WARAR
-
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Kuxigeenka Dib Udajinta Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dib-u-dejinta iyo arrimaha bani'aadannimada JSL, Mudane Cabdiraxmaan shidde bille iyo Agaasimaha Guud Mudane Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa safar shaqo ku Tagay Magaalo madaxdaย Gobolka Awdal Ee ...
Wednesday, March 12, 2025
-
Shirkii Golaha Wasiirada jsl Iyo Nuxurka Qodobadda kasoo Baxay
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Hargeysa,Fadhigii 12-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed C...
Wednesday, March 12, 2025
-
XOG CULUS; Maxaad Kala Socotaa Xadhig Goโan Oo Sababay Culayska Internet-ka Ee Laga Dareemay Afrikada Bari!
Waxa goโay xadhigga internet-ka badda hoosteeda mara ee adeega internet-ka gaadhsiiya Afrikada Bari, waxaanu dhaawacani gaadhay xadhig dhererkiisu yahay 15,000 km oo isku xidha Pakistan, Bariga Afrika iyo Yurub, magaciisana loo ...
Sunday, March 9, 2025
-
Madaxwayne Cirro Oo Kulan Afur ah Usameeyay Madaxwaynayaashii Hore Ee Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa caawa fiidkii kulan Afur ahย ย ugu sameeyey hoygiisa Madaxweynayaashii 3-aad iyo 5-aad ee Somaliland Muddane Daahir Riyaale Kaahinย iyo Muddane M...
Sunday, March 9, 2025
-
Wasiirka Beeraha & Weftiga Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Degmada Baki Ee Gobolka Awdal.
Baki (W,N) - Wasiirka Wasaaradda horumarinta Beeraha JSL Mudane Maxamuud Cige Yuusuf iyo Agaasimaha guud ee Beeraha Eng Cabdirisaaq Axmed Gaas oo ay weheliyaan masuuliyiin kale, ayaa gelinkii dambe ee Maanta gaadhay degmada Baki.
...
Sunday, March 9, 2025
-
Maxaad Kala Socotaa Khilaafka Madaxwaynihi Hore Muuse Biixi Iyo Maxamed kaahin.!?
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Maxamed Kaahin
Maka Dabaalan Doonaa Daadadka Siyaasadeed ee Kaga Soo Rogmanaya Saaxiibkii Hore, Madaxweyne Muuse Biixi?
Xisbiga Kulmiye, oo muddo dheer ahaa xisbiga haya talada Somaliland, wuxuu...
Sunday, March 9, 2025
-
๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ซ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey oo maalintii 14 aad safar shaqo ku jooga Gobolka Sanaag ayaa maanta ka qayb- galay, munaasabad ballaadhan ...
Sunday, March 9, 2025
-
Xukuumada Somaliland Oo Dil Toogasho ah Ku Fulisay Gacan ku Dhiiglihii dilay Taliye Marxuum Cabdi Cali Nuur
Xeer-Ilaalinta Guud ee Ciidamada Qaranka JSL , ayaa saaka fulisay qisaasta Gacan-ku-dhiigle Ex, Bol, Maxamuud Cali Nuur oo loo qisaasay Marxuum Ex. Gaashaanle, Cabdi Cali Nuur iyo Gacan-ku-dhiigle Shibil Saalax Isaaq Muxumedย oo ...
Saturday, March 8, 2025
-
Madaxweynaha Jsl Oo Sabootiyay Saraakiil ciidamada katirsan oo Deeq Waxbarsho ka Helay Dalka Taiwan.
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) (oo wehelinayaan Wasiiro, Taliyaha Ciidanka Booliska, Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Mil...
Saturday, March 8, 2025
-
Maayarka Gabiley Oo Booqday Taliska Guud Ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka
Maayarka Magaalada Gabiley, Mudane Axmed Maxamed Axmed (Ciisood), ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland ee magaalada Hargeysa.
Maayarka ayaa si diiran halkaas loogu ...
Thursday, March 6, 2025
-
Shirkad laga Leeyahay Dalka Jarmalka Oo Warbixin Kasoo Saaray In Hargaysa Biyo Ku Filan Helo Karto!
Shirkad laga leeyahay dalka jarmalka islamarkaana mudo ku hawlanayd xogta biyaha magaalada hargaysa oo la filayo in hesho biyo wada gaadha caasimada ayaa rajo wanaagsan ka muujisay filashada biyaha caasimada.
https://www.youtub...
Thursday, March 6, 2025
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga jsl Oo Kulan La Qaatay Madax ka socotay Haayada EUCAP
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mudane Cabdalle Maxamed Carab, ayaa maanta kulan isbarasho iyo xog-waran ah kula qaatay Xafiiskiisa madaxda ugu saraysa Haayada EUCAP Mission oo uu hogaaminayo Madaxa Hawlgalada iyo ...
Thursday, March 6, 2025
-
Dawladda Hoose Ee Gabiley Oo Raashin U Qaybisay 700 Qoys Oo Danyar Ah.
