WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Wariye Lagu Toogtey Goor Dhawayd Magaalada Kismaayo Iyo Maamulka Axmed Madoobe Oo Lagu Xidhiidhinayo

breakin-news

Hargeisa (WJN) Wararka ka imanaya  magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la   toogtey wariye Cabdirisaaq Jiijiile oo ka  hawlgala Radio Kismayo.

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya xaaladiisa, wararka qaar ayaa sheegaya in   uu noolyahay oo uu dhaawac yahay.

Halka Wararka Qaarka Ay Sheegayaan In uu Geeriyooday Balse  Goob Joogo Aan La Xiriirnay Xiliga La Weeraray Wariyaha oo Naga Codsaday In aan Magaciisa Shaacin ayaa Sheegaya In Maleeshiyada Wariyaha Weerartay In ay Yihiin Istaafka Siyaasiga Axmed Madoobe Sidoo kalena Dilka Wariyaha ayaa Yimid Saacad Kadib Markii Xubin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya uu Waraystay

Wixii Ku Soo Kordha Kala Soco Wararkeena Dambe Haduu Alle Idmo

Wajaalenews.net

Exit mobile version