WAJAALE NEWS

Daawo Cajalad Ka Mid Ah Waxyaabaha Kacdoonada Abuuray Eey Ku Kacdo Marwada Kowaad ee Dalka Aamina Waris

aawo Cajalad Ka Mid Ah Waxyaabaha Kacdoonada Abuuray Ee Ka Dhaca Maadaxtooyadeena

Hargysa,(Wajaale news)- Waxyaabaha kicitaanka iyo guuxa shicibka Somaliland maanta ka taagan abuuray waxa qayb ka aha boobka iyo dhaca ay marwada kowaad ay dalka ku hayso ee ay xafiiska samaflka uga dhex furatay madaxtoo9yada dhexdeeda taasi oo lagu lunsado raashinka loogu talo galay agoomaha iyo danyarta iyo dadka tabaalaysan, waxa ayaan daro ah in maanta Aamina Buuro ay laba aqal ka jeexatay lacagtii markabkii raashina ee dalka Cumjaan ay ku caawiyeen dadka danyart ah xaga Amina Gaabana ay UK aqalo ka iibsatay, hadba boobkaasi ka sokow waxa dadkii kiciyay tumashada iyo tamashlaynta iyo qoob ka ciyaarka xoolihii danyarta iyo cashuurtii dumarka suuqyada tamaandhada ku iibiya laga soo guro, dabadeedna ay marwada koowaad ku kibirto oo ku tumato daawo cajaladani waa mid ka mid ah kacdoonada dadweynaha oo sababi doona in guriga loogu galo hadii ayna sidan waxba ka bedelin.

 

 

HOOS KA DAAWO :

 

 

WAJAALE NEWS DESK

 

HARGEISA OFFICE

Exit mobile version