|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj Cabdikariim Cali Buux Oo Ka Waramay Taariikhda Muj Maxamed Cali Iyo Deegaanadii Uu Halganka Ka Bilaabay!
July 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Cabdikariim Cali Buux oo kamid ahaa jabhadii Afraad ee ay ka bilaabantay halgankii dib loogu xoreeyay kana unkantay SNM Ayaa ka hadlay taariikhdii muj maxamed cali oo isagu ahaa sarkaalkii ugu horeeyey ee utaga afraad kana bilaabay halganka deegaanada xuduudka teedsan ee geedka maxamed cali, wadada godka iyo geed balaadhan oo ay wada joogeen muj cabdkariim. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:LIVE-TOOS U DAAWO: XAFLADDA CAANA SHUBKA BEELDAAJE MAXAMED BEELDAAJE ISMAACIIL OO KA SOCOTA DEGMADA... "Dadkaaga ha uga baqin inay dalkooda burburiyaan ama cadow inay u shaqeeyaan"Wasiir Waran Cade. Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dalk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|