|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Maayirka Gobolka Gabiley Oo Weerar Xoog Leh Ku Haya Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaaraka Wadooyinka
October 18, 2013 - Written by Wariye:
taasi oo dadka loo gaystay in xoog lagaga raro wadooyinka iyodoo aan loo kala eegayn ganacsi yaryar iyo mid waynba magaalada gabiley ayaa waxaad ka dereemaysaa kacdoon xoogleh oo loogu diyaar garoobayo sidii dibad bax qorshaysan looga dhigilaha gobolka gabiley dawlada hoose ee gabiley ayaa aan ku guulaysan inay ka uruuriyaan qashinka dadka danyarta ah ee ay baabiyeen oo magaalada dhaxdaadsan dawlada hoose ee gabiley ayaa ka amarqadanaysa dawlada sare .
sidoo kale waxa isna aan laxidhiidhnay Aabo Cali oo isna kawaramaya waxana hadaladiisi kamida ‘burburka naloo gaystay ka hadhimayno hadii arintaa madaxwaynuhu wax ka qabanwaayo cidna ilaalinmayso nidaamka dawlad nimo maayirkuna ma taliyo dawlada dhexe ayaa u soo yeedhisa hadba waxa uu ka filanayo haday tahay baa,in .
Wajaale News Related posts:Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Xoojinayso Isticmaalka Dekedaha Gobolka Ee Ta Somaliland Ka Mid T... Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Oo Lagu Diley Qarax Miino Iyo Madaxda Somaliya Oo Ka Ha... Madax-dhaqameedka AYUUB Oo Madaxweynaha Ku Bogaadisay Inuu Golaha Wasiirradaku soo daray Beeshooda COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|