WAJAALE NEWS

Hambalyo Aroos Wacan Dhamaan Dadka Kala Jooga Dalk Gudihiisa Iyo Dibadiisa Waxay Taaniyad Aroos U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Xamse Xasan Muuse Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen Oo Aqal Galkoodu Ka Dhacay Magalada Lodon 17/10/2013 Waxayna Leeyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado

taaniyada aroos wacanHambalyo Aroos Wacan
Waxaa diraya Adeero maxamuud muuse kaahin iyo hooyo saado yuusuf carte iyo dhaman caruurtooda oo kala ah maxamed maxamed maxxamuud  muuse ,asma maxamed maxamuud muuse,khaden maxamuud muuse, warda maxamuud muuse,mahad maxamuud muuse,hoodo maxamuud muuse,c/naasir maxamuud muuse ,cabdale maxamuud muuse , ilyaas maxamuud muuse, raxma maxamuud muuse, iyo ismaacilmuse kaahin iyo hooyo raaxo cali xaashi, iyo caruurteda oo kala ah nuux ismaacil muuse ,shugri ismaacil muuse, bilaal ismaacil muuse ,mataanuhu waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqorka iyo boqorada xamse Xamse Xasan Muus Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen oo Arooskoodu Kadhacay Magalada Lodon taarikhdu markay ahayd 17/10/2013 waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nagaado Aamin Aamin Aamin…..

Hambalyo Aroos Wacan
Waxaa diraya dadka kala ah Ayeeyo ugaaso quule warsame Edo faadumo muuse kaahin,Edo fihiima muuse kaahin ,iyo Aabo maxamed c/laahi axmed iyo caruurtiisa oo kala ah luqmaan maxamed c/laahi ,cimraan maxamed c/laahi ,rayaan maxamed c/laahi ,ruwayda maxamed c/laahi,iyo Edo caasha muuse kaahin , Aabo cabdi maxamuud maygaag  , iyo caruuurtiisa oo kala ah umniya cabdi maxmuud,yacquub cabdi maxamuud,Dhamaan dadkaasi meel kasta oo ay kala joogaan waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqorka iyo boqorada Xamse Xasan Muus Kaahin Iyo Nimco Axmed Cali Xuseen oo arooskoodu ka dhacay magalada Lodon ee cariga ingiriiska taarikhdu markay ahayd 17/10/2013 waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nagaado Aaamin  Aaamin Aamin……..
Sidoo Kalena waxa hambalyo taas lamida ayaa waxa diraya diraya maamulka shabakada Wajaalenews iyo shaqaalaha ka hawlgala   oo uu ugu horeeyo yuusuf jaamac xirsi ,wariye : Abdiqadir  Abdiraxmaan Habane iyo dhamaan hawl wadeenada shabakada wajaalenews.com

Hargaysa Office
Wajaale News
Info;wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir  Abdiraxmaan Habane

Exit mobile version