WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Dibada Somaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Caawa La Kulmi Doonta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Canada Gar ahaana Toronto

foosiya xaajiToronto(Wajaale News)-Wasiirka  Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaacaawa Kulan balaadhan la qaadan doonta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Wadanka Canada  gaar ahaana Toronto, iyadoo Wakiilada Safaarada Soomaaliya ee Dalka Canada ayku wargalinayaan Dhamaanba Xubnaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee daneyneya KulankaWasiirku in ay habeenimada Caawa ah kasoo Qeyb gali karaan Kulankaasi.

Xubno kamid ah Wakiilada  Safaarada Soomaalida ee dalka Canada oo lasoo Xidhiidhay Shabakada Wararka  Hadhwanaagnews waxa ay ku wargalinayaan Dhamaanba Soomaalida dalka Canada gaarahaan Toronto kulanka Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji

Aadan, iyagoo ugu wargalinaya habeenka Caawa ah si aanay Fursadani u dhaafin.
WasiirkaArimaha Dibada Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo hada ku sugan dalka  Canada Waxey dhawaan soo martey Wadanka Mareykanka.

Wajaale News
Hargaysa Office
Please Contact wajalenews@gmail.com

Exit mobile version