Hargaysa(Wajaale News):-Waxaa Tacsi Diraya Taliyii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilahi Iyo Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe waxanay tacsi uga dirayaa dhamaan eheladii iyo qarabdii iyo qoyskii uu ka baxay marxuun maxamuud aw siciid geedi waxanay shacbiga reer somaliland iyo umada kale musliinta ahba in uu ilaahay naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qarabadkii uu kaxayna samir iyo imaan sadiqa kasiiyo aamin aamin aamin…….
Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane