WARAR
-
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Ka Warbixiyay Tirada Dadka Ajaanibka Sharci Darada Kusoo Galayay Dalka Ee Ay Dib Uceliyeen.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka maroodi jeex cabdirashiid ayaa ka warbixiyay talaabooyin ay ciidamada laantu qaadeen la xidhiidha sidii dalka looga saari lahaa dadka sharci darada kusoo galay ee qaxoontiga ah iy...
Thursday, September 1, 2022
-
Dallada Ay Ku Midoobeen Hay’adaha Ka Hawl-gala Somaliland Oo Beeniyey War Si Khaldan Looga Faafiyey.
HARGAYSA(W,N)-Dalada ay ku midoobeen Haayadaha ka hawlgala Somaliland ee “Somaliland NGO Consortium” ayaa beenisay war si khaldan loo turjumay oo lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kaasi lagu sheegay in ay habl...
Wednesday, August 31, 2022
-
“Runtii Waan Ku Hambalyaynaa Dhalinyarada Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada, Ee Hablihii Ka Bateen Inamadii”Maamulaha Dahabshiil
HARGAYSA(W,N)-Maamulka Guud ee shirkada Dahabshiil Group cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa bogaadiyay dhalinyaro tiro badan oo ka qalin jabisay jaamacada hargaysa qaybaheeda kala duwan
Idoo kale maamulka shirkada dahabsh...
Wednesday, August 31, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ee Khilaafka Dalka!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay soo jeedimihii iyo talooyinkii ay khilaafka siyaasadeed haatan taagan kasoo jeediyey xubnihii ganacsatada ahaa ee is xilqaamay, waxana uu ka difaaca...
Wednesday, August 31, 2022
-
Dawlada Itoobiya Oo Duqaymo Cusub ka Fulisay Magaalo Madaxda Gobolka Tigrey Ee Maqale
MAQALE(W,N)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya iyo ciidamada tigray ayaa hada dib ubilowday iyadoo dawlada itoobiya diyaarado ku duqaysay caasimada maqale halka ciidamada TPLF Ay qabsadeen gobolo cusub oo kamid ah gobolka axmaar...
Wednesday, August 31, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loogu Fooladeeyey 1,419 Arday Oo Ka Qalinjebiyey Jaamacadda Hargeysa.
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalinjebinayeen 1,419 (Kun, Afar boqol iyo sagaal iyo toban) arday oo sannadkan ka baxday Ja...
Wednesday, August 31, 2022
-
DAAWO;-Shacabka Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Qashin Buux Dhaafiyay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay maamulka degmada oo ay sheegeen in ay noqdeen kuwo fadhiid ah islamarkaana uu qashin xanuuno sobobi kara uu buux dha...
Tuesday, August 30, 2022
-
Sheekh Almis Oo Ka Hadlay 5 Arimood Oo Keena Khilaafaadka Iyo Sida Ay Waajibinayso Diinta Islaamku In Lagu Kala Baxo!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay arimaha keena khilaafka bulshada amaba madaxda umada Hogaamisa iyo Sida ay waajibinayso diinta islaamku iyo Kitaabka Alle in lagu kala ...
Tuesday, August 30, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Talaabo Laga Qaado Haayado Fadeexadeeyay Hablaha Somaliland.
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Talaabo Laga Qaado Haayado Fadeexadeeyay Hablaha Somaliland. Taasi oo lagu daabacay mareeg kasoo baxda dalka ingiriiska
https://youtu.be/Ly67CVTr0P4...
Tuesday, August 30, 2022
-
Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Ka Hadlay Warbixin Lagu Daabacay Wargays Kasoo Baxa Ingiriiska Oo Hablaha Reer Somaliland lagu Fadeexadeeyay, Sheegayna In Si Khaldan Loo Turjumay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Buxane ayaa ka hadlay warbixin lagu daabacay mareeg kazoo baxda dalka ingiriiska taasi oo lagu isticmaalay sawir hablaha Somaliland ah islamarkaana lagu sheegay in hablaha ree...
Tuesday, August 30, 2022
-
Shirwaynaha ICTga Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Boorama.
HARGAYSA(W,N)-Shirwaynihii 4Aad ee ICTga Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland.
HALKAN KAGA BOGO WARK...
Tuesday, August 30, 2022
-
Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha jsl oo Duray Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada, Sheegayna In 5kamid Ahi Yihiin Xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka Abniga ee Wasaarada arimaha gudaha somaliand cabdilaahi oo waraysi lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay xadhiga xukuumadu kula kacday qaarkamid ah madaxdhaqameedka kuwo kalena ay ku dabo jirto
Si...
Tuesday, August 30, 2022
-
DAAWO;- Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen Been Abuur Iyo Khiyaamo Sumcaddooda Iyo Ta Dalkaba Meel Kaga Dhacaysa.
Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen Been Abuur Iyo Khiyaamo Sumcaddooda Iyo Ta Dalkaba Meel Kaga Dhacaysa.
Sidoo kale falkan hablaha ay ku samcad dileen haayadaha qaar...
