WARAR
-
Xukuumada Somaliland Wali Wada Hawlgalo Ay Ku Baabiinayso Beero Laga Samaystay Dooxa Biji Iyo Digniinta Ay Udirtay Bulshada Ku Dhaqan.
BIJI(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa wali wada hawlgalo ay ku baabiinayso beero laga samaystay dooxa biji oo ah dhul daaqsimeed kuwaasi oo mudooyinkii udanbeeyay uu ka taagnaa khilaaf udhexeeya bulshada deegaanadani ku dhaqan.
...
Friday, March 31, 2023
-
Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Masjidka Cali Mataan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Wiil 9jir Ah Oo Kaalinta Koowaad Ku Guulaystay.
HARGAYSA(W,N)-Tartanka sanadlaha ah ee quraanka kariimka ee ka socday masjidka cali mataan ee magaalada hargaysa ayaa caawa lasoo gabogabeeyay gaar ahaan qaybta inamada kaasi oo uu kaalinta koowaad ku guulaystay wiil yar oo 9jir a...
Friday, March 31, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Qabato Doorashada Madaxtooyada Iyo Taalaabooyinka Ay Ugu Hanjabtay!
WASHINGTON(W,N)-Dawlada Maraykanka ayaa si cad sheegay sida ay uga walaacsanyahay dib u dhaca doorashada madaxtooyada ee Somaliland, iyadoo xukuumada somaliland Usoo jeedisay inay miiska soo saarto qorshihii doorashada lagu qaba...
Friday, March 31, 2023
-
DAAWO;-Marxuumad Uu Habeenkii Xalay Qaaday Dooxa Hargaysa Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Marxuum najax cabdi cawil oo habeenkii xalay uu qaaday dooxa hrgaysa islamarkaana mudo lala,aa maydkeeda ayaa maanta lagu aasay magaalada hargaysa.
Marxuumada ayaa ahayd hooyo shan caruur ah lahayd iyadoo uu d...
Friday, March 31, 2023
-
Xayawaan Aan La Aqoonsan Oo Laba Qof Ku Dhaawacay Magaalada Boorama!
BOORAMA(W,N)-Xayawaan aan la aqoonsan nooca uu yahay ayaa habeenkii xalay laba qof ku dhaawacay magaalada boorama kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada boorama.
https://youtu.be/waxVats-rRg...
Friday, March 31, 2023
-
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Cadeeyay Sida Uu Dalkiisa Uga Soo Horjeedo Aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland!
"Waxaanu Noqon Doonaa Dalka Ugu Danbeeya Ee Somaliland Aqoonsada”Madaxwayne Geele.
JABUUTI(W,N)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in dalkiisu uu noqon doono ka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada hadi...
Thursday, March 30, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Safiir Cusub Usoo Magacowday Somaliya!
WASHINTON(W,N)-Madaxwaynaha Dalka maraykanka John Bide ayaa safiirkii Cusub usoo magacaabay Somaliya danjiraha cusub Maraknaka ufadhiyi doona Muqdisho ayaa xil sare ka yahay wasaarada arimaha dibada dalka maraykanka gaar a...
Thursday, March 30, 2023
-
Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Caawa Qaaday Dad Iyo Gaadiid.
HARGAYSA(W,N)-Dooxa wayn ee magaalada hargaysa ayaa caawa qaaday dad iyo gaadiid kuwaasi oo wali aan qaarkood lahayn raq iyo ruux midna.
Dooxa ayaa qaaday gaadhi yar kaasi oo gabadh saarnayd aan la hayn raq iyo ruux halka uu di...
Thursday, March 30, 2023
-
Wafti Kasoo Kicitimay Magaalada Muqdisho Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Wafti iskugu jira madaxdhaqameed iyo xubno kale oo kasoo kicitimay magaalada muqdisho ee somaliya ahaa beesha hawiye ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa halkaasi oo ay kaga hortageen ...
Thursday, March 30, 2023
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Maanta Fuliyay Olole Nadaafadeed Qashinka Lagaga Ururiyay Xabaalaha!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo kaashanaya dadwaynaha caasimada ayaa maanta ololihii bilaha ee nadiifinta caasimada ka fuliyay qaarkamid ah xabaalaha magaalada kaasi oo lagaga ururiyay qashinkii. Kuwa...