Dawladda Hoose ee Gabiley ayaa maanta deeq raashin ah gaadhsiisay 700 qoys oo danyar ah, iyada oo la fulinayo dadaallada lagu taageerayo bulshada baahiyaha gaarka ah qaba, gaar ahaan Burhan barakaysan ee bisha Ramadaan.
Mu...
Wednesday, March 5, 2025
-
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo loo Qaaday Jiida Hore Ee Gobolka Sanaag
Cutubyo katirsan ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sanaag ayaa loo qaaday jiida hore ee difaaca dalka halkaasi oo ay hore ufadhiyeen ciidamada madaniga ee dhawaan xukuumada somaliland qaramaysay.
https://www.yout...
Wednesday, March 5, 2025
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Jsl Iyo Arimaha lagaga Hadlay!
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Fadhigii 11-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
Wednesday, March 5, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Manhajka Waxbarasho Ee Maxaabiista Xabsiyada Ku Xidhan!
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Hargeysa, 05.03.2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb galay Daahfurka Siyaasadda iyo Manhajka ...
Wednesday, March 5, 2025
-
Maxkamada Sare Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil ku Riday Gacan ku dhiiglihii dhawaan Askariga Ku Diley magaalada Gabiley.
HARGAYSA(W,N)-Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday gacan ku dhiigle dhawaan magaalada gabiley ku diley askar katirsan ciidanka booliska iyadoo xukuno kale duwan ku riday xubno ga...
Monday, March 3, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti ka socday Haayada IOM!
Madaxweynaha Jamhuuriyaddaย Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay madax sare oo ka socotay Hayโadda IOM Mr. Manuel Marques Pereira iyo wefti u...
Monday, March 3, 2025
-
Wasiirka Wasaarada Dib Udajinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti ka Socday Haayada IOM!
Wasiirka wasaaradda dib-u-dejinta iyo arrimaha bani adannimada Salebaan Ducale, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa qaabilay madaxda Hay'adda IOM oo uu hogaaminayo Chief of mission ka Ha...
Sunday, March 2, 2025
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Xafiiskooga Ku Qaabiley Gudida Diwaangalinta Dib Uhabaynta Ciidamada Jsl
WAR-SAXAAFADEEDย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 02/03/2025
Komishanka Doorashooyinka Qaranka KDQ JSL ayaa xafiiskooda ku qaabilay Guddida DiiwaangelintaDib-u-habaynta Ciidamada Qaranka ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha JSL, Mudan...
Sunday, March 2, 2025
-
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐
Hargaysa (W,N)- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada JSL, Mudane Yoonis Axmed Yoonis, ayaa la kulmay hoggaanka ururka Suxufiyiinta JSL ee SoLJA waxaanay iska xog-warraysteen xaalada guud ee xorriyatul qawlka JSL iyo caqabadaha ku gedaam...
Sunday, March 2, 2025
-
Khabiir Michael Rubin Oo Dawlada Maraykanka Ku Booriyay In Ay Aqoonsto Jamhuuriyada Somaliland
Michael Rubin oo falanqeeya siyaasadda iyo ammaanka, ayaa ku booriyay Maraykanka inay aqoonsadaan Jamhuuriyadda Somaliland, haddii kale ay taasi faa'iido u yeellan doonto Shiinaha.
Wakaaladda wararka ee SOLNA, ayaa soo xiga...
Saturday, March 1, 2025
-
Waxka Ogow Dahabka Laga Qodo Buuraha Gobolka Awdal Iyo Qorshaha Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Cirro!
Waxka Ogow Dahabka Laga Qodo Buuraha Gobolka Awdal Iyo Qorshaha Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Cirro!
https://www.youtube.com/watch?v=EnfcsNvzd_E...
Saturday, March 1, 2025
-
๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐จ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก Ee Sugan Gobolka Sanaag!
CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigaย u hoggaaminaayo ee safarka shaqo u joogay maal-mihii u dambeeyey Gobolka Sanaag ayaa maanta goob-joog ka noqdey oo ka qayb...
Saturday, March 1, 2025
-
Dawlad Sucuudiga Oo Shaacisay In Bilashada Bisha Ramadaan Laga Arkay Dalkeeda!
Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii, sidaa darteedna ay ramadaantu 1 tahay Sabtida berri.
Dhinaca kale Dawladaย Somaliland ayaa wali ku hawlan raadinta Bilada Bisha Ramadaan
Wasiirka Diintaย ...
Friday, February 28, 2025
-
War Murtiyeed kasoo Baxay Shirwaynihii Qaran Ee Beeralayda Somaliland!
Hargeysa (W,N) - Shir-waynaha Beeralayda JSLย oo qabsoomay February 26 โ 27 2025, kana soo qayb galay Madaxweynah JSL, Madaxda Wasaaradda,ย Waasiirro, Hay'adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah, Khubaro kala duwan, Jamaacadah...
