WARAR
-
“Hotelka Hargeysa Club Anaa leh Oo Sharci Uhaysta Ee Muuse Biixiyow Iska soo celi …. “ Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale.
Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale ooh ore xukuumadii axmed siilaanyo mudo ka kiraysay huteelka hargaysa club islamarkaana xukuumadii madaxwayne biixi kala laabatay ayaa ka jawaabay hadal uu maalintii shalay madaxwayne biixi ka yidhi x...
Sunday, December 8, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Adag kazoo Saartay Dadka Bulshada Kala Qaybinaya Iyo Arinta Ceerigaabo!
Waxaa saaka ka qabsoomay Wasaaradda Arrimaha Gudaha shirka Amniga Qaranka, kaasoo uu shir Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayna ka soo qayb-galeen Taliyayaasha guud ee Ciidamada qalabka sida...
Sunday, December 8, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Hoggaanka Xisbiga KULMIYE.
Hargeysa-07-12-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay xubnaha hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, waxana kulankaas lagaga wada hadlay arrimo kala duwan oo ku ...
Saturday, December 7, 2024
-
Muj Axmed Cali Gaydh Oo ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Dardaaranka Uu Ujeediyay Madaxwaynaha la doortay ee jsl
Muj Axmed cali gaydh oo kamid ah mujaahidiintii qaybta laxaadka leh ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha guud eek u xeeran Somaliland
Sidoo kale muj axmed ayaa dardaaran culus ujeediyay Madaxwayn...
Saturday, December 7, 2024
-
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Sheegay In Ay Dib u hawl-gelinayaan Guddiyadii Baarlamanka Ingiriiska Dhexdiisa ka Taageeri jiray Qaddiyadda Somaliland.
Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa sheegay in ay dib u hawl-gelinayaan guddiyadii xisbiyada ee baarlamanka dhexdiisa ka taageeri jiray Qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland.
Siday weris...
Friday, December 6, 2024
-
Budhcad Badeed Soomali Ah Oo Afduubtay Markab Uu Dalka Shiinuhu Leeyahay!
SOMALIYA(W,N) - Burcad-badeed hubeysan ayaa gacanta ku dhigay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18-shaqaale ah, sida ay xaqiijiyeen ciidamada badda Midowga Yurub ee EUNAVFOR.
Afduubka marka...
Friday, December 6, 2024
-
Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Gobolka Gabiley Oo Farta Ku Fiiqay Cida Wadda Kicinta shacabka Caasimada Hargaysa
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xisbiga waddani ee Gobolka gabiley Mustafe Axmed sheikh maxamed ayaa ka hadlay arimaha doorashadii ka dib ka taagan caasimada hargaysa iyo cida wada kacdoonka shacabka ku dhaan degmooyin kamid ah caasimada i...
Friday, December 6, 2024
-
Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley oo Luuqad Adag Kula hadlay Kooxo Hargaysa ka Abaabulay Mudo Haraad ka Dhan Maayarka Caasimada
Sheekhul baladka gobolka gabiley sheikh ciise sheikh muxumed warsame ayaa fariin hanjabaad ah iyo caqli celin ah udiray Kooxo kamid ah taageerayaashii iyo masuuliyiintii kulmiye oo caasimada hargaysa degmooyinkeega qaar ka abaab...
Thursday, December 5, 2024
-
Amnesty International Oo Israa’iil ku Eedeysay Inay Xasuuq ka Geystay Magaalada Gaza
Warbixin ay Khamiista maanta soo saartay Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International, ayaa ku eedeysay Isra’il in ay xasuuq u geysatay dadka reer Falastiin ee ku nool Marinka Gaza.
Kooxdan xuquuqda aadanaha ee x...
Thursday, December 5, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Culimo Awdiinta Somaliland.
Hargeysa-05-12-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan muhiima la qaatay culimada waa weyn ee dalka. Kulankaas oo daaranaa duco iyo sagootin ay Madaxweynaha Qaranka ugu yimaadeen Culimadi...
Thursday, December 5, 2024
-
Siyaasi Shucayb Oo Fashiliyay Kooxaha Abaabulaya Kicinta Shacabka Degmooyinka Caasimada Hargaysa Qaarkood Iyo Danaha Ay Ka Leeyihiin.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi shucayb maxamed muuse oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa fashiliyay kooxaha maalmihii udanbeeyay ku hawlanaa abaabulka iyo kicinta shacabka ku dhaqan degmooyinka 26june iyo koodbu...
Tuesday, December 3, 2024
-
Madaxwaynaha La Doortay Ee Jsl Oo Qaabiley Wafti Balaadhan Oo ka Socday Dawladda Maraykanka
Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal ( Cirro ) ayaa maanta qaabilay Danjiraha dalka Mareykanka Amb. Richard H. Riley iyo Taliyaha Ciidamada AFRICOM Major General Brian Cashman .
Ug...
Tuesday, December 3, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka Iyo Taliyaha Ciidamada Qaaradda Afrika (AFRICOM).
WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa-03-12-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka Amb. Richard H. Riley oo uu wehelinaayo Taliyaha T...
