Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Daahfurka Shirkada Saamilayda Ee Roob Roon Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Shirkada Saamilayda Ee Roob Roon ayaa maanta lagu daahfurmay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada ka socday beeralaya dalka qaarkood iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Shirka...
Monday, June 19, 2023
Madaxwayne Biixi Oo Sameeyay Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban.
Madaxwayne Biixi Oo Sameeyay Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban. Wareegtooyin Madaxweyne-19-06-2023. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JS...
Monday, June 19, 2023
“Reer Sool Waxaan Leeyahay, Diyaar Baannu Unahay Inaynu Walaaltinimo Iyo Nabad Ku Xallinno, Khasaarena Intii Dhacday Inoogu Filan”Madaxwayne Biixi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu si kooban uga hadlay shaqaaqada ka aloosan deegaanno kamid ah gobolka Sool, waxana uu xusay inuu khilaafku yahay mid dhexyaalla gudaha bulshada reer Somalilan...
Sunday, June 18, 2023
Xildhibaan Axmed Ini Oo Shaaciyay In Uu Tartamayo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed cabdi muuse (axmed ini) oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay iscasilaadii gudoomiyaha golaha cabdirasaaq khaliif iyo loolanka loogu jirto buuxinta gudoomiyaha Sidoo ...
Sunday, June 18, 2023
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Hanjabaad Culus Udiray Maamul Goboleedka Punthland Iyo Kooxaha Kusoo Duulay Gobolka Sool.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland s/g, nuux ismaaciil taani oo ka hadlay munaasibad tababar loogu soo xidhay cutubyo katirsan ciidanka qaranka ayaa hanjabaad culus udiray maamul goboleedka punthland oo dagaal kuso...
Sunday, June 18, 2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay Cutubyo Kamid Ah Ciidamada Qaranka
Berbera-(W.M)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcado kamid ah ciidamada Qaranka oo muddo lagu carbinayey kulliyaddo kala duwan maantase loogu soo xidhay Kulliyadda Cabdila...
Sunday, June 18, 2023
“Qolada Kulmiye Ha Kala Daayaan, Faratoon Doorta Iyo Yaan La Dooranin..”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada iyo doodaha xukuumada ee iska hor imanaya isagoo ugu baaqay in ay kala daayaan faratoon doorta iyo ha ...
Saturday, June 17, 2023
Tirada Ardayda Gobolka Gabiley Ee Sanadkan Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah.
GABILEY(W,N)-Imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda fasalada 8aad iyo kuwa dugsiyada sare ee fasalada afraad ayaa maanta ka bilowday guud ahaan Somaliland Tirada ardayda gobolka gabiley ee sanadkan ufadhiisatay imtixaanka shahaadi...
Saturday, June 17, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga Ah Oo Maanta Ka Bilowday Guud Ahaan Somaliland.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo siddeedaad ee dugsiyada Hoose dhexe oo maanta si rasmi ah uga bilaa...
Saturday, June 17, 2023
5Hablood Oo Sedex Walaalo Yihiin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Ka Dhacay Dalka Maraykanka.
Minneapolis(W,N)-Alle haw-naxariiste waxa magaalada Minneapolis Ee DDalka Maraykank ku geeriyooday 5 hablood oo Soomaali ah Kaasi oo uu sobobay geeridooda shil gaadhi Shil gaadhi oo ka dhacay gudaha magalada Minneapolis ayaa sa...
Saturday, June 17, 2023
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Loolanka Loogu jiro Gudoomiyaha Golaha wakiilada, Si Qaawana Uweeraray Cali Xaamud
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbi xaakmika kulmiye buni ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu baneeyay cabdirasaaq khaliif isagoo si qaawan uga hor yimid doonista gudoomiyaha ee cali xaamud oo hada ah ...
Friday, June 16, 2023
Baadi Goobka Boqolaal Tahriibayaal Somali Ah Oo Ka Socda Bada Giriiga
GIRIIGA(W,N)-Boqolaal somali tahriibayaal ah oo dooni kula qaraqantay badwaynta giriiga ayaa lagu jiraa raad cadoodii taasi oo ay ku hawlan yihiin ciidamada bada ee dalka giriigu. https://youtu.be/ILrHhh_e5SE...
Friday, June 16, 2023
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay Gobolka Togdheer.
BURCO(W,N)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamid ah madaxdhqameedka magaalada burco ujooga nabadaynta beelihii dirirtu u dhexmartay deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer ayaa dardaaran culus ujeediyay labada beelood ...
Friday, June 16, 2023
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Galay Fasax 5Todobaad Ah, Xili Uu Taagnaa Loolanka Buuxunta Jagada Gudoomiyuhu!
HARGAYSA(W,N)-Qoraal uu soo saaray gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada somaliland siciid mire giire ahna kusimaha gudoomiyaha golaha ayaa xildhibaanada lau wargaliyay in goluhu uu galay fasax 5todobaad ah kaasi oo ah f...