Thursday, March 30, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeer Ku Tagay Biriijka Dacar Budhuq Oo Roobabkii Waxyeelo Soo Gaadhsiiyeen.
HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay biriijka dooxa dacar budhuq oo daadadkii waxyeelo balaadhan soo gaadhsiiyeen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’
https://...
Thursday, March 30, 2023
-
DAAWO;-Wadadii Cusbay Ee Wajaale Iyo Kalabaydh Oo Isku Badashay Goob Biyo Fadhiisin Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay!
WAJAALE(W,N)-Roobabkii maalmihii udanbeeyay ka da,ayay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa daadkii kasoo rogmaday burbur iyo khasaare culus gaadhsiiyeen wadada cusub ee isku xidha wajaale iy kalabaydh taasi oo ay dhistay shirka...
Wednesday, March 29, 2023
-
“Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay Muddo Dheer Ku Eegaysay Gobolka Sool, Muraayad Madow, Iyo Siyaasad Madhalays Ah”Siyaasi Maxamuud xaashi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi Cabdi ayaa ku Baaqay in loo baahan Yahay in arinta Gobolka Sool lagu eego muraayad cad iyo talo miisaan isagoo sheegay in Xukuumada Madaxwayne Biixi hagratay mudo...
Wednesday, March 29, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Kormeer Ku Tagay Wadada Wajaale Oo Khasaare Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobabku!
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta jidadka oo ay weheliyaan maareeyaha haayada wadooyinka iyo gudida dhismaha wadada berbera cooridor ,Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa kormeer ku tagay wadada isku xidh...
Wednesday, March 29, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Madaxwaynaha Somaliland Kala Hadashay Laba Qodob Oo La Xidhiidha Dagaalka Laascanood Iyo Doorashooyinka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Safiirka dawlada maraykanka ufadhiya magaalada muqdisho ayaa qoraal uu kubaahiyay barta uu ku leeyahay twitrerka kaga hadlay kulan uu la yeeshay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi
Sidoo kale safiirka maraykanka a...
Wednesday, March 29, 2023
-
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha wakiilada Jsl Oo Joojiyay In Gudiyada Goluhu Uyeedhaan Masuuliyiinta Xukuumada Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Siciid Mire Giire ayaa qoraal uu soo saaray ku joojiyay in gudi hoosaadyada goluhu uyeedhaan masuuliyiinta xukuumada islamarkaana gudida joogtada ah ee gola...
Wednesday, March 29, 2023
-
Midowga Yurub Oo Somaliya Ugu Deeqay €72 Milyan Oo Wax Loogu Qabanayo Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen
YURUB(W,N)-Midowga Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bixin doono ilaa €72 milyan oo gargaar bini'aadannimo ah oo loogu talo galay ka jawaabidda abaaraha ka jira Soomaaliya.
Gargaarkan ayaa ugu horrayn lagu beegsanayaa h...
Tuesday, March 28, 2023
-
Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo Qaran Dumis Ku Eedeeyay Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan timo jilic oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa qaran dumis ku eedeeyay gudoomiyaha golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif kaasi oo dhawaan sheegay in uu la aragti yahay garaadada gobolk...
Tuesday, March 28, 2023
-
Maamulka Degmada Ibraahim koodbuur Oo Qalab Arimaha Nabadgalyada Ah Kala Wareegay Haayada Adams Smith!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka degmada Ibraahim koodbuur ee caasimada hargaysa ayaa qalab loogu talo galay gudiyada nabadgalyada ee xaafada degmada kala wareegay haayada ingiriiska ah ee Adams Smith.
Waxaana munaasibada ay qalabkan kul...
Tuesday, March 28, 2023
-
Maayar Kuxigeenka Degmada Xudun Oo Dirayska Ciidanka Qaranka Uxidhay Difaaca Somaliland
XUDUN(W,N)-Maayarkuxigeenka degmada xudun ee gobolka sool ayaa dirayska xidhay sidii uu difaaca lahaa qarannimada somaliland iyo cadowga kusoo duulay ee dagaalka ka huriyay magaalada laascanood.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH ...
