WAJAALE NEWS

Daawo Video Madaxweyne Silaanyo iyo balanqaadkiisii ahaa in Kalluunka Loo Dhaqo Sida Xoolaha+ sheegashada waxqabadka beenta ah + nacaybshaha dadwaynuhu xukuumadiisa u qabaan haatan

Akhristayaasha :Waxaanu maalin walba halkan idiinku soo gudbindoonaa Qoraalo & VIDEO Cadaynaya Balanqaadyadii beenoobay ee madaxwaynaha haatan dalka haysta axmed maxamed maxamuud silaanyo Intii uu Kursiga Hayay Ilaa Campaignkiisii doorashadii 2010 kii Umaddu ku Hungawday Kalasoco Wajaalenews :

 

Daawo Video  Madaxweyne Balan Qaadkaagii ahaa in Kalluunka Loo Dhaqo Sida Xoolaha Maxaad Ka Qabatay Mudane Madaxweyne ?

Exit mobile version