WAJAALE NEWS

Qaybtii 3Aad Ee ku saabsan digninta shacabka loo soo ban dhigaayo .

mail.google.comGoobto waa Hargeysa fooqa Ina afdiinle 2) June waxaana lagu dhacay dad fara badan oo qurba jooga ah ninka sheegta Inuu dadka wabsite u sameeyo ayaa dhacay.

Waxaanu salaamayna dhamaan shacabka afka somaliga ku hadla Iyo Kuwa dhacan ee lacagtoodii lagu dhacay Hargeysa fooqa Ina afdiinle dabaqa sare waxaad ku arki magaca ilays oo sheegta Inuu dadka wabsite U sameeyo waa nin reer xamara waxaa uu I jooga shaqoooyin fara badan Hargeysa gudaheeda.

Waxaan la dhacay dad kor u dhaafay 46 qof oo ku kala nool wadamada Hindia Pakistan uk Norway Sweden Canada USA Iyo ETC.

 

Ninkan sheegtay Inuu Tahay shirkad samaysa wabsite ayaan Waxaba ka jirin ee tuug ah waxaanu dadka ku soo dhaweeya af macaan oo marka uu ka helo lacagta u qabto madaama dadka uu dhacayaa joogin dalka gudihiisa waxaa uu Isku dayaa Inuu lacagta heli marka uu helana beentii uu sheegay ayaa soo baxda .

 

Magac Cabdiraxaan Sheekh Axmed ( Kumi yare) ayuu sheegta Lakiin laga Yaaba in magac kale la dhaho .

 

Meesha uu ku nool yahay waa Hargeysa somaliland oo uu ku joogo si Dhuumasho ah oo aanu haysan wax visa ah waxaanu noo sheegay Inuu ku nool yahay Somalia oo aanu u bahnayn visa waa sida uu hadalka u dhigaye Hargeysa uma aqoonsana somaliland ee Somalia ayaan jooga ayuu ku yidhaahda qurba jooga uu sheego Inuu yahay website designer waxaanu u sheega hadalo kala gadisan sidoo kale waxaa uu magacooda isticmaala rag kale oola jooga  magaalada   oo ay Wada qaadhabtaan.

 

Wadanka Somaliland waxaa uu yimi mudo hada laga joogo xooga sagoo ku yimi qaxoonti qaab reer Waajid nimo ah.

 

Hadaba full history ayaanu idiin soo gudbin doona hadii alle idmo ee la soco qaybta 4 aad .

 

Mahamed yasiin .

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter Abdiqadir Abdiraxman Habane

Exit mobile version