WARAR
-
Xildhibaan Katirsanaa Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Geeriyooday Iyo Maayar Mooge Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo
HARGAYSA(W,N)-Marxuum Xildhibaan Ismaaciil Sheekh Muuse Aadan oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa
Maayarka golaha deegaanka hargaysa cabdikariim axmed mooge oo ay weheliya...
Wednesday, March 15, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Kasoo Saaray Muran Dhuleed Ka Taagnaa Deegaanka Aroori Ee Gobolka Togdheer.
BURCO(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa go,aamo kasoo saartay muran dhuleed ka taagnaa deegaanka aroori ee gobolka togdheer kaasi oo udhexeeyay laba beelood
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Wednesday, March 15, 2023
-
Somaliland Oo Wafti Madaxdhaqameed Ah Udiraysa Wada Hadaladii Udhexeeyay Garaarada Gobolka Sool Oo Lagu Wado In Uu Ka Qabsoomo Dalka Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay madaxdhaqameedkii islu xil qaamay xal uhelida colaada gobolka sool kuwaasi oo sii abna qaadka wadahadalada garaarada gobolka sool ugu kicitimi doona caasimada dalka itoobi...
Wednesday, March 15, 2023
-
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Dalka Taiwan.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan wasaarada ayaa qaabiley wafti ka socda dawlada tiawan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/zFKM-P_...
Wednesday, March 15, 2023
-
“Qorshaha Qaranku Mudane Madaxwayne, Maaha Qorshe Mala Awaal Ku Salaysan, Ee Qorshe Ku Salaysan, Xog Dhab Ah Oo Lagala Soo Tashaday, Dadkii Uu Khuseeyay”Agaasimaha Wasaarada Qorshaynta Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Axmedyaasiin Muxumed Xasan ayaa sharaxay qaabkii ay usoo diyaariyeen qorshaha guud ee horumarinta qaranka ee shanta sano iyo muhiimada uu uleeyahay siyaasada la doonayo...
Tuesday, March 14, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Hadlay Xaaladda Laascaanood Iyo Doorka Dhex Dhexaadineed Ee Dawlada Itoobiya!
Hargeysa-W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo doorashooyinka dalka ka qorshaysan sannadkan aynu k...
Tuesday, March 14, 2023
-
Masuuliyiinta Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Taiwan Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo ay weheliyaan wasiirkuxigeenka wasaarada iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa kulan la qaatay wafti ka socday dawlada tiawan oo uu horkacayay agaasimaha guud ee ganacsiga e...
Tuesday, March 14, 2023
-
Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Magaalada Jig Jiga Kula Kulmay Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon!
JIGA JIGA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaaada beeraha Somaliland siyaasi axmed muumin seed ayaa magaalo madaxda ismaamulka somalida Itoobiya ee kula kulmay Ugaaska Guud ee beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi i...
Tuesday, March 14, 2023
-
Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay fal Magaalada Hargaysa Loogu Gaystay Haweenay Katirsan Xisbiga!
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Waddani Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Ayaa si kulul ucanbaareeyay fal jidh dil iyo qafaalasho ah oo magaalada hargaysa loogu gaystay afhayeenka garabka haweenka ee xisbiga wadani isagoo laamaha ama...
Tuesday, March 14, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Qorshaha Horumarinta Qaranka Ee Saddexaad (NDP III)
Hargeysa(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qorshaha horumarinta Qaranka ee Saddexaad, kaas oo socon doona shanta sanno ee soo socota 2023-2027.
Qorsh...
Tuesday, March 14, 2023
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Ka Dareen Celiyay Waddo Halbowle Ah Oo Maamulka Degmada Hirgalinayaan!
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa soo dhaweeyay dhismaha wado cusub oo maamulka degmadu hirgalinayaan taasi oo muhiim u ah bilicda magaalada iyo isku cosodka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAA...
Monday, March 13, 2023
-
Dawlada Talyaaniga Oo Soo Badbaadisey 1,300 Qof Oo Muhaajiriin Ah.
ROMA(W,N)-Dowladda Talyaaniga ayaa soo badbaadisay 1,300 oo muhaajiriin ah kadib howlgal samatabixin ah oo laga fuliyey dhowr goobood oo ku yaalla Koonfurta Talyaaniga.
Laba todobaad ka hor ayay aheyd markii ay 74 qof ku dh...
Monday, March 13, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa xaaladeeda abni degan tahay 10kii cisho ee udanbeeyay kadib dagaalo ka dhacay taasi oo marba marka ka danbaysa ay nabadgalyadeedu soo fiicnaanayso halka dadkii shacab...
Monday, March 13, 2023
-
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa isagoo kazoo laabtay safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa
Sidoo kale prof samater ayaa ka ...
Monday, March 13, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo Dadkii Laga Soo Raray Wadooyinka Magaalada Loo Sameeyay Lineka Bilayska.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray suuq cusub oo dadkii laga raray wadooyinka caasimada looga sameeyay xaafada liinka bilayska ee isla badhtamaha magaal...
Monday, March 13, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Dul Dhigtay Guri Uu Magaalada Hargaysa Ku Leeyahay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Iyo Sobobta!
