|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland Oo Kulan Afur Ah Usameeyay Qaarkamid Ah Isimada Gobolka Sool.
March 24, 2023 - Written by Editor:GAROOWE(W,N)-Madaxwayne kyxigeenka maamul goboleedka punthland Axmed karaash ayaa kulan afuriyo soo dhawayn iskugu jirta magaalada garoowe ugu sameeyay qaarkamid ah garaarada Gobolka Sool Oo Uu Horkacayo garaad Jaamac Garaad Ismaaciil isagoo arimahaasi ka hadlaya wuxu yidhi; “Waxaanu kulan Afur iyo soo dhoweyn ah la qaadanay Isimada dhaqanka SSC ee kala ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Suldaan Mustafe Awseed ,Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi iyo Garaad Cabdisalaan Xasan.
Related posts:DAAWO: Wasiir Ku-xigeenkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistiisa Bedkana Soo ... Daawo Khubaro Ajaaniba Oo Badhitaan Ku Samaysay Xasuuqii 1988-1998 Iyo Muqalka Naxdinta Leh Ee Ay So... DAAWO ; Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyay 19% Dawlada Itoobiya Laga Siiyey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|