WARAR
-
Dr Cabdiwali Suufi Jibriil Lix Sano Oo Uu Ahaa Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Maxaa Uqabsoomay, Maxaase Bulshada Ka Qarsoon?
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada SomalilandDr cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil oo mudo lix sano ah wasiir ka ahaa wasaarada isgaadhsiinta dhawaana madaxwayne biixi xilka qaaday ay...
Friday, November 24, 2023
-
Xildhibaan Axmed Wali Oo Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Ugu Baaqay In Ay Ka Jawaabto Cabashada Shacabka Reer Wajaale!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Wali Cabdilaahi Khaliif Oo kamid ah golaha deegaanka Gabiley ayaa ka hadlay cabashada maalmihii udanbeeyay kasoo yeedhaysa shacabka magaalada wajaale oo Ka cabanayay tacadiyo iyo cashuuro sharci daro...
Friday, November 24, 2023
-
Warbixin: Maxa Kala Haysta Xeerka Doorashooyinka Iyo Golaha Guurtida!
HARGAYSA(W,N)-Golaha Guurtida Somaliland ee uu gadhwadeenka uyahay saleebaan maxamuud ayaa tan iyo intii ay dalka ka taagnayd muranka doorashooyinka waxay iyagu dhinacooga caqabad ku noqdeen xeerararka arimaha doorashooyinka khuse...
Friday, November 24, 2023
-
Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah Uga Mid Noqotay Dallada Bulshada Bariga Afrika Ee EAC!
LONDON (W,N)-Soomaaliya ayaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi culus oo la socda, ayaa ku sugan m...
Friday, November 24, 2023
-
Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Somaliland Usocda Wada Hadal Isticmaalka Dekeda Berbera
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa xaqiijisay in ay dawlada somaliland usocdo wada hadal la xidhiidha sidii ay itoobiya u isticmaali lahayd dekeda berbera kaasi oo ay sheegtay in uu meel fiican marayo wada hadalka udhexeeya Som...
Thursday, November 23, 2023
-
Madaxdhaqameedka Katirsan Beelaha Direed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha direed ee deegaanada itoobiya gaar ahaan oromo direed ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=9xg06jkR4zI...
Thursday, November 23, 2023
-
“Madaxwaynuhu Waxa Uu Dalka Ka Wado, Ee Marba Meel Iskugu Qaadayaa, Mudo Kordhin Ayuu Ku Doonayaa” Gudoomiye Axmed Kayse.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Gabiley ee xisbiga Mucaaridka ee waddani Garyaqaan Axmed kayse Ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo gudoomiyaha Golaha Guurtida saleebaan gaal oo uu sheegay in ay doonayaan in ay fashiliy...
Thursday, November 23, 2023
-
Golaha Deegaanka Degmada Saylac Oo Xilkii Ka Qaaday Maayarkii,Maayar Cusubna Doortay
SAYLAC(W,N)-Xildhibaanada golaha deegaanka degmada saylac ayaa xilkii ka qaaday maayarkii hore ee golaha deegaanka iyagoo doortay maayar cusub.
https://www.youtube.com/watch?v=bDcXApK6pQI...
Thursday, November 23, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga Waddani ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo ay sheegeen in uu ku fashilmay hogaaminta qaranka iyagoo ugu baaqay in uu xilka iskacasilo ismarkaana talada dalka ku wareejiyay cid doorashada g...
Thursday, November 23, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dagaalo Maanta Ka Dhacay Gobolka Sool!
WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa-(W,N)- Waxaa saaka soo weeray dadka shacabka ah ee degaanka Buq-dharkayn ee Gobolka Sool, Kooxda Argagixisada ah, Huwanta ka Dagaalanta Bariga Magaalada Laascaanood iyo Ciidamada Maamul Goboleedka Punt...
Wednesday, November 22, 2023
-
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Xldhibaano Katirsan Baarlamaanka Dalka Uk.
LONDON(W,N)-Xubno ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha 2aad ee Golaha Wakiiladda Mudane, Xildh. Ali Hamud Jibril oo ku sugan Dalka UK ayaa Xafiiskiisa Dhismaha Baarlamaanka UK kulan kula yeeshay Sir...
Wednesday, November 22, 2023
-
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Udhigay Ansixinta Xeerka Isasaarka Doorashooyinka Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida somaliland oo maanta ubalan sanaa gudo gal xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa dib udhac yimid kadib markii ay gudidii loo saaray ee golaha guurtidu ay sheegeen in ay ubaahan yihiin mudo dheeraad...
Wednesday, November 22, 2023
-
Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Wasiirka Cusub Ee Beeraha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Ex wasiir Shucayb Maxamed muuse oo ka qaybgalay xafladii xil wareejinta wasiirka cusub ee wasaarada beeraha Somaliland ayaa khudbad uu ka jeediyay kaga hadlay taariikhda wasiirka cusub ee beeraha Axmed Maxamed Habane...
Tuesday, November 21, 2023
-
DAAWO;-Gaboose Oo ka Hadlay Waxyaabaha Keena Cudurka Faaliga Iyo Sida Looga Badbaadi Karo?
HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ah dhakhtar ku takhasusay Cudurada Maskaxda ayaa ka hadlay waxyaabaha keena xanuunka faaliga Iyo Sida looga Badbaadi Karo.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.youtub...
Tuesday, November 21, 2023
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Beeraha Jsl Oo Xilkii La Wareegay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada beeraha somaliland Axmed maxamed habane ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada beeraha cabdiqaadir iimaan
Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas...
Tuesday, November 21, 2023
-
Dhakhaatiir Ka Socota Dalka Talyaaniga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Maamulka cisbitaalka caruurta ee maxamed aadan sheekh ayaa maanta madaarka cigaal ee magaalada hargaysa kusoo dhaweeyay dhakhaatiir ka socota dalka talyaaniga kuwaasi oo hore adeegyo caafimaad uga fuliyay dhakhtarka ...
Tuesday, November 21, 2023
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Maraykanka Oo Kulan Is Xog Waraysi Ah La Qaatay Jaaliyada Jsl!
WASHINGTON(W,N)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka maraykanka Amb Bashiir Good ayaa kulan is xogwaraysi la yeeshay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan maraykanka taasi oo ay kazoo qaybgaleen culimo awdiin iyo aqoonyahanka ku dh...
Tuesday, November 21, 2023
-
“Culimada Qaar Ayaa Nagu Yidhaa, Idaacada Iyo Televisionka Ka Joojiya Heesaha”Suxufi Waji.
HARGAYSA(W,N)-Suxufi rugcadaa maxamed cali waji ayaa ka waramay hadalada kaga soo noqda culimada dalka qaarkood kuwaasi oo ku yidhaahda idaacada radio hargaysa iyo televisionka qaranka ka joojiya heesaha iyo muusiga ay ka baahiy...
Tuesday, November 21, 2023
-
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Shaaciyay Liiska Ardaydii Ku Guulaysatay Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska ardayda ku guulaysatay Imtixaankii ay ugaleen deeqda waxbarasho ee ay itoobiya siisay ardayda Somaliland ee masterta iyo PHD
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAA...
Tuesday, November 21, 2023
-
Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Markale Sida Fiinta Uga Qayliyay Tacadiga Uu Ku Hayo Maamulaha Kastamku Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Jsl.
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa markale cabasho xoogan ka muujiyay maamulaha kastamka wajaale Axmed Gaaxnuug oo cashuuro sharci daro ah kusoo rogay ganacsatada yaryar iyo alaabaha kala du...
Monday, November 20, 2023
-
Golaha Amaanka Oo Kordhiyay Mudada Cunaqabatayta Hubka Ee Somaliya.
MUQDISHO(W,N)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan.
Golaha Ammaanku waxay kordhinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya, ku ansixiyeen kulankoo...
Monday, November 20, 2023
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Taariikh Nololeedkii Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah siyaasi maxamuud xaashi cabdi ayaa ka hadlay doorkii uu halgankii dib uxoraynta ku lahaa alle ha,unaxariistee marxuum eng maxamed xaashi cilmi oo maanta lagu aasay magaalada hargay...
Monday, November 20, 2023
-
Shir Lagaga Hadlayo Isbadalka Cimilada Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa ka qaybgalay shir lagaga hadlayo isbadalka cimilada somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa
Wasiirka wasaarada deegaanka s...
Monday, November 20, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas Qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi oo kamid ahaa haldoorka q...
Monday, November 20, 2023
-
“Waxaanu ka Digaynaa In La Celiyo Shidaalkaas, Iyada Oo Loo Danaynayo, Shirkado Ay Madaxtooyadu Leedahay, Oo Caadaystay In Dhiig-miirtaan Dadka”Xoghaye Xamse Khayre.
Shidaal qiime Jaban, waanu soo dhawaynaynaa
Waxaanu soo dhawaynanaa talaabo kasta oo keenaysa in naaftada/shidaalka qiimihiisu jabo Isla markaana meesha ka saaraysa go'aankii hore ee Salfarta lagaga dhigay 500 ppm wax ka hoosee...
Sunday, November 19, 2023
-
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maalgashiga Jsl Oo Ka Hadlay Sobobta Xilka Looga Qaaday!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga somaliland cabdilaahi oo maanta wareejiyay xilkii ayaa ka hadlay sobobta xilka looga qaaday oo uu sheegay in lagu eedeeyay in uu kicinayo shacabka reer awdal
Wasiirka hore e...
Sunday, November 19, 2023
-
Maydadka Laba Dhalinyaro Ah Oo Ay Liqday Badda Berbera Oo La Helay!
BERBERA(W,N)-Mudo sedex cisho oo la raadiyay maydadka labada dhalinyaro ah oo ay liqday bada berbera ayaa raadco dheer kadib lagu guulaystay in la helo maydadkooga
Masuuliyiin katirsan ciidanka ilaalada xeebaha somaliland iyo c...
Sunday, November 19, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London
LONDON(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga cabdiraxmaan ciro iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay caasimada dalka Ingiriiska ee London.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.youtube....
