WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah Maayirka Gobolka Gabiley Oo Weerar Xoog Leh Ku Haya Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaaraka Wadooyinka

DSC01802Hargaysa (Wajaale News):-maayirka gobolka gabiley oo weerar xoog leh ku haya dadka danyarta ah ee ku ganacsada agagaaraka wadooyinka maalin ay dadku somanayeen maayirka gabiley ayaa awood u adeegsaday ganacsatada yar yar ee ku hareeraysan wadooyinka iyadoo ahayd maalintii loo diyaargarobayay ciidul arafa,

taasi oo dadka loo gaystay in xoog lagaga raro wadooyinka iyodoo aan loo kala eegayn ganacsi yaryar iyo mid waynba magaalada gabiley ayaa waxaad ka dereemaysaa kacdoon xoogleh oo loogu diyaar garoobayo sidii dibad bax qorshaysan looga dhigilaha gobolka gabiley dawlada hoose ee gabiley ayaa aan ku guulaysan inay ka uruuriyaan qashinka dadka danyarta ah ee ay baabiyeen oo magaalada dhaxdaadsan dawlada hoose ee gabiley ayaa ka amarqadanaysa dawlada sare .


hadaba dawaynaha ku dhaqan gobolka gabiley oo aanu hadka telephonka kula xidhiidhnay ayaa aad ugu cabanaya sida bilaa naxriista ah ee ay ula dhaqmayaan     waxana hadaldoodii kamida sidan: Hooyo ifraax , aad baan ugu xumahay burburka ay noo gaysteen dawlada hoose imaanu lahay dawladiini ayaa sidaas iniila dhaqmidoonta oo iyadoon wargalin idinsiin marquda ciidan iyo baabuur idin dulkeenidoonta

sidoo kale waxa isna aan laxidhiidhnay Aabo  Cali oo isna kawaramaya waxana hadaladiisi kamida ‘burburka naloo gaystay ka hadhimayno hadii arintaa madaxwaynuhu wax ka qabanwaayo cidna ilaalinmayso nidaamka dawlad nimo maayirkuna ma taliyo dawlada dhexe  ayaa u soo yeedhisa hadba waxa uu ka filanayo haday tahay baa,in .


si kasteba ha ahaate waxa isasoo taraya in dadwaynu aad ugu cadhoodan burburka loo gaysto qaybo kamid ah bulshada reer gabiley madadii ay haysay xukuumad siraanyo ayaa gobolka gabilay oo ahaa gobolkii kulmiye aadka ugu suntanaa ayaa aan wax ku soo kordhin inay baabiyan aan wax u qaban
WIXII XOG AH EE KA SOO KORDHA KALE SOCO WAJAALE NEWS

Wajaale News
Hargaysa Office
Info wajalenews@gmail.com
Repoter Abdiqadir Abdiraxman Habane

Exit mobile version