aamina walis maxamuud jirde ayaa maalinta bari u socdaali doonta magaalada togwajaale sida ay noo xaqiijiyeen ilo xogogaalihi ayaa waxaa lasheeyaa in safarka marwada jamuuriyada Somaliland daaran yahay dhagaxdhig xarun caafimaad arintan ayay reer wajaale khaati kataagan yihiin waxaana hore loo dhagax dhigay sedex jeer oo hore. wali wax kafulayna majiraan mudada sedexda sano ee xukuumadani jirtay ayaa gobolka gabilay waxba aanay kaqaban dhagax mala awaala mooyaane arinta ayaa umuuqata mid bulshada reer wajaale aad uga dhacaysan yihiin buuqasho aan wax qabad lahayn oo daashatay cadhadan ayaa laga yabaa bari in ay aamina walis kala kulanto wajigabax. Iyo mudaharaad dadku kala horyimaadaan
Hadaba wariyaha noo jooga wajaale ayaa noo cadeeyay in magaalada ay kajirto is abaabul laga hortagayo cidkastoo xukuumada kasocota ayna horyaalaan dhagaxaan tii hore ee ay dhigeen oo ay ciidu aastay.
Isku soo wada duuboo bulshada kudhaqan gobolka gabiley ayaa kadaashay dhagaxdhiga beenta ah ee xukuumada silaanyo oo ay tacab badan galiyeen xiligii uu macaaridka ahaa Ayaan marnaba u hagarbixin wax kaqabashada gabiley. Hagardaamo mooyee safarka aamina walisna wuxuu lamid yahay kuwii looga bartay dawladan
WAJAALENEWS.COM
WAJAALE OFFICE
WAJALENEWS@GMAIL.COM