Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
“Aniga Oo Ka Wakiil Ah, Inanka Aan Adeerka U Ahay Suldaan Xasan, Hadaanu Nahay Beesha Subeer Awal, Waanu Aqbalnay Chief Caaqil Nuuradiin”Axmed Jaambiir Suldaan.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Jaanbiir suldaan ayaa dardaarn culus siiyay Chief Caaqil cusub oo lagu caleemo saaray magaalada hargaysa isagoo dhanka kale ku hadlayay afka suldaanka guud ee subeer awal kaasi oo uu uga siday hambalyo ...
Friday, June 9, 2023
Sahra Halgan Oo Sheegtay In Ay Tagayso Gooje-cade, Eedo Culusna Ujeedisay Gudoomiye Khaliif.
HARGAYSA(W,N)-Fanaanad sahra halgan oo kamid ahayd mujaahidiin usoo halgamay dib uxorayta Somaliland ayaa sheegtay in ay dhawaan booqan doonta taliska ciidanka qaranka ee Goojacade si ay usoo dhiirigaliso ciidamada difaaca qaranka...
Friday, June 9, 2023
“Shaqo la,aantu Siyaasada Waxbay Yeesheen, Dhaqaalaha Waxbay Yeesheen, Guryaha Waxbay Yeeshaan”sh. Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay doorka ay shaqo la,aantu ka qaadato burburka guryaha amaba qoysaska HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN; https://yout...
Thursday, June 8, 2023
Maayar Kuxigeenka Gabiley Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidha Arabsiyo Iyo Allaybaday
GABILEY(W,N)-Maayarkuxigeenka degmada gabiley ahna kusimaha maayarka oo ay weheliyaan xubno kamid ah gudida horumarinta gobolka gabiley ayaa kormeer dhismaha wadada isku xidha Arabsiyo Iyo Allaybaday oo hada la dardar galiyay dhis...
Thursday, June 8, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadh Qaadashadu Ee Gobolka Awdal
BOORAMA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubnihii Golaha wasiirrada ahaa ee ku wehelinaayey safarkiisa Awdal oo maalintii labaad galay ayaa kormeerey goob...
Thursday, June 8, 2023
Gar. Maxamed Saalax Oo Ka Hadlay Khaladaadka Sharci Ee Dacwada Laga Gudbiyay Gudoomiye Khaliif Iyo Talaabooyinka Ka Dhalan Kara!
HARGAYSA(W,N)-Garyaqan maxamed saalax oo ka hadlay sharciyada dacwad ay xeer ilaalinta guud ee qaranku kusoo oogtay gudoomiyaha golaha wakiilada una gudbisay maxkamada sare Sidoo kale garyaqaan maxamed saalax ayaa sheegay in ta...
Thursday, June 8, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Golaha Amaanka Iyo Walaaca Ay Ka Muujisay Xaqiiqadiisa”
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa jawaab ka bixisay qoraal maalintii shalay ka soo baxay golaha amaanka kaasi oo ay kaga hadleen xaalada laascanood iyo colaada ka taagan. Kaasi oo udhignaa sidan; Warsaxaafadeed Xukuuma...
Thursday, June 8, 2023
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Digniin Udiray Cidkasta Oo Ka Agdhow Dhaamka Daami Iyo Talaabada Ay Ka Qaadi Doonaan.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada ahrgaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa booqday dhaamka daami oo ay k wadaan shaqo bulshada lagaga xakamaynayo Iyadoo lagu wareejinayo xili maalintii shalay Uu ku d...
Thursday, June 8, 2023
“Anagu Golaha Wakiilada Dacwad Kumaanu Soo Eegin, Balse Cabdirasaaq Khaliif Oo Dastuur Jabin Ku Kacay Ayaanu Dacwaynay”Xeer Ilaaliyaha Guud
HARGAYSA(W,N)-Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Faah Faahin ka bixiyay Dacwada ay kusoo Oogeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada,kana jawaabay eedo uga yimid xildhibaano Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland cabdiraxmaan jaama...
Thursday, June 8, 2023
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa maalinimadii Isniinta ee 05/06/2023-ka xadhiga ka jaray dhismaha taariikhiga ah ee Maxkama...
