|
|||||
WAJAALE NEWS
Xeer-ilaaliyaha Cusub Ee Gobolka Gabilay Oo Xilkii Si Rasmi Ah Ula Wareegay
October 11, 2013 - Written by Wariye:
Xeer-ilaaliyaha Cusub ee xilka la wareegay Mr. Yuusuf Biixi Maxamed ayaa sheegay inuu hore uga soo shaqeeyey Gobolka Saaxil, isagoo xusay in Gobolka Gabilay uu ugu yimi dhallinyaro garsoorka ku jirta, waxaannu u soo jeediyey in haddii ay guulaystaan ay dhallinyaradu guulaysatay, hadday fashilmaana dhallinyarada ceebtaasu u imanayso, waxaannu ballanqaaday inuu caddaalad ku hoggaamin doono xafiiska Xeer-ilaalinta. Hargeysa Office Wariye: Abdiqadir Abdiraxman Habane Related posts:DAAWO ; “Dalkan Anakaa ka Xukuumada Axmed Siilaanyo Ayaa ka Madaxwayne ah Waa Madaxwayne Sifo Shar... Daawo:Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Mr.Baashe Cali Jaamac Oo Kashifay Cida Cuntay Marshuucii B... Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale oo Canbaareyay Sida Waxashnimada Leh ee Xukuumadu Xabada Nool ula ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|