WARAR
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Tababar Ku Saabsan Barashada Dastuurka Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Dawlada!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta daahfuray tababar kusaabsan barashada dastuurka oo loo qabtay shaqaalaha dawlada kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo ar...
Wednesday, February 22, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada Laascanood Iyo Weerarkii Saaka Lagu Soo Qaaday Ciidamada Qaranka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland cabdiqani maxamuud caateeye oo kamid ahaa gudidii wasiirada xukuumada Somaliland ee mudo ku suganaa magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee xaal...
Tuesday, February 21, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay In Ay Ku Guuldaraysatay Xalinta Xaalada Gobolka Sool.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga waddani khadar xuseen ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ku guuldaraysatay dajinta iyo xal uhelida xaalada ka taagan magaalada laascanood,
Sidoo kale xoghayaha xisbiga wadd...
Tuesday, February 21, 2023
-
“Walaalahayaga Reer Sool Waxaan Leeyahay, Waxa Iniga Qaban Yaan Qori Lagu Raadinin Ee Wadahadal Aynu Ku Raadino”Wasiirka Ganacsiga Jsl
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud xasan sacad saajin ayaa baaq udiray shacabka iyo waxgaradka ku dhaqan gobolka sool isagoo usoo jeediyay in aanay qori ku raadin waxa ay Somaliland ka tabanayaan oo ay ...
Tuesday, February 21, 2023
-
Madaxdhaqameedkii Isku Xil Qaamay Daminta Colaada Magaalada Laascanood Oo Gaadhay Gobolka Sool Iyo Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen!
CAYNABO(W,N)-Madaxdhaqameedka somaliland oo isku xil qaamay xal uhelida colaada magaalada laascanood ayaa gaadhay galabta gobolka sool
Waftigan madaxdhaqameedka ah ayaa ka hadlay ujeedada ay utageen gobolka sool iyagoo baaq cul...
Tuesday, February 21, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Magaalada laascanood ayaa saaka aroortii hore waxaa ka qarxay dagaal udhexeeya ciidamada qaarnka jsl iyo kooxo maleeshiyaadka deegaanka ah kaasi oo sobobay khasaare kala duwan.
Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha So...
Tuesday, February 21, 2023
-
Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Munaasibad lagu xusayay maalinta dhalinyarada Somaliland ee 20feerbarwari ayaa lagu qabtay magaalada gabiley taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiinta gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley.
https://youtu....
Monday, February 20, 2023
-
Fanaanad Halgamaa Shamis Qarda jeex Oo Jawaab Kululna Siisay Madaxda Somaliya Iyo Kuwa Kenya & Jig Jiga Kazoo Hadlaya Ee Fidnada ka Wada Gobolka Sool.
CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali Faarax (shamis qarda jeex) ayaa ka hadashay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagan magaalada laascanood iyagoo baaq nabadeed udiray shacabka gobolka sool
Sidoo kale fanaanad shamis qard...
Monday, February 20, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Thailand Ufadhiya Dalka Kenya!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Thailand u fadhiya dalka Kenya Sasirit Tantukrat iyo wafti ay hogaaminayso oo Somaliland u yimid sidii uga caawin lahaayeen Ci...
Monday, February 20, 2023
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo U Anbobaxay Gobolka Sool Iyo Baaqa Uu Udiray Garaadada!
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo kamid ah ergada madaxdhaqameedka Somaliland ee ubaxay xal uhelida xaalada gobolka sool ayaa baaq udiray garaarada beelaha...
Monday, February 20, 2023
-
Madaxdhaqameedka, Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay In Ay Taageersan Yihiin Ergada Nabadeed Ee Loo Diray Gobolka Sool
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka, Waxgaradka Iyo Cuqaasha beelaha Garxajis oo maanta shir jaraa,id kuqabtay magaalada hargaysa ayaa sheegay in aanay beeshooda matali gudidii maalintii shalay hadashay islamarkaana ay taageersan yihii...