Wednesday, June 7, 2023
“7Xildhibaan Oo Katirsan Golaha Wakiilada Ayaa Hor Istaagay Dacwad Golaha Looga Soo Gudbiyay, Cabdirasaaq Khaliif, Kuwa Kalena Way Ka Baqeen” Wasaarada Arimaha Gudaha.
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland cabdilaahi caarshe ayaa ka hadlay dacwad ay xeer ilaalintu maxkamada sare uga gudbisay gudoomiyaha golaha wakiilada Sidoo kale afhayeenka wasaarada arimaha gudaha aya...
Wednesday, June 7, 2023
“Madaxwayne, Haddii Cabdirisaq Khaliif Sifo Sharci-Darro Ah Xilka Looga Qaado, Adna Sifo Sharci-darro ah Ayaa Xilka Lagaaga Xayuubinayaa…”Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere.
BURCO(W,N)-Xildhibaan Mubaarik Xeel-dheere oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si addag uga hadlay tallaabada aan sharciga waafaqsanayn ee ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi ku doonayso inay xasaanada iyo xilk...
Wednesday, June 7, 2023
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Fariin Udiray Shacabka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan xubno kamid ah golaha wasiirada ayaa shacabka udiray fariin la xidhiidha qaadashada kaadhka codbixiyaasha oo qaadashadiisu ka socoto gobolada dalka qaar...
Wednesday, June 7, 2023
Xildhibaan Guruuje Oo Sharaxay Khaladaadka Sharci Ee Ku Jira Dacwada Xeer Ilaalintu Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.
“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Waxaan Odhan lahaa, Adigoo Ilaalinaya Dastuurka Dacwadaa Waa In Aad Hakisaa, Inta Aad Helayso Ogolaanshaha Golaha Wakiilada”Xil, Guruuje. HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur g...
Wednesday, June 7, 2023
Shirkada Telesom Oo Iska Fogaysay Eedo Uga Yimid Aas Aasaha World Remit Iyo Arimaha Ay Bulshada U Iftiimisay!
HARGAYSA(W,N)-Shirkada isgaadhsiinta casriga ah ee telesom ayaa iska fogaysay eedo uu usoo jeediyay shirkada mulkiilaha xawaalada worldremite oo ku eedeeyay in ay joojisaylacagihii dibada lagaga soo diri jiray zaad. Sidoo k...
Wednesday, June 7, 2023
“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Maxkamada Dastuuriga Ahiba, Waxay Ku Dhacday Dabin, Oo Hadii Aan Talaabo Laga Qaadin Somaliland Danbe…”Boqor Buurmadow.
HARGAYSA(W,N)-Boqor cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliand ayaa ka hadlay dacwada xukuumadu maxkamada sare uga gudbisay gudoomiyaha golaha wakiilada iyo jawaab deg deg ah ee kazoo baxay gudoomiyaha ma...
Tuesday, June 6, 2023
Ciidamado Kasoo Goostay SSC Oo Lagu Soo dhaweeyay Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool.
LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo kazoo goostay SSC Iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood ayaa maanta lagu soo dhaweeyay taliska ciidanka qaranka somaliand qaybta 7Aad ee deegaanka samokaab kuwasi ooh ore ciidanka qa...
Tuesday, June 6, 2023
“Qoraalka Kasoo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Wax Qiime Sharci Ah Malaha Waxaanu Baalmarsan Yahay Dastuurka Iyo Dhamaan Xeerarka Dhaqangalka Ah, Mana Mudna Inaan Ka Jawaabo” Gudoomiye Khaliif.
LAASCANOOD(W,N)-Guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa si adag uga jawaabay qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland kaasi oo dabada socday Dacwad ay gudoomiye khaliif ka gudbisay xeer i...
Tuesday, June 6, 2023
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kasoo Horjeestay Dacwad Ay Xukuumada Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka ee wadani oo kala gudoomiya xisbiga iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa qoraalo uu midka dhinaciisa kasoo saaray kaga horyimid dacwad xafiiska xeer ilaalinta maxkamada sare ug...
Tuesday, June 6, 2023
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo kormeer Kusoo Maray Taliska koowaad Ee Ciidamada Ee Gobolka Saaxil.
BERBERA(W,N)-Taliyaha gud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland gen hure haariye ayaa kormeer kusoo maray taliska koowaad ee ciidanka ilalada xeebaha ee gobolka saaxil. Sidoo kale taliyaha ayaa ka warbixiyay ujeedada kormeerk...
