|
|||||
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Magaalada Laascanood!
March 13, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa xaaladeeda abni degan tahay 10kii cisho ee udanbeeyay kadib dagaalo ka dhacay taasi oo marba marka ka danbaysa ay nabadgalyadeedu soo fiicnaanayso halka dadkii shacabka ahaa ee ka barakacayna ay dib ugu soo noqonayaan. Marka laga reebo mar mar kooxaha maleeshiyaadka iyo kooxaha kuwanti ahi rasaas kusoo ridayaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan duleenka magaalada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:WikiLeaks Oo Kashifay Sir U Qarsaneyd Mohamed Bin Zayed Oo Ku Saabsan Qoyska Maamula Boqortooyada Sa... Daawo:Xukuumada Oo Ka Hadashay Shir Uu Xisbiga Wadani Ku Lahaa Hotel Mansoor Oo ay Bac Ka Qaaday Ay... Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Lunsiga Lacag Malaayiin Dollar Ah Oo Kazoo Xaroota Mishiinka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|