Monday, February 20, 2023
-
Ma Dhab Baa In Djibouti Taageero U Tahay Jamhuuriyada Somaliland?
“Runtii waxyaabaha qaar marka aan maqlo waxa aan moodaa in Aan riyoonayo , sinaba suuragal uma aha in Djibouti wax la dooneyso jamhuuriyada Somaliland waxaana aan ku cadeynayaa;
1-Dalka jamhuuriyada Djibouti waa dalka ugu mud...
Sunday, February 19, 2023
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Wax laga Waydiiyay Muwaadin Sheegay In Guri Uu Leeyahay Oo Uu Kiro Ugu Jiro Xoog Kaga Haysto Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay?
“Muwaadinkaasi Yaasiin Cali Aadan Gurigaasi Uu Igu Haystay Isagu Malahayn, Ee Dahabshiil Ayaa Lahayd, Isaguna Wuxuu Ahaa Mulkiilihii Hore Ee Guriga”Xil. Maxamed Abiib”
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Jaamac oo kati...
Sunday, February 19, 2023
-
Hogaanka Ciidanka Booliska Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo Ee Magaalada Laascanood.
LAASCANOOD(W,N)-Hogaanka ciidanka booliska Somaliland ee gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee magaalada laascanood labadii cisho ee udanbeeyay oo uu sheegay in ay degan tahay islamarkaana aanay jirin wax madaafiic ah ...
Sunday, February 19, 2023
-
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Goob Caruurta Loo Dalxiis Gayn Doono!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan dawlada hoose Iyo wasiirka ciyaaraha iyo xubno kale oo katirsan xukuumada dhexe ayaa dhagax dhigay goob loogu talo galay in caruurta yar yar loo dalxi...
Sunday, February 19, 2023
-
Garaadada Gobolka Sool Oo War Cusub Kasoo Saaray Xaalada Laascanood Iyo Dadaalada Nabada Lagu Raadinayo!
LAASCANOOD(W,N)-Qaarkamid ah garaadada gobolka sool ee ku sugan magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyo mawqifkooga madaxdhaqameed somaliland ka socda oo ku soo waajahan.
Sidoo kale waxgaradka gobolka so...
Sunday, February 19, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda laanta socdaalka iyo maamulka gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray dhisme magaalada wajaale looga dhisay ciidanka la...
Sunday, February 19, 2023
-
Gudida Beelaha Garxajis Oo Sheegay In Aanay Qayb Ka Ahayn Ergada Madaxdhaqameedka Somaliland Ah ee Loo Diray Xal Uhelida Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargasya ayaa kasoo horjeestay qorshe xal loogu raadinayo xaalada ka taagan magaalada laascanood taasi oo loo diray madaxdhaqameedka somaliland.
...
Sunday, February 19, 2023
-
“Waxaan Taageersanahay Ciidanka Qaranka Iyo Sida Uu Taliyuhu Uga Hadlay Guulaha Ay Gaadheen”Sheekhul Axmar.
HARGAYSA(W,N)-Rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer somaliland ayaa sheegay in ka shacab ahaan ay taageersan yihiin ciidamada qaranka jamhuuriyada Somaliland ee difaaca dalka ujooga jiidaha hore iyo kuwa...
Saturday, February 18, 2023
-
Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ku Fashilantay Xalinta Xaalada Laascanood, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee magaalada laascanood isagoo sheegay in xukuumada Somaliland ku fashilantay xal uhelida xaalada gobolka sool
...
Saturday, February 18, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascanood Iyo Eedaha Ay Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga waddani ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool iyo dagaalada ka dhacay magaalada laascanood
Sidoo kale xisbiga waddani ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isagu keenay dibta ka taaga...
Saturday, February 18, 2023
-
Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Jiida Tukaraq Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Deegaanka, Beeniyayna In Ay Kasoo Guureen Tukaraq!
