Mali (Wajaale News):- Hogaamiyihii afganbigii milatari ee dalka Mali sanadkii hore ka dhacay General Amadou Sanogo, ayaa laga taxaabay gurigiisa oo ku yaalay caasimadda dalkaas, waxaana lagu eedeeyay danbiyo kala duwan oo uu ka galay dadka reer Mali, kuwaas oo ay ka mid yihiin, dil iyo af duub.
Ninkan oo sadex xidigle ahaa markii uu hogaamiyay koox ciidamo ah oo talada dalkaas afganbi kula wareegay ayaa isku magacaabay madaxweynaha ama hogaamiyaha dalka, hasa yeeshee waxa guul daro
Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Reporter:Abdiqadir Abdiraxman Habane