Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
“Runtii Maanta Meel Fiicanbaynu Maraynaa, Wax badana Way Dhiman Yihiin, Laakiin Nabadbaa Lagu Gaadhayaa”Muj Cabdiraxmaan Awcali
HARGAYSA(W,N)-Muj Cabdiraxmaan Aw Cali faarax tolwaa madaxwayne uxigeenkii hore ee somliland ayaa ka hadlay xus iyo duco loo sameeyay alle ha,unaxariistee muj cabdi xuseen “jaale diid” ayaa ka waramay taariikhdii halgan ee muj...
Friday, July 14, 2023
“Diinteenu Waxay Inooga Baahan Tahay, Inaan Fahano Oo Barano”Xil Siciid Sokeeye.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh,xildhibaan siciid sokeeye oo jeedinayay khudbadii salaada jimce ayaa bulshada kula dardaarmay barashada dinta iyo fahankeega. https://youtu.be/0gJm8hU7Y-A...
Friday, July 14, 2023
“Dagaalkii SNM Ee Aanu Ku Jirnay, Salaan Kor loo Korayo Ayuu Ahaa, Ninka Ugu Geesisanbaana, Halka Ugu Saraysa Tagayay, Dagaalka Sokeeyuhuna..”Muj Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Muj cali maxamed Yuusuf “cali Guray oo ka waramay taariikhdii Muj Cabdiraxman jaale diid iyo dhacdooyinkii ay isla soo mareen,doorkii uu ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland. https://youtu.be/HvfhUiHoDA...
Friday, July 14, 2023
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Casho Sharaf Ah Ku Qaabiley Madax Dhaqameedkii Muqdisho Uga Yimid Xal Uhelida Dagaalka Laascanood!
Hargeysa-(W,N)-Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii Xalay kulan casho sharaf ah la qaatay odayaashii dhaqanka ee iskood isu xilqaamay ee nabadda iyo walaaltinimada u yimid dalka si ay ...
Friday, July 14, 2023
Ergayga Xukuumada Somaliya Uqaabilsan Wada Hadalada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay!
MUQDISHO(W,N)-Ergayga madaxwaynaha somaliya uqaabilsan dib ubilaabadiba wada hadaladii somaliland iyo somaliya Cabdikariim Guuleed oo kilan la qaatay wakiilka qaramada midoobay ufadhiya somaliya; Cabdikariim guuleed ayaa sheega...
Thursday, July 13, 2023
Muj Cabdikariim Cali Buux Oo Ka Waramay Taariikhda Muj Maxamed Cali Iyo Deegaanadii Uu Halganka Ka Bilaabay!
HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Cabdikariim Cali Buux oo kamid ahaa jabhadii Afraad ee ay ka bilaabantay halgankii dib loogu xoreeyay kana unkantay SNM Ayaa ka hadlay taariikhdii muj maxamed cali oo isagu ahaa sarkaalkii ugu horeeyey ee ut...
Thursday, July 13, 2023
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Shaqaalaha Ku Yeeshay Dagaalka Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada somaliland khaalid jaamac qodax ayaa ka hadlay saamaynta uu dagaalka laascanood ku yeeshay dhaqaalihii dalka iyo shaqaalaha dawlada Sidoo kale gudoomiyaha haayada shaqaalaha ...
Thursday, July 13, 2023
Maayarka Caasimada Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Si Wada Jir Ah Udhagax Dhigay Dhismayaal Cusub.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed Mooge Iyo Gudoomiy kuxigenka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Faadumo Cabdilaahi Cumar ayaa siwada jir ah udhagax dhigay dugsi waxbarasho iyo xarun caafimaad...
Thursday, July 13, 2023
Madaxwynaha Masar Iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Ka Shiray Biyo-xidheenka Webiga Nile.
MASAR(W,N)-Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka wadahadlay xiisadda Suudaan, xidhiidhka labada dal iyo biyo xidheenka weyn ee Itoobiya ay ka sameyneyso webiga Nile, sida ay s...