Monday, August 29, 2022
-
Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Abni Oo Ay Ka Sameeyeen Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa sameeyay hawlgalo abni oo lagu baadhayo gaadiid kuwaasi oo kor loogu qaadayo ilaalinta abniga.
Taliska ciidanka booliska ee gobolka togdheer ayaa ka warbixiyay hawlgalada...
Monday, August 29, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariicda Ay Dawlada Hoose Ka Fulisay Gudaha Magaalada Boorama.
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo safar ku jooga magaalo madaxda gobolka Awdal ee boorama ayaa kormeer kusoo maray mashariicda ay dawlada hoose ee boorama ka wadao degmada isagoo ku amaanay sida...
Monday, August 29, 2022
-
Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub Oo Lagu Xidhay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa maanta Magaalada hargaysa ku xidhay suldaan ibraahim suldaan sulub Oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland gaar ahaan Suldaanka beesha xuseen abokor {sacad muuse” kaasi oo sida Wiil uu dha...
Monday, August 29, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barkacayaasha Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Iyo Aragtida Xisbiga Kulmiye.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) oo katirsan gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa k hadlay talo soo jeedintii ay gudida ganacsatadu kazoo saareen muranka d...
Monday, August 29, 2022
-
Dadka Leh Dhismayaashii Ku Gubtay Suuqa Waaheen Oo Sheegay In Aanay Anfacay Nashqada Loosoo Diyaariyay In Loo Dhiso.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah adkii dhismayaashoodu ku gubteen suuqa waaheen ee magaalada hargaysa oo maanta kulan la qaatay gudida gacanta ku haysa dib udhiskiisa ayaa sheegay in aanay ucuntamay nashqada ay soo bandhigeen in loo dhi...
Monday, August 29, 2022
-
Khilaafka Dhex Qarxay Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Agaasimaha Wasaarada Oo Sobobay In Wasiir Kayd Shaqadii Ka Joojiyay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland ciise kayd ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimaha guud ee wsaarada oo uu ku eedeeyay in uu wadashaqyntii wasaarada baalmaray.
Qoraal kazoo baxay xafiiska wasiirka a...
Monday, August 29, 2022
-
“Kulmiye, Wadani Iyo Ucid Kawaanka Ayay Saaran Yihiin, Waayo Dadka Ururada Furtay, Waa Dadkoogii”Siyaasi Samaale.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdicasiis maxamed samaale oo kamid ah gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay tartanka ururada ee fooda inaga soo hayso islamarkaana war war ka muujiyay sii jiritaanka xisbiyada hada oo dadk...
Monday, August 29, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Xasan Ganey Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa.
HARGAYSA(W,N)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarji iyo La-taliyihiisa saxaafadda Muniir Axmed Cigaal ayaa c...
Monday, August 29, 2022
-
Gaadhi Siday Dad Iyo Xoolo Kasoo Hayaamay Abaaraha Oo Gaadhi Kula Dhacday Duleedka Deegaanka Abaarso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay,
HARGAYSA(W,N)-Gaadhi siday qoys iyo xoolahoogii kana soo hayaamay abaaraha baahsan ee ka jira dalka Ayaa saaka aroortii hore gaadhi kula dhacay duleedka deegaanka abaarso Ee Galbeedka Caasimada Hargaysa kaasi oo sobobay khasaare i...
Sunday, August 28, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Mawqifkooga Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Ee Arimaha Doorashada.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga waddani ayaa ka hadlay sida ay xisbi ahaan u arkaan tlo soo jeedintii ay soo saareen gudida ganacsatada Somaliland ee isku xil qaantay xal uhelida khilaafka cakiran ee udhexeeya xisbiga muca...
Sunday, August 28, 2022
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Ganacsatadii Uu Ka Gubtay Suuqa Waaheen Ay Dhisan Karaan .
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland sheikh albaani oo kamid ah gudida ganacsatada dib udhiska suuqa waaheen ayaa sheegay in loo fasaxay dadkii suuqa ku ganacsan jiray in ay dhisan kranaa guryahoogii ka gubtay.
...
Sunday, August 28, 2022
-
Xukuumada Oo Siidaysay 23Hablood Oo Ku Xidhnaa Jeelka Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Xukuumada ayaa maanta dib xoriyadoodii ugu soo celiyay 23hablood oo ku xidhnaa jeelka magaalada gabiley kuwaasi oo laga soo xidhay mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku sameeyeen 11bishan
Hablahan o mudo xidhnaa jeel...
Sunday, August 28, 2022
-
Gudida Abaaraha Ee Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Koox Adeegyo Caafimaad Ufidin Doona Dadka Abaaruhu Saameeyeen!
GABILEY(W,N)-Gudida Abaaraha ee Gobolka Gabiley ayaa kala diray kooxo caafimaadk oo ka shaqayn doono sidii ay adeegyo caafimaad ugu fidin lahaayeen dadka abaaruhu saameeyeen eek u sugan gobolka gabiley gaar ahaan xoolaha oo laga t...