Tuesday, December 3, 2024
-
Madaxwayne Biixi Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Galabta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Dr Obolos.
Madaxweynaha Qaranka Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Dr Axmed Ibraahim Obolos oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Caasimada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?...
Monday, December 2, 2024
-
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti oo Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayay Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Somaliland
JABUUTI(W,N)-Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Hogaamiyaha Aqlabiyadda Isbadalka Mudane Cali Xaamud Jibriil, Kuna Weheliyaan Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, Cismaan Afg...
Monday, December 2, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Ehelada Laba Oday Ee Marxuum Maxamed Cabdilaahi Riiraash Iyo Dr Obolos Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE: 02/12/2024.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Monday, December 2, 2024
-
Dowladda Masar Oo Baadheysa 6 Qof Oo Soomaali Ah Ee Ku Geeriyooday Dalka Masar
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa 6 Ruux oo isku Qoys ah oo ku Geeriyooday dalka Masar kadib markii ay ku qabintimeen Gaaska guryaha ee la adeegsado xilliyada qaboobaha oo isagoo furan ay ka seexdeen sida ay warbaahinta u sheege...
Monday, December 2, 2024
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka jsl Oo Sheegay In ay xog Khaldan Ahayn Warbixin Caafimaad oo Cisbitaalka Hargaysa Kasoo Baxday
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka jsl Oo Sheegay In ay xog Khaldan Ahayn Warbixin Caafimaad oo Cisbitaalka Hargaysa Kasoo Baxday Isagoo bulshada reer somaliland ka raali galiyay.
https://www.youtube.com/watch?v=9iLiPa6vR...
Sunday, December 1, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga ka Jaray Suuqa WAAHEEN Oo Dib loo Dhisay.
Hargeysa-30-11-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta xadhigga ka jaray suuqa ganacsiga ee WAAHEEN oo dib u dhis ballaadhan lagu sameeyey.
[caption id="attachment_159643" align=...
Saturday, November 30, 2024
-
Maamulka Gobolka Sanaag Oo Amar Culus Kusoo Rogay Isku Socodka Magaalada Ceerigaabo
CEERIGAABO(W,N)-Maamulka gobolka sanaag ayaa amaro culus kusoo rogay isku socodka magaalada ceerigaabo oo maalmihii udanbeeyay ay rabshado ka taagnaayeen
Sidoo kale maamulka ayaa digniin culus udiray dadka hurinaaya colaada mag...
Saturday, November 30, 2024
-
Ciidamada Booliska Jsl Oo Faah Faahin ka Bixiyay Xashiishad Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Iyo Halka Ay ku Qarinayeen Dadka ka Ganacsanayay!
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa habeenkii xalay gacanta kusoo dhigay maandooriye tiro badan (xashiishad) taasi ay kooxaha ka gacacsadaa ku dhex qarinayeen suuli iyo sida ay ciidamada boolisku usoo heleen.
...
Saturday, November 30, 2024
-
Maareeye Daarood Oo Ka hadlay Wararka Sheegaya In Wakaalada Biyaha Hargaysa Lagu Wareejinayo Ganacsato.
Maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa maxamed cali daarood ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay baraha bulshada wareejinayay oo sheegaya in wakaalada biyaha hargaysa lag wareejinayo ganacsato isagoo sheegay in aanay waxba ka j...
Friday, November 29, 2024
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta kusoo Dhigay Eeedaynase Maanta Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Khadar Xaashi.
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Baashe Faarax Ina Khadra Badel 24 jir ah oo ku eedaysan in uu maanta ku dilay degmada Maxamuud Haybe Marxuum Khadar Xaashi Ismaaciil 37 jir ahaa , isagoo u ist...
Friday, November 29, 2024
-
Itoobiya Iyo Kenya Oo kala Sexeexday Heshiis Dhinaca Abniga Ah
Dawladaha itoobiya iyo Kenya ayaa wada gaadhay heshiis iskaashiga dhinaca abniga ee labada dal kaasi oo ay ka maqan tahay maamulka somaliya.
https://www.youtube.com/watch?v=_W1MRaXbjqQ...
Thursday, November 28, 2024
-
Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro Oo Qaabiley Qoyska Marxuum Axmed Siilaanyo.
Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal ( Cirro ) ayaa caawa qaabilay isla markaana kulan gaar ah la yeeshay qoyska reer Axmed Siilanyo.
Madaxweynaha la doortey waxuu mar labaad qoyska ...
Thursday, November 28, 2024
-
Gudi Loo Magacaabay Ilaalinta Hantida Dawlada Xiliga kala Guurka Ah
Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi ee dhawaan xilka wareejin doonta ayaa magacowday gudida ilaalinta hantida dawlada
Wareegto kazoo baxday wasaarada hawaha guud ayaa lagu magacaabay gudi lix xubnood ka kooban o...
Thursday, November 28, 2024
-
Maxkamadda Sare Ee Dastuuriga Ee JSL Oo Ansixisay Natiijada Rasmiga ah Ee Doorashada Madaxweynaha Iyo Ku xigeenka Madaxweynaha JSL.
