|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Garnaqsiga Ahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
February 16, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan cilmi dhoolayare oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii daahir riyaale ayaa soo dhaweeyay hadal garnaqsi iyo xog waranka xaalada magaalada laascanood oo dhawaan kazoo yeedhay ganacsade maxamed jabuutaawi isagoo sheegay in uu ka hadlay xaqiiqada Somaliland iyo sida xukuumada madaxwayne biixi u baabiisay dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Wacyi Galin Iyo Kormeer Lagaga Hortagayo Coronavirus Sameeyay. Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saartay Khasaaraha ka Dhashay Dagaalka Ka Dhacay Magaalada Laascaanoo... DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Canbareeyay Xadhiga Wariyaha Wargayska Foore Loo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|