waa hees wadani ah waxaanan u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo isagu ah Wadaniga Dhabta ah?
Hargeysa (WJN) – Fanaanka Caanka Ah ee Nuur Daalacay ayaa markii ugu horeysay Madal Gole Ka Fool ah ka sheegay in Uu Heesta Wadaniga dhabta ay ugu talo Galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Nuur Daalacay oo ka mid ah fanaaniinta ay ku dhaataan Shacabka Reer Somaliland oo xalay ka qayb galay Sanad guuradii Saddexaad ee Ka soo wareegtay Markii Xukuumadda Uu Gadh Wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo taladda wadanka la wareegtay uu fariin u diray Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, kaas oo

uu ka codsaday in heestaasi aanay u qaadan baraarujinta shacabka wakhtiyadda ay ololaha ku jiraan, waxaanu yidhi
Waxa Aan Leeyahay Xisbiga Wadani Heesta Wadaniga Dhabta hala ii daayo, waayo maaha Hees Siyaasadeed, waa hees wadani ah waxaanan u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo isagu ah Wadaniga Dhabta ah? ayuu yidhi
WAJAALE NEWS OFFICE
Wajaale Office