|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH; Haweenkii Ugu Tirada Badnaa Oo Hada Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Iyo Ururka Qaran Ee Now Ee Gobolka Gabiley .
May 16, 2017 - Written by Editor:GABILAY(WAJAALENEWS) WAXAA HADA SHIR JARAA,ID OO AYKU QABTEEN MAGAALADA GABILEY KU SHAACIYAY IN AY ISKA CASILEEN XISBIGA KULMIYE IYO URURKA NOW EE HEER QARAN EE MAGAALADA GABILEY KU SHEEGAY HAWEENKII UGU TIRADA BADNAA EE ISKA CASILA URURKA NOW IYO XUBNIHII AY KA AHAAYEEN XISBIGA KULIYE
https://youtu.be/kYYBNCRrUQY
UGU HORAYN WAXAA ISCASILAADAN KA HADASHAY MARWO; SAHRA MAXAMED OO IYADU UGU HORAY KA HADASHAY AYAA TIDHI WAXAN HALKAN ISKUGU NIMID INAAN GABI AHAABN ISKA CASILNO URURKA NOW OO AANU KAMID AHAYN IYO XISBIGA KULMIYE RUNTII IMIKA WAXBA SHEEGIMAYNO BALSE WAXAAN CADAYNAYNAA IN AAN GABI AHAANBA ISKA CASILAY NOW IYO KULMIYEBA SIDOO KALE WAXAA IYANA HALKAA KA HADASHAY MARWO NAFIISA XAAJI MAXAMED OO TIDHI “ANAGA OO SIDAA AY SAHRI SHEEGTAY HADAANU NAHAY URURKA NOW IN AANU ISKA CASILNAY XUBINIMADAYADII CAAWA OO BISHU TAHAY 16 SIDAA AY SAHRI SHEEGTAY WAXA AANU ISKA CASILNAY URURKII IYO XUBNTII AANU KAGA JIRNAY URURKA QARAN EE NOW IYO TII XIBIGA EE KULMIYABA LABADABA ANAGOO AAN CIDNA FADEEXADAYNAYN CIDNA DHIBAATO U GAYSANAYAN,CIDNA AAN WAXBA KA SHEEGAYNIN HALKII AANU ISKU GARANO ANAGA AYAA GADAAL KA SOO SHEEGI DOONA INSHA ALAAH”. ANIGA OO KA MID AH XUBNAHAN WAXAN HALKAN KA CADAYNANAA IN AANU ISKA CASILNAY XUBINIMADII URURKA QARAN EE NOW IYO KII XISBIGA KULMIYABA SOBOBA NOO GAARA ANAGA AWGOOD CIDNA MA FADEEXADAYNANO CIDNA MA CEEBAALAYSANANO HALKII AANU KU BIIRANANA WARKAY KA CADAAN INSHA ALAAH HADII ILAAHAY YIDHAAHDO ANIGA OO KU HADLAYA AFKA XUBNAHAN OO KA TIRSAN URURKA NOW EE GOBOLKA GABILAY AYAANU XUBINIMADII IYO KA MID AHAANSHIHIIISII XISBIGA KULMIYE KAGA BAXNAY. WAXAA IYAGUNA GOOBTAA KA HADLAY XUBNO KALE OO SIDAAS SI LA MID AH U SHAACIYAY IN AY KA HULEELEEN XISBIGA KULMIYE IYO URURKA NOW SI KASTABA HA AHAATEE WAA MARKII U HORAYSAY EE HAWEEN CUDUDAN LIHI AY ISKA CASILAAN URURKAN HEER QARAN EE NOW IYO SIDOO KALE XISBIGA KULMIYE. DHAWAAN FILO MUUQAALKA WARKAN
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|