Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Hirgalisay Nidaam Online Ah Oo Masuuliyiinta Xukuumadu Ku Wada Xidhiidhayaan!
April 6, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa maanta daah furay barnaamij qaab online ah golaha xukuumada kuwada yeelanayaan shirarka