Muj Axmed Cali Gaydh Oo ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Dardaaranka Uu Ujeediyay Madaxwaynaha la doortay ee jsl
December 7, 2024 - Written by Editor:
Muj Axmed cali gaydh oo kamid ah mujaahidiintii qaybta laxaadka leh ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha guud eek u xeeran Somaliland
Sidoo kale muj axmed ayaa dardaaran culus ujeediyay Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland cabdiraxmaan cirrooo dhawan la wareegi doona talada dalka.