Qoraal kasoo baxay wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland ayaa amar xayiraad ah lagu saaray guri uu magaalada Hargasya ku leeyahay Ganacsade Maxamed jabuutaawi oo ah muwaadin kazoo jeeda gobolka sool ee xiligan xaalada col...
Sunday, March 12, 2023
-
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arimaha Uu Banaanka Keenay!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muumin seed oo hore xilka wasaarada beeraha uga soo noqday xukuumada madaxwayne biixi islamarkaana maalintii shalay xisbiga kulmiye sheegay in laga saaray xisbiga ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo bada...
Sunday, March 12, 2023
-
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Go,aamo Kazoo Saaray Xiliyada Eedaanka Salaadaha Ee Bisha Ramadaan!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland oo ay weheliyaan gudi culimo ah oo uu dhawaan umagacaabay arimaha bisha ramadaan ayaa soo saaray go,aamo la xidhiidha xiliyada eedaanka salaadaha ee bisha ramadaan
...
Sunday, March 12, 2023
-
Masuuliyiinta Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Fogeeyay Eedo Uga Yimid Gabadh Katirsanayd Shaqaalaha, Soona Bandhigay Xaqiiqada Arinteeda!
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedo iyo cabasho ug yimid gabadh katirsanayd shaqaalaha haayada oo sheegtay in gudoomiyaha haayadu ka caydhiyay shaqadeedi...
Sunday, March 12, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Ciidamada Somaliland Kasoo Baxay Gobolka Sool, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay arinta colaadeed ee ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood iyo duulaanka lagu soo qaaday Somaliland isagoo sheegay in aanay ciidam...
Sunday, March 12, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Cabdirasaaq Khaliif Oo Ku Sugan Magaalada Jig Jiga Iyo Xogaha Laga Helayo Ujeedada Safarkiisa!
JIG JIGA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirasaaq khaliif Axmed ayaa ku sugan magaalo madaxda Ismaamulka somalida itoobiya Ee jig jiga, isagoo maalintii shalay ku yimid safar dhinaca dhulka oo uu kaga soo kicitimay...
Saturday, March 11, 2023
-
Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Sanaag Oo Kormeer Ku Tagay Beeraha Wax Soo Saarka Ee Ku Teedsan Degmada Ceerigaabo!
Ceerigaabo-(W,N)-Isku-duwaha Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL ee Gobolka Sanaag Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa Maanta kormeeray Beeraha ku teedsan Degmada Ceerigaabo.
Kormeerkan oo ay isku-duwaha ku wehelinayeen qaar ka mid...
Saturday, March 11, 2023
-
Afhayeen Buuni Oo Ka Hadlay Sobobta Siyaasi Axmed Muumin Seed Looga Saaray Xisbi Xaakimka Kulmiye.
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa saaka sidii caadada uhayd warbaahinta ka sheegay in ex wwasiir axmed muumin seed laga saaray golaha Fulinta iyo guud ahaan xisbiga isagoo ku eedeeyay in uu kazoo qayb...
Saturday, March 11, 2023
-
Golaha Guurtida Jsl Oo Ka Warbixiyay Tirada Dad Uxidh Xidhan Dhaqanka Qoomu-luud!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudi hoosaadka arimaha gudaha,Nabadgalyada iyo difaaca ee golaha guurtida Somaliland xildhibaan maxamed sh, cabdiraxmaan(ilkacase)- ayaa fadhigii golaha ee maanta ka warbixiyay tirade dad uxidh xidhan dha...
Saturday, March 11, 2023
-
Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleenka Magaalada Gabiley Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah!
GABILEY(W,N)-Shil gaadhi Oo saaka ka dhacay duleedka bari ee magaalada gabiley ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo Ay Ku geeriyoodeen Alle Hawnaxariistee 2 Qof Oo Rag Ahi shilkan gaadhi oo ahaa Gaadhi N...
Saturday, March 11, 2023
-
DAAWO;-Buuq Ka Dhashay Fadhigii Golaha Wakiilada, Kadib Markii Uu Shir Gudoonku Amray In Golaha Laga Saaro Xil. Maxamed Abiib.
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha wakiilada somaliland ee saaka oo shir gudoominayay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha siciid giire ayaa waxaa hadheeyay buuq iyo sawaxan kadib markii uu amray in fadhiga laga saaro xildhibaan maxa...
Saturday, March 11, 2023
-
DAAWO;- Dr. Adna Aadan Oo Khubad Xasaasiya Ka Jeedisay Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub!
BRUSSELS(W,N)-Ergayga wada hadalada somaliland iyo somaliya drs adna aadan ismaaciil oo ka qaybgashay fadhi xarunta baarlamaana midowga yurub ka qabsoontay taasi oo ay ka jeedisay khudbad xasaasi oo ay kaga warantay somaliland iyo...
Friday, March 10, 2023
-
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xamarje Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani axmed cumar xaaji cabdilaahi (xamarje ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay xaalada jahowareerarka ee ay Somaliland gashay dagaalka laascanood
Sidoo kale gudoo...