Tuesday, March 28, 2023
-
Siyaasi Axmed Nasiye Oo Fashiliyay Cida Soo Abaabushay Madaxdhaqameed Muqdisho Kayimid Ee Ku Sugan Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar Axmed Nasiye oo kmid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay madaxdhaqameed koonfurta somaliya kayimid oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan xalinta colaada ka taagan gobolka sool h...
Tuesday, March 28, 2023
-
Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Dawlada Itoobiya Ku Eedeeyay In Ay Doonaysa In Ay Ka Rarto Dhulkooga Iyo Xasuuqa Lagu Hayo Shacabka Gobolka Siti.
“Waxaan Ogaysiinaynaa Shacabkayaga Iyo Dadka Soomalida Ah, In Cida Na Dilaysa Ee Wadanka Naga Raraysaa Ay Tahay Dawlada Itoobiya, Ee Aanay Ahayn Canfar”Ugaaska Beesha Ciise.
DIRIDHABA(W,N)-Ugaaska guud ee beesha ciise u...
Monday, March 27, 2023
-
Sheekh Cabdirashiid Sh. Cali Suufi Oo Ka Waramay Dhacdo Dhexmartay Aabihii Iyo Siyaad Bare!
Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka waramay dhacdo cajiib ah oo dhexmartay Aabihii Sheekh Cali Suufi iyo Maxamed siyaad bare xiligii uu ahaa madaxwaynaha somaliya.
https://yout...
Monday, March 27, 2023
-
Xildhibaan Siikaawi Oo Ujawaabay Xil Siciid Cudhay, Kuna Tilmaamay In Uu Kamid Yahay Khasaarihii Ka Dhashay Doorashadii Golayaasha Deegaanka
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib siikaawi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo dhawaan kasoo yeedhay xildhibaansiciid cudhay oo ay kawada tirsan yihiin golaha deega...
Monday, March 27, 2023
-
DAAWO;-Ciidamada Qaranka Jsl Oo Soo Bandhigay Qaabkii Ay Shalay Usoo Weerareen Kooxaha Huwanta Ahi!
LAASCANOOD(W,N)-Ciidanka qaranka somaliland ayaa soo bandhigay muuqaalka qaabkii kooxaha huwanta ahi ee ku sugan gudaha magaalada laascanood usoo weerareen fadhiisimada ciidanka ee duleedka magaalada laascanood iyo jabkii ay gaadh...
Monday, March 27, 2023
-
Madaxdhaqameed Kasoo Kicitimay Muqdisho Oo Soo Gaadhay Magaalada Laascanood.
LAASCANOOD(W,N)-Madaxdhaqameed kazoo kicitimay magaalada muqdisho oo ujeedada socdaalkoogu ahayd ka qayb qaadashada dadaalad nabada loogu raadinayo dagaalka ka taagan magaalada laascanood oo maray magaalada garoowe oo aybkula kulm...
Monday, March 27, 2023
-
Dawlada Ukrain Oo Baaq Udirtay Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay.
UKRAIN(W,N)-Ka dib markii Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhawaaqay in uu u daad-guraynayo hubkiisa nukliyeerka xulafadiisa Belarus, waxa ay dawladda Ukraine ugu baaqday Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay in uu yeesho ...
Monday, March 27, 2023
-
Axkaamta Soomka: Su’aalo Iyo Jawaabo La Xidhiidhka Soonka!Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir.
Sheekh Maxamed cumar dirir ayaa ka hadlay Axkaamta Soomka iyadoo la waydiiyay Su'aalo La Xidhiidhka Soonka Iyo jawaabaha uu ka bixiyay
https://youtu.be/FNoTzpjUt9o...
Sunday, March 26, 2023
-
“Caawa Ayaa Ugu Horeysa Oo Ciidanka Qaranku Af Aan Garan Karo Ku Hadlay, “Difaac Aan Qasdi Lahayn Waa Micno La’Aan Baa La Yidhi”Siyaasi Cali Guray
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali Guray” ayaa bogaadiyay hadal kazoo yeedhay ciidanka qaranka Somaliland eek u sugan duleedka magaalada laascanood kuwaasi oo sheegay in wiii maanta ka danbeeyay ay qaadi doonaan w...
Sunday, March 26, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeer Ku Tegay Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland.
