WAJAALE NEWS

War Dag Dag: Ah Maayirka Gabiley Ayaa Xabsiga U Taxaabay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Xildhiban Xasan Axmed Maxamed(Xasan Dhagjar)

Hargaysa(Wajaale News):-maayirka gabiley ayaa xabsiga u taxabay xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee caasimada gabiley . maayirka gabiley ayaa xabsiga u taxabay xildhibaan ka tirsan golaha degaanka ee gobolka gabiley xildhibaan Xasan Axmed Maxamed(Xasan Dhagjar)

ayaa saka xabsiga u tababay xildhibaan arintan ayaa ah mid baalmarsan sharciga horena ugu dhicin jamuuriyada somaliland sobobtoo ah xildhibaanku wuxuu leeyahay xasaanad taasi oo dhigaya in aan la xidhin karin ilaa xasaanada laga qaado ama uu ku jiro fal dil ah hadaba waxay warar xogaal ahi sheegayaan in cidka tirsan bulshada ay soo booqato xataa xildhibanada dhigiisa ah

ma,aha markii ugu horaysay ee xildhiban xasan dhagjar falkan oo kale lagula kaco marhoena waxa gacan saaray ciidamo police ah oo uu soo diray maayirku unagaysteen dhawacyo xoog leh oo loo dhigay dhakhtarka ilaahada lamahayo colaada maayirka ku ka liftay falalka uu kula kacay xildhibaan xasan dhagjar .

waxa wararka qaar sheegayan in maayirku u anaynayo calaad xildhibaan xasan dhagjar ayaa ah in uu ka soo horjeedo xilkayga. arintan ayaa cadaynaysa aqoon la,aanta golaha deegaanka ee gabiley oo aan garanayn cida awooda xafhiga masuul lasodoortay waxayna ceeb ku tahay Gobolka Gabiley iyo guud ahaanba Jamuuriyada Somaliland Hadaba

Wixii Wararkaas Ka Soo Kordha Kala Soco Wajaalenews.net

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Info;wajalenews@gmail.com

Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane

Exit mobile version