Thursday, July 13, 2023
“Muj Maxamed Cali Wuxuu Fadhiisin Ka Dhigtay, Geedka Maxamed Cali Iyo Wadada Godka, Oo Udhaxaysa Wajaale Iyo Geed balaadh,Dhalinyarada Waxaan Leeyahay, Halkaasi Taga Oo Isku Soo Mehersada” Wasiir Maxamed Kaahin.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa ka waramay taariikhdii halgameed ee Muj Maxamed Cali Faarax oo kamid ahaa sarkiishii SNM EE Bilaabay halganka dib uxoraynta madaxbanaanida Somaliland ayaa ...
Wednesday, July 12, 2023
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Saxafi Madar Cabdi Axmed.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaan galabta xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum suxufi madar cabdi axmed oo maalintii shalay ku geeriyooday dalka itoobiya Aaska marxuumka oo ay kasoo qy...
Wednesday, July 12, 2023
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulamo Gooni Gooni Ah La Yeeshay Madaxwaynaha, Asxaabta Iyo Ururada Siyaasada+ Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, Madaxda Axsaabta iyo Ururrada Siyaasadda JSL. Kulamadan oo ay warbaahintu dib joog ka a...
Wednesday, July 12, 2023
Masuuliyiin Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Ingiriiska.
LONDON(W,N)-Wafti wasiiro ah oo ka socday xukuumada Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay dalka ingiriiska halkaasi oo ay utageen shaqo qaran Waftigan oo uu horkacayo wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim...
Wednesday, July 12, 2023
Hooyada Dhashay Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Ka Hadashay Xadhiga Inanteeda Iyo Fariinta Ay Udirtay Xukuumada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Hooyada dhashay wariye bushaaro cali Baaday ayaa ka hadashay xadhiga inanteeda oo mudo laba bilood ah ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana ilaa hada wax xukun ah lagu ridin islamarkaana aanay xukuumadu si cad uc...
Wednesday, July 12, 2023
Xisbiga Ucid Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Komishanka Doorashooyinka Qaranka jsl!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga Ucid ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta wada yeesheen komishanka doorashooyinka qaranka kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo la xidhiidha doorashooyinka iyo mudayntooda. https://youtu.be/GR5ZsdNRfJ...
Wednesday, July 12, 2023
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Dhaariyay Mudane Yuusuf Faarax Warsame Ducaale, Oo Kamid Noqonaya Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa 10/07/2023-ka dhaariyay Mudane Yuusuf Faarax Warsame Ducaale, kadib markii Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL ay Maxkamadda...
Tuesday, July 11, 2023
Ciidamada Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Damiyay Dab Markale Ka Kacay Guri Ku Yaala Xaafada State House Ee Magaalada Hargaysa
Hargeysa(W,N)- Xaafada State house ka ayaa mar kale Dab ka kacay Guri Jiingada Habeenimadii xalay 10 July 2023 abaaro 8 :30 kii. Ciidamada Dabdemiska Hargeysa ayaa si degdega goobtaas ku gaadhay, goobtaas oo ahayd cidhiidhi ayn...
Tuesday, July 11, 2023
“Qofku Wuxu Barayaan Dastuurkiisii Iyo Xaqa Uu Ku Leeyahay Dalku” Suxufi Siciid Cali Muuse.
HARGAYSA(W,N)-Suxufi Rugcadaa Siciid Cali Muuse Horena usoo Noqday Afhayeenka komishanka doorashooyinka somaliland kana mid ahaa macalimiinta shaqaalaha dawlada barayay dastuurka iyo wadaniyada ayaa ka hadlay doorka warbaahintu ...
Tuesday, July 11, 2023
Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Oo Shaaciyay In Ay Soo Saarayaan Jidwalkii Doorashada!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka oo maanta kulan la qaatay shir gudoonka golaha wakiilada ayaa faah faahin ka bixiyay halka wax umarayaan Sidoo kale gudoomiyaha komishanka ayaa sheegay in ay soo saarayaan jidwalk...
Tuesday, July 11, 2023
Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkooga Qaraarkii Kasoo Baxay Maxkamada Sare Ee Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa soo dahweeyay qaraarkii maxkamada sare kazoo saartay dalabkii uga yimid komishanka doorashooyinka isagoo sheegay in ay xisbi ahaan diyaar uyihiin doorasho ka...
Tuesday, July 11, 2023
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qaraarkii Maxkamada Sare Kasoo Saartay Dalabkii Komishanka Doorashooyinka!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka dareen celiyay qaraarkii maxkamada sae kasoo saartay qoraal ay adhawaan ugudbiyeen komishanka doorashooyinka kaasi oo ay kaga dalb...
