Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Dalka Ka Bilaabmayo Imtixaanka Shahaadiga Ahi!
June 6, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada oo uu weheliyo gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranku ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maalinta uu bilaabmayo imtixaanka shahaadiga ee fasalada 8aad iyo kuwa dugsiga sare ee afraad