILKHYERY AW BILKHEYR .

Exit mobile version