HARGAYSA-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku guda jira hawl-maalmeedkiisa shaqo ayaa kormeer ku tegay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana halkaasi ku soo dhawe...
Sunday, March 26, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Baabiisay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji, Sheegtayna In Uu Yahay Dhul Daaqsimeed!
BAJI(W,N)-Badhasaabyada gobolada awdal, maroodi jeex iyo gabiley oo ay weheliyaan ciidanka boolisku ayaa maanta baabiiyay beero lga samaysay dooxa biji ee udhexeeya gobolada awdal iyo gabiley kuwaasi oo gabi ahaanba ay galiyeen ...
Sunday, March 26, 2023
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerar Saaka Ay Kusoo Qaadeen kooxaha Huwanta Ahi Fadhiisimada Ciidamada Ee Duleedka Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal saaka duleedka laascanood ku dhexmaray kooxaha huwanta eek u sugan gudaha magaalada isagoo sheegay in ay weerar kusoo qaadeen fadhiisimada c...
Sunday, March 26, 2023
-
Boqor Buurmadow Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Kasoo Yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali, Muxuuse Ka Yidhi Khilaaf Udhexeeya Isaga Iyo Madaxwayne Biixi?
ADIS ABABA(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa markale ka hadlay sida xal loogu heli karo dagaalka magaalada laascanood
Sidoo kale boqor buurmadow ayaa cadeeyay in aanu colaada ...
Saturday, March 25, 2023
-
Madax-dhaqameed Nabadaynta Laascanood Uga Soo Kicitimay Muqdisho Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe,
GAROOWE(W,N)-Madaxdhaqameed kazoo kicitimay koonfurta somaliya gaar ahaan magaalada muqdisho ujeedadoodu tahay sidii ay dhex dhexaadin uga gali lahaayeen dagaalka ka taagan laascanood ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada garoo...
Saturday, March 25, 2023
-
Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Macalimiin Ka Cabanayay Mushahar La,aan
HARGAYSA(W,N)-Gudida badagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland ayaa kulan la qaatay macalimiin mushahar la,aan mudo sedex sano ah cabanayay kuwaasi oo mudo dheer ushaqaynayay qaranka islamarkaana uuu gudoomiyaha haa...
Saturday, March 25, 2023
-
Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Soo Bandhigay Sida Xilalkii Qaranku Madaxwayne Biixi Ugu Badiyay Beeshiisa
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeel dheere oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland laga soo doortay gobolka saaxil ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo sida aanay cadaalad u ahayn saami qabsiga xilalka dawlada taasi oo uu...
Saturday, March 25, 2023
-
Dhakhaatiir Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Qalinjabiyay Jaamacadda Difaaca Ee Dalka Itoobiya!
ADIS ABABA(W,N)-War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Somaliland soona gadhay xafiiska warqabadka Wargeyska Dawan, ayaa u dhignaa sidan.
Waxa Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 March 25, sannadka 2023 Jaamacadda Difaaca ee d...
Saturday, March 25, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland Oo Kulan Afur Ah Usameeyay Qaarkamid Ah Isimada Gobolka Sool.
GAROOWE(W,N)-Madaxwayne kyxigeenka maamul goboleedka punthland Axmed karaash ayaa kulan afuriyo soo dhawayn iskugu jirta magaalada garoowe ugu sameeyay qaarkamid ah garaarada Gobolka Sool Oo Uu Horkacayo garaad Jaamac Garaad Ismaa...
Friday, March 24, 2023
-
Roobab Ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer Oo Uu Ku Geeriyooday Hal Qof Iyo Khasaare Hantiyeed.
BURCO(W,N)-Roobab ka da,ay deegaano hoos yimaada gobolka togdheer ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhimada hal qof iyo khasaare hantiyeed.
https://youtu.be/l0h82ubloKQ...
Friday, March 24, 2023
-
“Gurigii Maxamed Jabuutaawi Anigaa Degen, Sharci Ayaanan Uhaystaa, Cid Iga Saari Kartaana Ma Jirto” Xoghaye Bookh.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka ee xisbiga Waddani Maxamed cabdilaahi Bookh ayaa ka hadlay guri uu hargaysa ku leeyahay ganacsade maxamed jabuutaawi oo xukuumadu sheegtay in ay xayirtay kaasi oo uu isag...
Friday, March 24, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|