|
|||||
WAJAALE NEWS
Idaacadii Waynayd Ee Radio Hargeysa Oo Hawada Ka Maqan Maalintii Sadexaad
September 10, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News) waxa hawada ka maqan maalintii saddexaad idaacadii waynayd ee radio hargeysa iyadoo baryahanba hawada ka maqnayd balse ay qarinayeen masuuliyiinta wasaaradda warfaafintu cilad wayn ayaa ku timi idaacadda waxaanay hawada ka maqantahay maalintii saddexaas idaacadan oo ahayd tii madaxwayne siilanayo xadhiga ka jaray islamarkaana uu ku darsaday waxqabadkiisa ayaa maalmahanba hawada ka maqnayd ilaa hadana la garan la’yahay xalinta ciladeeda sida ay sheegeen ila wareedyo ka agdhaw wasaaradda warfaafintu waxa hada shaqaynaysa qaybta FM-TA ee hargeysa iyo nawaaxigeeda waxaase hawada ka maqan oo ciladaysan idaacadii waynayd e radio hargeysa ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay masuuliyiinta iadaacadda oo sheegaya halka ay ka ciladaysan tahay idaacadu
Wajaale News Office Hargeysa/Somaliland Related posts:BAHDA WAJAALENEWS IYO ASXAABTANI WAXAY HANBALYO IYO BOGAADIN UDIRAYAAN MEHERKA MAXAMED CABDI JAAMAC ... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Ka Warbixiyey Kulan Uu La Yeeshay Wefti Ka Socda Midaw... Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Mawqifka Ka Qaatay Arimaha Doorashada, Sheegayna In Ay Soo Magacaabayaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|