Aabo Sheekh Xasan Axmed Xasan.
Hooyo Xabiiba Cumar Dagaal
abdisalam abiib Hassan
Yuusuf jaamac maxamed
maxamed xuseen nuur
Ahmed Gadhoodhle
iyo dhamaan bahwaynta saxaafada ee jamhuuriyada somaliland
Dhamaanba dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Wariye Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Axmed Iyo Marwadiisa Xamda Maxamed Daa?uud oo uu maanta Meherkoodu ka dhacay Hoteel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqdii labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin.