SIYAASIYIIN AQOON YAHAN DHAMAAN WAXAY TACSI UDIRAYAAN GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID MARXUUM (QAYBE)
1; AXMED SANDOON XASAN
2;GARYAQAAN XASAN AW AXMED MAXAMED
3 ;ANWAR MAXAMED CIGE
4; MAXAMED ODOWAA CIGAAL
5; axmed xaaji cabdilaahi (Ansari)
6;maxamed ismail xuseen (masmas)
7;axmed aw yuusuf xasan
8;maxamuud xuseen faarax (xamari)
9; yuusuf jaamac xirsi
10; maxamed axmed ismail (ceergaabo)
DHamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan dhamaan shacabka Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee kutimid MARXUUM AXMED MAXAMUUD AADAN QAYBE
Oomaanta ku geeriyooday magaalada hargaysa gaar ahaan waxay tacsidaa u dirayaan qoyskiisi iyo qaabadiisii
IN ILAAHAY NAXARIIS JANO KASIIYO INGANA SAMIR IYO IIMAN INAGA SIIYO
AAMIN AAMIN