Friday, February 28, 2025
-
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Shacabka Reer Ceerigaabo la Tukaday Salaadii Jimce Iyo Dardaaranka Uu UJeediyay
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo taliyaha Ciidanka Qaranka JSLย ย oo ay wehelinayeen badhasaabka Sanaag iyo Maayar ku-xigeenka Ceerigaabo ayaa maanta wakhti la qaatay oo la shaaheey...
Friday, February 28, 2025
-
Ciidanka Booliska Jsl Ee Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo dhigay Eedaysane muuqaal ka duubay Ilmayar Oo Uu Afgalaado Iyo Tacadi Kula Kacay!
Ciidamada Booliska JSL gaar ahaan Qaybta Gobolka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysaneย Xuseen Axmed Cali kaasi oo ku eedaysan in muuqaal ka duubay ilmayar isagoo aflagaado , tahdiid iyo cay laf jaba u gaystayย ,ย kadib mu...
Wednesday, February 26, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐.
Hargeysa,(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ย ayaa daah-furay Shirka Beeralayda Somaliland oo lagaga tashanayey kaalinta lama illaawaanka ah ee ay beeruhu kaga jiraan horma...
Wednesday, February 26, 2025
-
Shirkada Telesom Group Oo $250,000 Ugu Deeqday Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Dabkii Suuqa Idaacadda Ee Magalada Hargeysa.
Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii suuqa Idaacadda Hargeysa JSL oo ka mid ah suuqyada ugu dhaqdhaqaaqa badan guud ahaan caasimada Hargeysa.
...
Wednesday, February 26, 2025
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kulamo la Qaatay Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku jooga Magaalada Ceerigaabo, xarunta Gob...
Tuesday, February 25, 2025
-
Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Jsl oo soo saartay Wareegto Wasiir oo ku saabsan Dabagalka iyo Qiimeynta
Hargeysa,(W,N) โ Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland ayaa soo saartay wareegto Wasiir oo lagu xoojinayo habraacyada Dabagalka iyo Qiimeynta (Monitoring and Evaluation).
Xeerkan ayaa lagu salaynayaa dadaal...
Tuesday, February 25, 2025
-
Maxkamada Sare Ee Ciidamada Somaliland Oo Dil Toogasho ah Ku Xukuntay Gacan ku Dhiiglihii Diley Taliye Cabdi Cali Nuur
HARGAYSA(W,N)-Maxkamada Sare ee Ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maantaย dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiiglihii diley taliyihii saldhiga maxamed mooge Marxuum cabdi cali nuur, iyadoo hore maxkamada darajada koow...
Tuesday, February 25, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ I๐ฒ๐จ W๐๐๐ญ๐ขgii Uu H๐จ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐จ Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo.
CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo oo ay mid yihiin Wasiirka Gaashandhigga , Wasiirka Gadiidka, Wasiirul Dawlaha Arimaha Gudaha, Wa...
Monday, February 24, 2025
-
Xukuumada Somaliland Oo Amar Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Dalka keena Shidaalka Iyo Nooca La Faray Inay Keenaan!
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland mudane" Cabdiraxmaan Xasan Nuur" uu ku adkaynayo Xadiga Salfarta Shidaalka Dalka soo Gala.
Waxaana la farayaa dhammaan ganacsata...
Monday, February 24, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Madxawaynihii Ee Somaliland Daahir Riyaale!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii 3-aad ee dalkan Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin.
...
Sunday, February 23, 2025
-
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Kormeer ku tagay Xabsiga Madheera Iyo Waxyaabaha Uu kusoo Arkay!
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladsa JSL, Md. Yoonis Axmed Yoonis, ayaa kormeer xaqiiqo raadis ah ku sameeyey Xabsiga Madheera Ee Gobolka Saaxil.
Kormeerkan ayaa qayb ka ahaa qorshe lagu darsaayo, laguna kuurgalo xaalada nololeed ee...
Sunday, February 23, 2025
-
Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Eedaysanihii Dhawaan Askariga Ku Diley Magaalada Gabiley!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday gacan ku dhiiglihii dhawan askariga ku diley magaalada gabiley
Sidoo kale maxkamada ciidamada ayaa xukuno kala d...
Sunday, February 23, 2025
-
Warbaahin Caalamiya Oo Warbixin Dheer Ka Qortay Deganaanshaha Iyo Dimuqraadiya Somaliland, Tilmaamtayna In Ay Istaahisho Aqoonsi!
Warbaahinta International Digest ee dalka Maraykanka ayaa warbixin dheer ka qoray deganaanshaha, dimuqraaddiyadda iyo dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay tilmaameen inay istaahisho in loo aqoonsado dal madax bannaan.
...
Saturday, February 22, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ก๐๐๐ซ ๐ช๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4-aad Heer Qaran ee Loo-Shaqeeyaha iyo Shaqo Abuurka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada, Arrimah...
Saturday, February 22, 2025
« Previous Page — Next Page »
|
|