Sunday, November 19, 2023
-
Magacyadda Guddida Uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Usaaray Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa gudi usaaray xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha wakiiladu usoo gudbiyay kuwaasi oo soo naaqishi doono xeerkan golaha horkeeni doono.
Gudoomiye :Xildhibaan Maxamuu...
Sunday, November 19, 2023
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa.
HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada aaska marxuum eng maxamed xaashi cilmi oo ku geeriyooday magaalada riyaad ee dalka sucuudiga ayaa shaaciyay in maydkiisa dalka la keenayo maalinta isniinta marka ay saacadu tahay 10...
Saturday, November 18, 2023
-
Garyaqaan Guuleed Dafac oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Maayarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guueed Dafac oo kamida sharciyaqaada Somaliland ayaa ka hadlay dhulka danta guud ee dawladu sida sharciga baalmarsan uxaraashtay iyagoo maayarka caasimada ku dhaliilay sida uu uga aamusan yahay dhulka la ii...
Saturday, November 18, 2023
-
Maalintii Sedexaad Oo Baadi Goob Loogu Jiro Maydadka Dhalinyaro Ay Liqday Bada Berbera Iyo Fariinta Eheladooda!
BERBERA(W,N)-Maalintii sedexaad ayaa la baadi goobayaa maydadka laba dhalinyaro ah oo ay liqday badda berbera kuwaasi oo ilaa hada aan lahaynin raq iyo ruux
Ehelada dhalinyaradan ay liqday badda berbera oo ku dul sugan bada ber...
Saturday, November 18, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dab Ka Kacay Suuqa Ganacsi Ee Magaalada Muqdisho!
MUQDISHO(W,N)-Suuqa ganacsi ee magaalada muqdisho ee somaliya ayaa waxaa caawa ka kacay dab kaasi oo gaystay khasaare hantiyeed dab oo ilaa hada ay socoto damintiisu ayaan la garan karin khasaaraha dhabta ee uu sobobay.
https:/...
Friday, November 17, 2023
-
“Xaaladdu Siday Noqon Karto Ma Garan Karno, Haddii Arrinta Badda Ee Ay Itoobiya Ubaahan Tahay, Aan Wada-hadal Lagu Dhamayn”Raysal-wasaare Abiye.
ADIS ABABA(W,N)-Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ka hadlay rabitaanka Itoobiya ee dhul badeed, kaasi oo dhawaan hadal hayn badan dhaliyay, loogana fal-celiyay siyaabo kala duwan.
Abiy ayaa waxa uu si cad u she...
Friday, November 17, 2023
-
DAAWO;-Ayaan Kaaba Oo Arooskeeda Ka Hor Ka Sheekaynaysa Tahriibkii Ay Ku Tagtay Maraykanka Iyo Waxyaabihii ay La Kulantay
DAAWO;-Ayaan Kaaba Oo Arooskeeda Ka Hor Ka Sheekaynaysa Tahriibkii Ay Ku Tagtay Maraykanka Iyo Waxyaabihii ay La Kulantay
https://www.youtube.com/watch?v=-7cuobJd10s...
Friday, November 17, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Runta Usheegay Reer Awdal
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo dhagax dhigayay madaarka diyaaradaha ee magaalada boorama ayaa si toos ah ula hadlay shacabka gobolka awdal.
Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa...
Friday, November 17, 2023
-
DAAWO;-Barnaamijka Aaskii Marxuum Gen, Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) Iyo Kelmadihii Ay Ka Yidhaahdeen Taariikhdiisa!
HARGAYSA(W,N)-ALLE HA,UNAXARIISTEE MARXUUM GEN MAXAMED XASAB CABDILAAHI JIDHIF AYAA AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY XABAALAHA BAQIIC EE MAGAALADA HARGAYSA KAASI OO UU KA QAYBGALAY MADAXWAYNAHA JSL WASIIRO IY BADI HALDOORKA REER SOMALILAN...
Friday, November 17, 2023
-
Mudanayaasha Golaha Guurtida Oo Saaka Loo Qaybiyay Xeerka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka loo qaybiyay xeerarkii Doorashooyinka isa saarka ah ee dhawaan golaha wakiilada Somalilnad ansixiyeen.
Guddoomiye Saleebaan ayaa mudanayaasha u sheegay in ay soo akhriyaan xee...
Tuesday, November 14, 2023
-
Gudida Hoodaale Oo Deeq Gaadhsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudida hoodaale ayaa deeq gaadhsiiyay ciidanka qaranka Somaliland taasi oo ay ku wareejiyeen taliska guud ee ciidanka qaranka.
https://www.youtube.com/watch?v=1OungEY9_V4...
Tuesday, November 14, 2023
-
“Waxa Nagu Soo Duuley Daaroodkii Kenya, Kii Calanka Buluuga Ah Sitay iyo Kii Ethiopia, Kaayagiina Wuu Raacay”Xil. Indho Indho
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir Indhi Indho oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida ayaa ka hadlay xaalada laascanood isagoo sheegay in lagu duulay beeshiisa islamarkaana ay iyagu Somaliland wax la leeyihiin.
https://www....
Tuesday, November 14, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|