TUKARAQ(W,N)-Ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobolka sool gaar ahaan deegaanka tukaraq ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee nabadgalyada deegaanka.
Sidoo kale taliyaha qaybta ee ciidamada tukaraq faysal boo...
Saturday, February 18, 2023
-
Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Reer Sool Ugu Baaqay In Ay Xabada Joojiyaan, Sheegayna In Madaxwayne Biixi Dacwad Uga Gudbin Doonaan Maxkamada Aduunka!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa adag uga soo horjeestay dagaalka magaalada laascanood isagoo madaxwaynaha Somaliland ku eedeeyay in uu shacabka reer sool dhib ...
Saturday, February 18, 2023
-
“Laascanood Waa Walaalahayo, Ku Fiirsan Mayno Oo Ku Farxi Mayno Jabkooga, Oo Ilaahaybaa Nagu Og” Sh. Almis.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Muj Yaxye xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada reer Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay colaada ka taagan magaalada laascanood iyo sida ay culimo ahaan uga xun yihiin in la daadiyo dhiig...
Friday, February 17, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Magaalada Laascanood, Isagoo Dawlada Somaliland Iyo Madaxda-dhaqanka Gobol Sool Ugu Baaqay Wada Hadal.
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka maalmihii udanbeeyay ka socday magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood
Madaxwayne xasan sheikh ayaa dawlada Somaliland iyo madaxdhaqam...
Friday, February 17, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Cida Rasmiga Ah Ee Ay Kula Dagaalamayaan!
LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland S/G. Nuux Ismaaciil Taani oo ku sugan Gobolka Sool ayaa ka warbixiyay xaalada magaalada laascanood oo uu sheegay in ciidamada qaranka jsl ay kula dagaalamayaan kooxo argagixiso ...
Friday, February 17, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Tacsi Udiray Marxuum Chief Caaqil Cabdirasaaq Caqli Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE: 17/02/2023
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ...
Friday, February 17, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood, Kuna Baaqday In La Joojiyo Colaada, Arimahana Wada Hadal Lagu Dhameeyo!
“Way Adag Tahay In Laascaanood Laga Helo Warbixinno Lagu Kalsoonaan Karo, Waxaan leeyahay Colaadda Hala Joojiyo, Arrimahana Wada hadal Ha Lagu Dhameeyo..” Safiirka Mareykanka
MUQDISHO(W,N)-Safiirka Dalka Mareykanka u fadhiy...
Thursday, February 16, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Gogashii Nabadeed Ee Uu Sheegay Madaxwayne Biixi In la Dhigay Deegaanka Yagoori.
LAASCANOOD(W,N)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo si kulul ubeeniyay hadalkii madaxwaynaha Somaliland islamarkaana sheegay in aanay jirin cid lasoo xidhiidhay iyo shir lagu qabanayo deeganka Yagoore oo ay Og Yihiin
Sidoo kale g...
Thursday, February 16, 2023
-
“Reer Sool Waxaan Leeyahay Ma Jirto Wax Nabada Ka Qiimo Badan Oo Lagu Noolaan Karo”Sh. Cabdilaahi Sh, cali jawhar
HARGAYSA(W,N)-Sheekhul baladka gobolka awdal sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo kazoo qaybgalay kulankii madaxtooyada eelagaga hadlayay xaalada ka taagan gobolka sool ayaa ku baaqay in arinta wadahal lagu dayo islamarkaana bi...
Thursday, February 16, 2023
-
“Reer Sool Waxaan Leeyahay Kollay Waa La Heshiin Doonaaye, Khasaaruhu Ha Yaraado, Wada-hadalna Aynu Bilowno”Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulanka soo gunaanaday, ayaa Ugu horrayn muujiyey sida uu uga xun yahay shaqaaqada Laascaanood ka taagan, xukuumad ahaanna ay in badan xakameeyeen,...