Tuesday, July 11, 2023
“Dalkan Doorasho Aan Heshiish Lagu Ahaynin Kama Dhici karto, Waxaanan Ku Telin Lahaa, Komishanku Doorashoyinka Qaranku, In Ay Iskugu Yeedhaan “siyaasi Dhimbiil.
“Anaa Amiir Wax Shaqaynaya Maaha, Sida Xukuumadu Doonaysana Noqon Mayso, Sida Mucaaridku Doonaya Noqon Maysee, Wixii Dalka Udana Ayaa Muhiim Ah”Siyaasi Dhimbiil BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid aq...
Monday, July 10, 2023
“Komishanka Doorashada Xeer Lam 92 Sadex Doorasho Ayuun Buu Ku Waajibiyay In Ay Qaban karaa, Tu Afraad Sharciga Ay Ku Qaban Karaan, Bal Dadka Ha Usheegaan?Siyaasi Cali Guray.
Gar Baa Loo Yahay Islaam! Komishanka Doorashada Xeer Lam 92 Sadex Doorasho Ayuun Buu Ku Waajibiyay In Ay Qaban karaa. Tu Afraad Sharciga Ay ku Qaban Karaan Bal Dadka ha Usheegaan? Marka ay Road mapka Doorashada Madaxtooyada Soo...
Monday, July 10, 2023
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhagax Dhigay Afar Mashruuc Oo Ay Fulinayso Gobolka!
GABILEY(W,N)-Maamulka Dawladda Hoose Gabiley Ayaa maanta dhagax dhigay Afar mashruuc oo laga fulinayo Gabiley Iyo Deegaanadda Hoos yimaada, Afarta mashruuc ayaa kala ah Balaadhin Iyo dayactir lagu samayn doono Saldhiga dhexe ee Ga...
Monday, July 10, 2023
Waftigii Xukuumada Somaliland Ee Ku Maqnaa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
WAJAALE(W,N)-Wafti wasiiro ah oo ka socday xukuumada Somaliland ee socdaal ku joogay magaalo madaxda ismaamul somalida ee jig jiga halkaasi oo ay utageen sidii shacabka iyo xukuumada ula wadaagi lahaayeen dhibtii kazoo gaadhay suu...
Monday, July 10, 2023
Madaxweynaha Jsl Oo Tabobar Usoo Xidhay Ku Dhawaad Afar Kun Oo Shaqaalaha Dawladda Ah Oo Bartay Dastuurka Iyo Waddaniyadda.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tabobar usoo xidhay ku dhawaad Afar kun oo kamid ah shaqaalaha dawladda oo dhammaystay tabobar Dastuurka iyo waddaniyadda ah lagu baray. ...
Monday, July 10, 2023
Maxkamadda Dastuuriga Ah Ee Jsl Oo Go’aan Kasoo Saartay Arji Ay Dhawaan Usoo Gudbiyeen Komishanka Doorashooyinka Qaranku!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay diiday arjiga ku taariikhaysan 04/07/2023 ee ay Guddida Doorashooyinka Qaranku u soo gudbiyeen Maxkamadda Saree e JSL ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ujeedadi...
Monday, July 10, 2023
Khuburro Ka Tirsan Wasaaradda Beeraha Jsl Oo Taiwan Kaga Qayb-galay Tababbar Kulmiyey Dawladaha Afrika
Taipei (W,N)-Khuburo ka mid ah Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL, ayaa dalka Taiwan kaga qayb-galay Tababbar la xidhiidha Aqoonta Beeraha, kaasi oo Taiwan ugu talo-gashay Dadka Qaaradda Afrika. Tababbarkan, waxa ka qayb-ga...
Sunday, July 9, 2023
“Komishanka Iyo Maxkamada Sare Yaanay Dadka Isku Dirin, Dalkana Burburinin, Madaxwaynuhuna Ha Ogaado, Hadii Uu Fadhiga Ka Kici Waayo Waalahi..”Siyaasi Rashiid
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf “Sheekhul Axmar) oo kamid ah haldoorka reer somaloiland kana mid ahaa dadkii ka qayb qaatay nabadaynta beelihi dirirtu ku dhexmartay deegaano kamid ah gobolka togdheer ayaa ka waramay ...