Saturday, August 27, 2022
-
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Biyo Diiday Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Somaliland, Kuna Eedeeyay In Ay Dalka Baabiinayaan.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horeed muj cabdilaahi iimaan dirawal ayaa ka horyimid talo soo jeedin ay arimaha doorashada kazoo saareen gudida ganacsato ah oo isku xilqaamay xal uhelida khilaafka xisbiyada mucaaridk...
Saturday, August 27, 2022
-
DAAWO;-Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Jsl Iyo Duulaano Qorshaysan Oo Lagu Soo Qaaday Qarannimada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada, abaabulka shacabkii ku dhintay mudo haraadada
Sidoo kale prof meecaad ayaa soo band...
Saturday, August 27, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ah Ee Xal Uhelida Khilaafka Xukuumada Iyo Mucaaridka
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida ganacsatada ahi kazoo saareen muranka siyaasadeed ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada isagoo sheegay in ay danta dalka u aqbalayaan
HALKA...
Saturday, August 27, 2022
-
Maayar Caasimada Hargaysa Oo Qaabiley Nin Dalka Kenya Uga Yimid Sidii Uu Isaga Bilad Ugudoonsiin Lahaa.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa soo dhaweeyay islamarkaana ka aqbalay bilad uu gudoonsiiyay nin dalka kenya uga yimid sidii uu maayarka caasimada hargaysa u abaalmarin lahaa.
https://youtu.be/ars_OSfQfuQ...
Saturday, August 27, 2022
-
Marxuum Dhawaan Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Oo Maanta La Aasay Iyo Ehalada Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.
CEERIGAABO(W,N)-Marxuum Jaamac Xuseen Tool oo dhawaan ciidamadu uu watay badhasaabka gobolka sanaag ku dileen deegaanka ceeryaan ayaa maanta aasqaran loogu sameeyay deegaanka harasheekh kaasi oo ay ka qaybgaleen ehelada marxuumka
...
Friday, August 26, 2022
-
Danab Caawa Ku Dhacay Masaajid Ku Yaala Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Uu Soo Gaadhsiiyay.
HARGAYSA(W,N)-Danab ayaa caawa Fiidkii Ku dhacay Masaajid Ku yaala xaafada Masalaha Ee Magaalada Hargaysa kaasi oo uu soo gaadhsiiyay khasaare fudud.
Imaamka Masjidka sheikh Shacaan ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha soo ga...
Friday, August 26, 2022
-
Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO Oo Ka Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Dadka Gobolka Tigrey.
HARGAYSA(W,N)-Madaxa hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in ay xanuun gaar ah ku hayso xaaladda ka taagan Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.
"Waxaan halkaas ku leeyahay qaraabo badan,...
Friday, August 26, 2022
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabato Cidii Dishay Marxuum Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH Maxamud xaashi cabdi ayaa ka hadlay marxuum dhawaan lagu diley deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag kaasi oo dadwayne ka gadoodsan qaabka loo dilay iyo cida amarka lagu diley bixis...
Friday, August 26, 2022
-
Wiil Yar Oo Fariin Qiiro Leh Udiray Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka
HARGAYSA(W,N)-Wiil yar oo dadkiisu aanay ka waynayn 7sano ayaa baaq xanbaarsan fariin culus oo ka timid caruurtada somaliland udiray muuse biixi,cabdiraxmaan cirro iyo faysal cali waraabe oo uu usoo jeediyay in ay khilaafkooda dha...
Friday, August 26, 2022
-
Wasiirada Biyaha Iyo Isgaadhsiinta Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Ceelayasha Magaalada Gabiley Laga Waraabiyo.
GABILEY(W,N)-Wasiirada wasaaradaha biyaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka wakaalada biyaha gabiley ayaa shalay galinkii danbe kormeer ku tagay ceelasha biyaha magaalada gabiley ka cabto iyo kaydka loo samayn...
Friday, August 26, 2022
-
Gudidii Ganacsatada Ahayd Ee Dhex dhexaadinaysa Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo Soo Saaray Bayaan.
HARGAYSA(W,N)-Ganacsatadii Dhex dhexaadinaysan Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo Soo Saaray War Murtiyeed iyo Qodobada Ay Ay U Arkaan Xalka Labada Dhinac:
Talo soojeedin ku saabsan doorashooyinka
Anaga oo ah ...
Thursday, August 25, 2022
-
Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Ee Maanta Iyo Nuxurka Qodobo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay!.
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii 98aad ee Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdir...
Thursday, August 25, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Urur Goboleedka Igad.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) Ayaa ka warbixyay kulan Uu Maanta la yeeshay Wefti Ka Socday Ururka Goboleedka IGAD Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!...
Thursday, August 25, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee xisbiga Waddani Oo Jeelka Gabiley Ku Booqday 23hablood Oo Ku Xidhan
GABILEY(W,N)-Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo sarakiil Xisbiga Waddani ah oo uu hoggaaminaayo ayaa Xabsiga Magaaladda Gabilay ku booqday 23-hablood oo dhammaantod dhalinyaro a...
Thursday, August 25, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|