Friday, June 16, 2023
Xildhibaanka Buuxinaya Kursigii Uu Baneeyay Cabdirasaaq Khaliif Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan yuusuf faarax oo ah xildhibaanka buuxinaya kursigii golaha wakiilada ee uu baneeyay cabdirasaaq khaliif ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; htt...
Thursday, June 15, 2023
Qaarkamid Ah Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Wariye Bushaaro Baadey.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana ee somaloiland ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday wariye bushaaro baadey oo mudo bil ah ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana ilaa hada la...
Thursday, June 15, 2023
Cali Xaamud Jibriil Oo Si Adag Uga Biyo Diiday Qorshe Uu Ula Yimid Gudomiyaha Guurtidu Iyo Waxa Uu Daarnaa!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaloiland cali xaamud jibriil oo hada utartamaya gudoomiyaha golaha ee uu baneeyay cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay hadal kaga yimid gudoomiyaha golaha guurtida Som...
Thursday, June 15, 2023
Madax-dhaqameedka Beesha Habar Jeclo Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Dagaalka Laascanood.
BURCO(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha habar jeclo oo shirk u qabsaday magaalada burco ayaa kazoo saaray war murtiyeed ay kaga hadlay xaalada dalka Somaliland iyo doorka beel ahaaneed ee dagaalka ka socda laascanood. HALKAN KA DAAW...
Thursday, June 15, 2023
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Ilaaliyayaasha Imtixaanka Iyo Arimaha ay Kula Dardaarmeen.
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa kulan la yeeshay ilaaliyayaasha amaba gudoomiyayaasha goobaha imtixaanaadka qaranka ee dalka oo dhan Kulankan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha xafiiska imtixaanaad...
Wednesday, June 14, 2023
Mahdi Maxamed Guuleed Oo Ka Xog-waramay Dhacdooyin Xasaasi Ahaa Oo Ku Xeernaa Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo Ee Adis Ababa.
“Muuse Waa Shakhsi, Marka Ay Xaajadu Ku Adag Tahay, Dadka Telefoonka Ka Rida, Oo Shucuurta Somalinimada Iyo Walaaltinimada Xadhigaa Uga Garaaci Jiray Madaxwayne Farmaajo, Marka Ay Xaajadu Iskugu Toosan Tahayna, Afka Taaga Oo Kib...
Wednesday, June 14, 2023
Xildhibaan Indho Indho Oo Dhaar Ku Maray Hadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Loo Dooran Waayo Xil. Faratoon Inay Iscasilayaan!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqadir indho indho oo kamid xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ee kazoo jeeda gobolada bari ayaa ka hadlay iscasilaadii gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif iyo loolanka hada...
Wednesday, June 14, 2023
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Maalintii Labaad Kormeer Ku Maraya Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi,Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Qaar kamid ah hogaanka Xisb...
Tuesday, June 13, 2023
Shirka Maayarada Dalka Oo Ka Furmay Magaalada Burco Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Shirka maayarada degmooyinka somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada burco caasimada gobolka togdheer kaasi oo ay aksoo qaybgaleen badi maayarada dalka iyo xubnaha ururka dawladaha hoose. HALKAN KA DAAWO MUUQAA...
Tuesday, June 13, 2023
Xildhibaankii Buuxin Lahaa Kursigii Uu Iska casilay Cabdirasaaq Khaliif Oo Sheegay In Aanu Buuxinayni Iyo Sobobta!
LAASCANOOD(W,N)-Sugihii koowaad ee liiska xildhibaanada golaha wakiilda ee gobolka sool islamarkaana ahaa mudanihii buuxin lahaa kursiga xildhibaanimo ee iska casilay cabdirasaaq khaliif ayaa shaaciyay in aanu buuxinaynin booskaas...
Tuesday, June 13, 2023
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Somaliland Dhex Fadhido Somaliya Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada Somaliland!
“Somaliland Waxaad Moodaa Dhowr Iyo Tobankii Sano Ee Udanbeeyay, In Aynu Dhex Fadhino Somaliya, Ismana Ogin”Muj cabdilaahi Dirawal. HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyasadeedka Muj Cabdilaahi Iimaan dirawal ayaa ka hadlay ...
Tuesday, June 13, 2023
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaybintu Ka Socoto Ee Gabiley
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyiinka qaranka oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmadu ayaa kormeer kusoo maray goobaha kaadh qaybintu ka socoto ee gabiley HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; http...
Monday, June 12, 2023
Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Raashin Uqaybisay Boqol Iyo Konton Qoys Oo Isugu Jira Soonoqdayaal Iyo Danyar.
HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa maanta raashin uqaybisay 150qoys oo iskugu jira dadkii laga soo celiyay dalalka dibada iyo qoysaska kale oo danyar ah. https://youtu.be/UUKMmmIWI0s ...
Monday, June 12, 2023
Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD Oo Maanta Ka Furmay Dalka Jabuuti.