Sunday, July 9, 2023
Shirkada Dahabshiil Oo 20 𝐌𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐫 Ugu Deeqday Dadkii ku Waxyeeloobay Suuqii Gubtay Ee Magaalada Jig Jiga!
Shirkadda Dahabshiil oo 𝟐𝟎 𝐌𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐫 Ugu deeqday Ganacsatadii ku waxyeeloobay musiibadda dabka ka kacay Suuqa Taywan ee magaaladda Jigjiga. Shirkadda ayaa sidoo kale 𝐊𝐡...
Sunday, July 9, 2023
Maxakamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Maanta Si Rasmi ah Udhagaystay Eedaymaha Loo Haysto Wariye Bushaaro Baanday!
HARGAYSA(W,N)-Maxakamadda gobalka Maroodijeex ayaa maanta la horkeenay Wariye Bishaaro Baande waxaana si rasmi ah loo gudo galay garmaqalka eedaha loo haysto oo ay kamid tahay kicin dadweyne. Fadhiga maanta waxaa ka qeyb ga...
Sunday, July 9, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Qurba Jooga Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Warbixiyay Xaalada Dalku Marayo!
LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo u sugan dalka ingiriiska ayaa kulan la qaatay taageerayaasha xisbiga ee magaalada london kuwaasi oo uu uga xog waramay xaalada dalka khilaafka doorashooyinka iyo dagaalka laascanood. h...
Sunday, July 9, 2023
Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Magaalada Jig Jiga!
JIG JIGA(W,N)-Wafti wasiiro oo madaxwaynaha somaliland udiray gurmad suuqii ganacsi ee ku gubtay magaalada jig jiga ee caasimada ismaamulka somalida ayaa maanta booqday suuqii gubtay halkaasi oo ay indhahooga kusoo arkeen malaayii...
Sunday, July 9, 2023
Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Marxuum Mujaahid Abokor Cabdi Maxamed (Afdhanle) Oo ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa!
TACSI MADAXWEYNE: 08/07/2023. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Saturday, July 8, 2023
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Jig Jiga Ee Caasimada DDS.
WAJAALE(W,N)-Wafti wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka socday xukuumada Somaliland ayaa maanta duhurkii ukicitimay magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida ee jig jiga halkaasi oo habeenkii xalay uu ku gubtay suuqii ganacsi ee mag...
Saturday, July 8, 2023
Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Qoraalka Komishanku Ugudbiyeen Maxkamada Sare Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah urur siyaasadeedyada cusub ee somaliland oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay mawqifkooga ku aadan qoraalka komishanka doorashooyinku ugudbiyeen maxkamada sare taasi oo asxaabta mucaarid...
Saturday, July 8, 2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Suuqa Waaheen.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dhiska suuqa casriga ah ee Waaheen, gaar ahaan intii ay dawladdu lahayd oo laga binayn doono dhisme casr...
Saturday, July 8, 2023
Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Gurmad Ka Galay Dabkii Ka Kacay Suuqa Magaalada jig jiga
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada dab damiska somaloland oo ay horkacayaan maayarka caasimada hargaysa iyo taliyaha cidanka dab damiska ayaa habeenkii xalay magaalada jig jiga halkaasi oo ay ugurmadeen daminta dabkii ka kacay suuqa taiwan e...
Saturday, July 8, 2023
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dabkii Ka Kacay Suuqa Ganacsi Ee Magaalada Jig Jiga.
JIG JIGA(W,N)-Dab oogan ayaa habeenkii xalay ka dhacay suuq ganacsi oo ku yaala magaalada jig jiga ee caasimada dawlad deegaanka somalida kaasi oo sobobay khasaare baahsan oo hantiyeed HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; ...
Saturday, July 8, 2023
Midkamid Ah Xaasaskii Abwaan Sooraan Oo Ka Warantay Dabeecadihiisii, Ilaahayna Ka Bariday In Uu Janada Ku Kulmiyo!
Midkamid Ah Xaasaskii Abwaan Sooraan Oo Ka Warantay Dabeecadihiisii, Ilaahayna Ka Bariday In Uu Janada Ku Kulmiyo! Sidoo kale xaaskii uhoreeyay ee abwaan sooraan alle,unaxariistee ayaa sheegtay in uu jeclaa islamarkaana aanu wa...
Friday, July 7, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update