Friday, March 10, 2023
-
DAAWO;-Sheekh Maxamed S. Saaweer Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood, Digniina Udiray Dadka Wararka Been Abuurka Ah Ka Faafinaya Gobolka Awdal
BOORAMA(W,N)-Sheekh Siciid saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay dhibta ay leedahay faafinta warar been abuurka ah isagoo ugu baaqay dadka waxyaabahaasi faahiya in ay ila...
Friday, March 10, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo Malaayiiin Dollar Ugu Deeqday Dadkii ka Barakacay Magaalada Laascanood
HARGAYSA(W,N)-Haayada gargaar uqaabilsan qaramada midoobay ee ocha ayaa sheegay in lacag dhan 2milyan ay ugu deeqday gargaarka dadkii ka barakacay colaada magaalada laascanood
Sidoo kale haayada qaramada midoobay ee ocha ayaa s...
Friday, March 10, 2023
-
“Diroow Hadii Aanad Adigu Isdifaacay, Cid Ku Daynaysaa Majirto”Ugaas Cabdilaahi
HARGAYSA(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha dir ugaas cabdilaahi Ugaas Aadan ayaa ka hadlay xaalada guud ee deegaanada somalida iyo duulaanada qabiilaysan ee ay wadaan beelaha qaar isagoo ku baaqay in loo baahan yahay in ay isdifaacaan ...
Thursday, March 9, 2023
-
Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Eedo Ay Xukuumada Somaliland Ujeedisay!
JIG JIGA(W,N)-Maamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa beenisay eedo ay xukuumada somaliland ugu jeedisay dagaalka ka socda magaalada laascanood oo ay ku sheegtay in ay qayb ka yihiin ciidamo dawlad deegaanka katirsan daga...
Thursday, March 9, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo kormeeray Dhismaha Wado Cusub Oo Laga Hirgalinayo Magaalada Wajaale!
TOG WAJAALE(W,N)-badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ayaa kormeeray dhismaha wado cusub oo ay maamulka degmadu ka wadaan gudaha magaalada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https...
Thursday, March 9, 2023
-
Madaxdhaqameedkii Somaliland Ee Isku Xil Qaamay Ergada Nabadayta Gobolka Sool Oo War Cusub Soo Saaray.
CAYNABO(W,N)-Madaxdhaqameedkii Somaliland ee isku xilqaamay ergada nabadaynta xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood kuna sugnaa magaalada caynabo oo mudo 19cisho ah ku sugaan ayaa sheegay in ay kazoo anbabaxayaan maanta...
Thursday, March 9, 2023
-
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagaga Hadlay Xaalada Dagaal Ee Gobolka Sool Iyo Meelaha Lagaga Soo Duulay
HARGAYSA(W,N)-Shirkii golaha wasiirada somaliland oo maanta ka qabsomay qasriga madaxtooyada somaliland ayaa laga soo saaaray qodobo la xidhiidha xaalada magaalada laascanood.
Sidoo kale somaliland ayaa sheegay in kooxaha k...
Thursday, March 9, 2023
-
Warbixin; Yaa Kusoo Duulay Laascanood?
HARGAYSA(W,N)-Televisionka qaranka somaliland ayaa markale warbixin xasaasiya ka diyaariyay cida kusoo duushay shacabka gobolka sool ee sobobay dagaalka ay ka barakaceen shacabkii magaalaa laascanood taasi oo banaanka keentay koox...
Wednesday, March 8, 2023
-
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Warbixin Ka Horjeediyay Xaruna Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brusells
BRUSELLS(W,N)-Xarunta Baarlamaanka Midowga reer Yurub ee Brusells ee Dalka Belgium Ayaa waxa maanta Warbixin ka horjeedisay Drs. Marwo Edna Adan Ismail oo ah Ergayga garka ah ee wada hadalada Somaliland iyo Somalia.
...
Wednesday, March 8, 2023
-
“Ma Ogolaanayno In Magaalada Boorama Been Iyo Waxyaabo Aan Jirin Nabadgalyadeeda Wax Lagu Yeelo”Xil, Axmed Khayre.
BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Axmed Khayre Maxamuud oo katirsan golaha deegaanka degmada Boorama ahna gudoomiyaha gudida nabadgalyada ee golaha deegaanka ayaa sheegay in aanay ogolaanayn in nabadgalyda magaalada boorama wax lagu yeelo b...
Wednesday, March 8, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka Sool Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Reer Laascanood.
LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland S/G; Nuux ismaaciil Taani oo warbaahina kula hadlay gobolka sool ayaa ka warbixiyay xaalada nabadgalyo ee gobolka oo maalmahan aanu ka dhicin wax dagaal ahi
Sidoo kale taliye...
Wednesday, March 8, 2023
-
“Dooxan Hargaysa Faa,iidada Uu Hargaysa Uleeyahay, Hadii Dadkeenu Inala Fahmi Lahaayeen, Waxay Ka Shaqayn Lahaayeen Horumarkiisa” Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo booqday dooxa magaalada hargaysa ayaa sheegay in dooxa halkii xadka u ahayd lagu celi doono isagoo dadka kusoo dhawaaday ku wargaliyay in talaabo laga qaadayo si...
Wednesday, March 8, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|