Tuesday, June 6, 2023
“Maxakamada Sare Ee Dastuuriga Ah, Ayaa Laga Filayay In Ay Xalka Qayb ka Noqoto, Waxaase Muuqata In Ay Ku Milantay Xukuumaddii Oo Ay Utafaxaydatay In Ay Muranka Daraf Ka Noqoto”Gudoomiye Xirsi.
Somaliland waxay in muddo ah ku jirtay colaado hadheeyay iyo muran dastuuri ah iyadoo uu dhammaaday xilkii Madaxweynuhu looguna kordhiyay sifo sharciga baalmarsan, laguna heshiin. Waxaa kale oo jiray muran sharci oo madaxwe...
Tuesday, June 6, 2023
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Dalka Ka Bilaabmayo Imtixaanka Shahaadiga Ahi!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada oo uu weheliyo gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranku ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maalinta uu bilaabmayo imtixaanka shahaadiga ee fasalada 8aad iyo kuwa dugsiga sare ee afraad ...
Tuesday, June 6, 2023
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Maxkamada Sare Ugudbiyay Dacwad ka Dhan Ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan ayaa Maxkamadda Dastuuriga ah u soo gudbiyay, dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axm...
Tuesday, June 6, 2023
Aas Aasaha World Remit Oo Ka Hadlay Mulkiilayaasha Adeega Zaadka Oo Joojiyay Wada Shaqayntii Xawaaladaha Dibada Lacagaha Kasoo Dira Iyo Cida Bixisay Amarkaasi!
“Waxa Aan Umahadcelinayaa Board-ka Telesom Oo Hawshan Dedaal Badan ka Geystay, Sidii Xal Loogu Heli Lahaa, Waxa se Caddaatay in Amarku ka Sarreeyo Iyaga oo Uu Toos Uga Yimid Cabdirahman Sh. Axmed Nuur Jimcaale, Oo ah Inanka Uu D...
Monday, June 5, 2023
Waa Kuma Ninka Reer Galbeedka Iyo Israel ba ka Qayliyeen Ee Madaxwayne Erdogan Umagcaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda?
Shaki la’aan, mid ka mid ah magacaabisyada golaha wasiirrada Ee uu Erdogan sameeyay ee ugu hadal haynta badan ayaa Ahayd Hakan Fidan, oo muddo 13 sano ah soo hoggaaminayey Waaxda Sirdoonka Qaranka (MIT) oo haddana loo magacaabay...
Monday, June 5, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Gobolka Awdal
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa kormeer ku tagay goobaha ay qaadashada kadhka codbixintu a socoto ee gobolka awdal Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa fariin udiray sacabka reer awdal isagoo shee...
Monday, June 5, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Daahfurka Xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo xubno katirsan golaha wasiirada somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad haayada xaqoontigu soo agaasintay oo ay kusoo bandhigaysay xeerka qaxoontiga iyo magan...
Monday, June 5, 2023
Masuul Katirsan Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Iscasilay, Kana Xogwaramay Sobobta Uu Uga Tagay!
HARGAYSA(W,N)-Masuul katirsanaa Urur Siyaasaadeedka Barwaaqo ayaa sheegay in uu iska casilay ururka barwaaqo isagoo ka waramay arinta keentay ka tagistiisa. Sidoo kale masuulkan ayaa Gudoomiyaha Ururka Barwaaqo Dr Gaboose ku ee...
Monday, June 5, 2023
Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Madal Madaxwayne Kuxigeenku Ku Sugnaa Kaga Hadlay Arinta Askriga Maalmihii Udanbaysay Laga Hadlayay Oo Uu Dhakhtarka Ku Booqday!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaa wakiilada Somaliland ayaa madal uu maanta madaxwayne kuxigeenka Somaliland ku sugnaa ka kaga hadlay dhacdada askari ciidanka katirsanaa oo gaadhii uu waday oo l...
Monday, June 5, 2023
“Waxaan Ka Murugaysanahay, Oo Aan Ka Baqayaa, Shalay Inagoo Sidaa U Arkayna Ayay Laascanood Inagu Gubatay, In Maantana Inagoo Arkayna Burco Inagu Gubato”Gudoomiye Rooda.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur SIyasaadeedka Ogaal Marwo Rooda Cabdi Muuse ayaa si adag uga hadashay colaada labada beelood ee wada dega gobolka togdheer iyo talo xumada xukuumada iyo wxgaradka labada beelood Sidoo kale marwo r...