JABUUTI(W,N)-Waxaa maanta ka furmaya magaalada Jabuuti shir madaxeedka 14-aad ee caadiga ah ee madaxweynayaasha iyo ra’iisal wasaarayaasha dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD. Waxaa kasoo qayb galay madax ay ka mid yih...
Monday, June 12, 2023
Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilowday Gobolada Togdheer, Maroodi Jeex Iyo Sool.
HARGAYSA(W,N)-Wajigii labaad qaybinta kaadhka codbixiyayaasha ayaa maanta ka bilaabantay gobolada togdheer maroodi jeex iyo sool HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/cKFmG9SZEUI...
Monday, June 12, 2023
Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinnimadii Golaha Wakiilada Jsl.
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdiasaaq khaliif axmed ayaa goordhawayd si rasmi ah ushaaciyay in uu iska casiley xilkii gudoomiyaha golaha xubinnimadii xildhibaannimo iyo xisbigii uu katirsanaa ee waddan...
Sunday, June 11, 2023
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale Sedex Cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Wariye Bushaaro Baaday.
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta saddex maalmood oo rummaan ah (Xabsi ku siihayn) u jartay wariye Bushaaro Cali Baanday. Waa markii afraad ee wariyaha loo jaro Rummaan iyada muddo bil ku dhaw ku x...
Sunday, June 11, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Dacwada Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Kuna Hanjabay in Aan Somaliland jiray Hadii La Cayimi Waayo Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Jsl.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Dacwada Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ay kusoo oogtay maxkamada sare, isagoo sheegay in Aan Somaliland jiray Hadii La Cayimi Waayo Qabsoomida Doorashada Madaxtooya...
Sunday, June 11, 2023
Komishanka Doorashooyinka Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer.
BURCO(W,N)-Komishanka Doroshoyinka Qaranka JSL ayaa maanta magalada Burco ku qabtay munaasibada balaadhan oo lagu daahfurayey Kaadh-Qaybinta Codbixiyaasha Gobolka Togdheer. Qaadashada kaadhka codbixinta ayaa si rasmiya uga bila...
Saturday, June 10, 2023
“Hadaan Raga Siyaasiyiinta Ah Ee Dalka Taladiisa Gacanta Ku Hayaa, Qaar Aanay Waxba Ka Tagin, Xadhig La Giijiyaa Wuu Go,aa Uun”Maayar Mooge.
“Waxaynu Doonaynaa Wadan Dimuqraadiya Oo Dadkiisu Aanay Cid Caabudayn Dadka Madaxdana..”Maayar Mooge/ “Hadaan Raga Siyaasiyiinta Ah Ee Dalka Taladiisa Gacanta Ku Hayaa, Qaar Aanay Waxba Ka Tagin, Xadhig La Giijiyaa Wuu Go...
Saturday, June 10, 2023
DAAWO;-Bandhiga Buuga Weerane Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu soo bandhigay buuga weerane oo uu qoray muj maxamed baaruud cali gudoomiyaha haayada xuquuqal iisaanka qaranka kaasi oo ka hadlaya bilowgii halgankii dalka dib loogu xoreeyay ee dhalinyarada ufo. W...
Saturday, June 10, 2023
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Qabsoomida Doorashooyinka!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee katirsan xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa ka hadlay rajada laga qabo in ay qabsoonto doorashada madaxtooyada iyo waxa laga filan...
Saturday, June 10, 2023
Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Wakana Warbixiyay Safarkiisii Iyo Waxyaabaha Usoo Qabsoomay.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somailand cali xaamud jibriil ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa kadib Gudoomiye cali xaamud ayaa ka...
Saturday, June 10, 2023
Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Ee Somaliland Oo Ka Dhoofay Dekeda Berbera
HARGAYSA(W,N)-Xoolihii ugu tirade badnaa ee somaliland ayaa maanta ka dhoofay dekeda berbera kuwasi oo kusii jeeda dalka sucuudiga xoolaha ayaa ah kuwii loogu talo galay xiliga xajka. https://youtu.be/0pEDKDyZXIM...
Friday, June 9, 2023
“Maxamed Kaahin Ta Uu Ka Yeelay Ayaa Ka Xun Ka Ta Cabdirsaaq Khaliif ”Caaqil Cumar Cismaan.
“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Waxaan Leeyahay Haayadaha Dawlada Madaxda Ugu Sareeya Danbiga Way Wada Galeen, Hadii Uu Dacwada Uu Kusoo Oogay Cabdirasaaq Khaliif, Uu Kusoo Oogo Madaxwaynaha, Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Jananka Ciid...
Friday, June 9, 2023
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo War Cusub Kasoo Saaray Kaadh Qaadashada Gobolada Saaxil, Awdal Iyo Sanaag.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka qaranka Somaliland ayaa war cusub kazoo saaray wakhtigii loo mudeeyay qaadashada kaadhka codbixinta ee ka socday gobolada sanaag, awdal iyo saaxil oo maalintii udanbaysay ay tahay Sidoo kale...
Friday, June 9, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update