27/11/2024-Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Arbacada maanta ansixisay natiijada rasmiga ah ee doorashada Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka Madaxweynaha taasi oo muddadii uu sharcigu u ogolaanayay in laga keeno c...
Wednesday, November 27, 2024
-
Madaxwaynaha La Doortay Oo Kulan la Qaatay Qaarkamid ah Badhasaabyada Dalka Jsl.
Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa qaabilay kulan gaar ahna la qaatey badhasaabada Gobalada Somaliland oo booqasho , duco iyo Salaan ugu yimid.
...
Wednesday, November 27, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Oo Kulan dib u eegis iyo qiimaynta doorashadii madaxtooyada ku qabtay magaalada boorama
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta, hudheelka Safari ee magaalada Boorama, ku qabtay kulan dib-u-eegis iyo qiimayn ah oo ku saabsan doorashooyinkii Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka ee qabsoomay 13-kii November 202...
Wednesday, November 27, 2024
-
Gudida Beelaha Garxajis Oo ka Hadlay Shaqaaqadii Maalintii Shalay ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo Iyo Fariinta Ay Direen
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo Gudida beelaha garxajis ayaa ka hadlay shaqaaqadii maalintii shalay ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo sobobtay khasaare nafeed.
Sidoo kale gudida beelaha garxajis ayaa baaq udiray beela...
Wednesday, November 27, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl oo ka Hadlay Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo Iyo Amarka Uu Faray Gudida Nabadgalyada Ee Gobolka Sanaag.
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa ka hadlay shaqaaqo maanta ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo sobobtay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawacba
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha jsl aya...
Tuesday, November 26, 2024
-
Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil Oo ka Hadlay Arimaha Horyaal Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Iyo Talooyin Uu Ujeediyay!
BURCO(W,N)-Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil oo kamid ah dhalinyaradii hormuudka ahaa isbadalka siyaasadeed ee Somaliland ka dhacay ayaa ka hadlay arimaha horyaala madaxwaynaha cusub ee la doortay cabdiraxmaan cirro isagoo talooyin muhi...
Tuesday, November 26, 2024
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeediyay Shirkii Hertage Ee Magaalada Jabuuti, Sheegayna In Ay Somaliland Tusaale Utahay Qaarada Africa.
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeediyay Shirkii Hertage Ee Magaalada Jabuuti, Sheegayna In Ay Somaliland Tusaale Utahay Qaarada Africa.
https://www.youtube.com/watch?v=ZAdXMvlbT7A...
Tuesday, November 26, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Marti Galisay Shir lagaga Hadlayay Nabadgalyada Qaarada Africa
Dawlada fadaraalka ee itoobiya ayaa marti galisay shir lagaga hadlayay nabadgalyada afrika kaasi oo ay kazoo qaybgaleen madax tiro badani.
https://www.youtube.com/watch?v=5PF-GxjOBT8...
Monday, November 25, 2024
-
Gudida fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulan Yeeshay Iyo Nuxurka Qodobbada Kasoo Baxay!
Gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa kulan iskugu yimid kaasi oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha Somaliland
Shirkan ayaa daarnaa sidii xisbiga kulmiye oo dhawaan lagaga guulaystay...
Monday, November 25, 2024
-
Aqoonyahan Talooyin Muhim Ah Usoo Jeediyay Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland
Aqoonyahan jaamac Ibraahim ayaa shacabka reer Somaliland ku bogaadiyay qaabkii ay uga qayb qaateen doorashadii Somaliland isagoo hambalyeeyay madaxwaynaha jsl ee lagaga guulaystay doorashada muuse biixi
Sidoo kale aqoonyahan ja...
Monday, November 25, 2024
-
“Aniga Somaliland Igama Geydo In Aan Jabhad ka dhex Sameeyo”.Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Darawal.
“Aniga Somaliland Igama Geydo In Aan Jabhad ka dhex Sameeyo”.Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Darawal Ayaa ka hadlay mawqifkiisa natiijadii doorashada madaxtooyada iyo ururada oo ururkiisu dhacay.
https://...
Sunday, November 24, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Hargeysa-24-11-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay fiidnimadii hore Xafiiskiisa ku qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo dalka ka qabtay doorashadii isku sidkanayd e...
Sunday, November 24, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Riig Biyoodkii Labaad Ee Laga Hirgaliyo Deegaanka Sallaxley.
Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland saleebaan cali koore ayaa xadhiga ka jaray rig biyoodkii labaad ee ay xukuumadu ka hirgaliso degmada sallaxley,
https://www.youtube.com/watch?v=SibbKqDqB10...
Friday, November 1, 2024
-
Masuuliyiin katirsan Xisbiga Waddani Oo Kormeer Wacyigalinta Doorashada kusoo Maray deegaanada Galooley Iyo Caada ee Gobolka Gabiley
GABILEY(W,N)-Masuuliyiin uu hor kacayo afhayeenkii hore ee madaxtooyada jsl xuseen dayr ayna weheliyaan siyaasi muuse cabdilaahi suwayn oo katirsan hogaanka xisbiga wadani iyo xildhibaan cabdirashiid haybe ayaa kormeer wacyigalint...
Friday, November 1, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|