Sunday, June 4, 2023
Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xoghayaha Xisbiga Waddani Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Wadani khaddar xuseen oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa sheegay in aanu mardanbe xisbiga kulmiye musharax madaxwayne ahayn muuse biixi madaxwaynaha Somaliland isagoo faah...
Sunday, June 4, 2023
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigay Wado Isku Xidhaysa Boqol Jire Iyo Sheekh Cumar!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta Waxay si rasmi ah udhagax dhigeen Waddo Cusub oo isku xidhaysa Degmooyinka Gacma dheere iyo 31 May. Waddadan dhararkeedu wuxuu dhanyahay 4 KM waxaana is...
Sunday, June 4, 2023
46xildhibaan Oo Golaha Wakiilada Horkeenay Mooshin La Xidhiidha Sharciga Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka!
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii goaha wakiilada ee saaka ayaa waxaa mooshin horkeenay 46xildhibaan kaasi oo ah mashruuc sharci oo la xidhiidha xeerka xafiiska imtixaanaadka qaranka. Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah xildhib...
Sunday, June 4, 2023
Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Degmada Waridaad Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac!
SARAAR(W,N)-Shil gaadhi ka dhacay deegaanka waridaad iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu sobobay deegaanka war Idaad oo katirsan gobolka saraar ayaa maanta waxa ka dhacay shil laba gaadhi kaasi oo sobobay khasaaraha laba qof...
Sunday, June 4, 2023
Ganacsade Xasan Ibraahim Geele Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Jidka Halbowlaha Ee Magaalada Wajaale Oo Mudo Xidhan Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.
TOG WAJAALE(W,N)-Ganacsade Xasan Ibraahim Geele oo kamid ah ganacsada magaalada wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wadada halbolwaha ee magaalada wajaale oo mudo xidhan dhisme ay ku samaynaysay maamulka degmadu kaasi oo kala ...
Saturday, June 3, 2023
DAAWO;-Caaqil Cabdicasiis Caaqil Bakeyr Caaqil Wayrax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Caaqil cabdicasiis caaqil bakeyr caaqil Wayrax ayaa maanta lagu caleemo saaray kaasi oo ay kazoo qaybgaleen munaasibada caleemo saarkiisa ,cuqaal,waxgarad iyo aqoonyahanka beesha samater cabdale ee uu caaqilka uyahay...
Saturday, June 3, 2023
Wasiiro Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Wacyigalinta Shidaalka Laga Qodayo Deegaanka Xood.
BURCO(W,N)-Wasiiro xukuumada somaliland katirsan ayaa maanta magaalada burco kaga qaybgalay daahfurka barnaamijka wacyigalinta shidaalka laga qodayo deegaanka xood oo katirsan gobolka togdheer kaasi oo dhawaan la bilaabi doono qod...
Saturday, June 3, 2023
Baarlamaanka Somaliya Oo Dood Ka Yeeshay Waxka Badelka Qodobada Dastuurka Ee Mudo Xileedka Madaxwaynaha.
MUQDISHO(W,N)-Xildhibaanada baarlamaanka somaliya ayaa dood adag ka yeeshay wax badel lagu samaynayo mudo xileedka madaxwaynaha iyo golayaasha oo ay usoo gudbiyeen gudida golaha uqaabilsan arimaasi HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FA...
Saturday, June 3, 2023
Xildhibaan Axmed Muuse Oo Si Adag Uga Hadlay Askari Ciidanka Booliska Katirsan Oo Loo Xukumay Gaadhigii Uu Waday Oo la Dhacay, Kuna Dhex Curyaamay Jeelka.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed muuse oo katirsan golaha wakiilada Somaliland laga soo doortay gobolka sanaag ayaa si kulul uga hadlay tacadi uu sheegay in lagula kacay askari ka tirsan ciidanka booliska oo uu la dhacay gaadhii uu ...
Saturday, June 3, 2023
Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Kaadh Qaadashadu Ka Socoto Ee Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada maalgashiga somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixinta ee gobolka awdal halkaasi oo uu ugu kuurgalayay habsami usocodka ka...
Saturday, June 3, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update