Thursday, February 16, 2023
-
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Garnaqsiga Ahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan cilmi dhoolayare oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii daahir riyaale ayaa soo dhaweeyay hadal garnaqsi iyo xog waranka xaalada magaalada laascanood oo ...
Thursday, February 16, 2023
-
Kulan Lagu Gorfaynayay Xal Uhelida Xaalada Magaalada Laascaanood Oo Lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada Jsl!
Hargeysa-(W.N)-Kulan ballaadhan oo lagu gorfaynayo nabadda iyo deggenaanshaha magaalada Laascaanood baaqna loogu dirayo shacabka reer Laascaanood ayaa maanta lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, waxana si mug leh loogu falanq...
Thursday, February 16, 2023
-
Dahabshiil Group Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Bandhigeen Carwada 10aad Ee Ganacsiga Somaliland +Qiimo Dhismista Ay Sameeyeen!
HARGAYSA(W,N)-Shirkada Dahabshiil Group ayaa siwayn uga dhex muuqatay bandhiga rugta ganacsiga Somaliland ee 10aad kaasi oo ay bulshada ugu bushaaraysay adeegyo badan oo qiimo dhimis loogu sameeyo iyo kuwo bilaash looga dhigay int...
Wednesday, February 15, 2023
-
Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Taageeray Aragtida Garaadada Ee Ah In Ciidamada Somaliland Laga Soo Saaro Gobolka Sool Iyo Sobobta?
Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Taageeray Aragtida Garaadada Ee Ah In Ciidamada Somaliland Laga Soo Saaro Gobolka Sool Iyo Sobobta?
https://youtu.be/AeT-NVyxqKE...
Wednesday, February 15, 2023
-
Shirkada Telesom Group Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Bandhiga Carwada 1-aad Ee Ganacsiga Jsl Iyo Adeegyada Ay Bulshada Ugu Bushaaraysay!
HARGAYSA(W,N)-Shirkadda Telesom Group oo si weyn uga dhex muuqatay carwada 10-aad ee rugta ganacsiga JSL. Madax-hawlgelinta shirkadda Maxamuud Cabdiraxmaan oo ka hadlay munaasibadda ayaa ka warbixiyay doorka Telesom ee horumarka d...
Wednesday, February 15, 2023
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo ka Hadlay Mamnuucida Isticmaalka 1XBET Iyo Diinta Islaamku Waxay Ka Qabto Waxkasta Oo Khamaar Ah!
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo ka Hadlay Mamnuucida Isticmaalka 1XBET Iyo Diinta Islaamku Waxay Ka Qabto Waxkasta Oo Khamaar Ah, Amaba Khiyaamo ku jirto isagoo sheegay in wasaarada diintu hore uga soo saartay fadwo diiniya is...
Wednesday, February 15, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayaan Dadaalo Gurmad Lagu Gaadhsiinayo Dadkii Ka Barakacay Laasacnood.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka somaliland cabdikariim axmed maxamed (xinif) ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dadka ka barakacay colaada laascanood iyo deegaanada ay degeen,
Sidoo kale g...
Wednesday, February 15, 2023
-
Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Dalka Ka Mamnuucday Isticmaalka Khamaarka 1XBet Iyo Go,aanada Ay Kasoo Saareen!
HARGAYSA(W,N)-Baanka dhexe ee jamhuuriyada Somaliland ayaa dalka Somaliland ka mamnuucday isticmaalka App lacagta khamaarka ah lagu ciyaaro ee 1XBET Iyo amaro culusna dhul dhigtay cidkasta oo uu khuseeyo fulinta go,aankani.
...
Wednesday, February 15, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Madaxdhaqameed Udirayaan Laascanood Iyo Doorka Ay Ka Qaadanayaan Daminta Xaalada Ka Taagan.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabiraxmaan saylici ayaa shaaciyay ka xukuumad ahaan in ay gobolka sool udirayaan madaxdhaqameedka Somaliland six al loogu helo rabashadaha khasaaraha sobobay ee ka taagan/
https...
Wednesday, February 15, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|