WARAR
-
“Waxaa Ii Sharafa Ah In Aan Kasoo Qaybgalo Munaaisbadan Badbaado Qaran, Ee Lagu Soo Bandhigay Buuga Mayal”Musharax Cirro
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo ka qaybgalay bandhiga buuga Mayal oo caawa lagu soo bandhigay hargaysa ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka isagoo sheegay in shacabka Somaliland yihiin hal shacab iyo hal d...
Friday, February 2, 2024
-
TOOS UDAAWO; Munaasibada Bandhiga Buuga Mayal Ee Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada bandhiga buuga mayal ee uu qoray abwaan cabdiraxmaan ibraahim abees ayaa hada si toos ah uga socota huteelka maansoor ee magaalada hargaysa
HALKAN TOOS UGA DAAWO MUUQAALKA BANDHIGA BUUGA MAYAL;
http...
Friday, February 2, 2024
-
Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Xasan Sheikh Muumin Oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Magaalada Boorama.
BOORAMA(W,N)-Bandhiga bug laga qoray abwaankii waynaa ee xasan sheikh muumin ee gaara bildhaan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama taasi oo ay kazoo qaygaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, xildhibaano, asxaabta mu...
Friday, February 2, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Salaadii Jimce Shacabka Caasimada Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere.
HARGAYSA(W,N)-Murashaxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo weheliyaan Guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali Xasan iyo xubno ka mid ah Hoggaanka Xisbiga Ayaa Qaybo Ka Mida Shacabka Hargeys...
Friday, February 2, 2024
-
Wasiirka Qorshaynta jsl Oo ku sugan Dalka Kenya Iyo Nuxurka Kulamo Uu la Qaatay Haayadaha Somaliland Ka Taageera Horumarka!
NAYROOBI(W,N)-Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nayroobi, deeq bixiyayaasha Soomaaliland kala shaqeeya ar...
Friday, February 2, 2024
-
Ganacasade Soomaali ah oo lagu dilay Dalka koonfur afrika
HARAYSA(W,N)-Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadiniin Soomaali ah oo sidoo kale ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan dalkaas lagu dhexe dilay goob ganacsi oo uu kulahaa magaalada Cape Town.
...
Friday, February 2, 2024
-
Xildhibaan ka Aqlabiyadda Congress ka Maraykanka Oo Guddida Anshaxa Ee Golaha Ugu Baaqay In Ay Baadhaan Gefka Ilhaan Cumar
WASHINGTON(W,N)-Xildhibaanka aqlabiyadda golaha Congress ka dalka Maraykanka Tom Emmer ayaa guddida anshaxa ee Congress ka ugu baaqay in ay si qotodheer u baadhaan hadalladii deelqaafka ahaa ee ay horraantii toddobaadkan jeedisay ...
Thursday, February 1, 2024
-
Masaajid Laga Hirgaliyay Degmada Gacma Dheere Ee Magaalada Hargaysa Oo Xadhiga Laga Jaray!
HARGAYSA(W,N)-Masaajid cusub oo laga hirgaliyay degmada gacma dheere ee magaalada hargaysa ayaa xadhiga laga jaray kaasi oo daahfurkii ay ka qaybgleen Culimo awdiin masuuliyiin iyo bulshada kala duwan ee xaafada laga dhisay masaaj...
Thursday, February 1, 2024
-
“Wadaadka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Layidhaa, Jabuuti Oo Dal Muslim Ah Ayuu Ka Cararay, Dal Gaalo Ayuu Joogaa, Hadana Wuxu Ka Fidwoonayaa Masaaxiil Iyo Heshiisyo Ay Dad Kale Galeen”Sh, Cabdiraxmaan.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid ah culimada somaliland ayaa jawaab adag siiyay culimo maraykanka iyo somaliya ka hadlay oo si aan waaqafsanayn diinta islaamka uga hadlay heshiiska ay wada galeen somaliland iyo it...
Thursday, February 1, 2024
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Warshadaha Wax Soo Saarta ee Gobolka Saaxil
BERBERA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada maalgashiga Somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka saaxil ayaa kormeer ku tagay qaarkamid ah warshadaha wax soo saarka ee magaalada berbera.
Warshadaha uu kormeerka kusoo mar...
Thursday, February 1, 2024
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay xeerkii madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha g...
Wednesday, January 31, 2024
-
“Ma Awoodno Inaynu Udhegoolayno Muddo Intaas Ka Badan, Dalabka Somaliland Ee Ku Waajahan Aqoonsiga” Xildhibaan Alexander Stafford.
UK(W,N)-Mudane Alexander Stafford oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo ka mid ah xisbiga Conservative-ka, ayaa sheegay in aanay UK awoodin inay u dhegoolayso dalabka aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland oo muhiim u ...
Wednesday, January 31, 2024
-
Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Jsl Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen!
HARGAYSA(W,N)-Shir Gudoonka labada gole ee wakiilada iyo guurtida Somaliland ayaa soo afjaray khilaaf udhexeeyay labada gole ee ka dhashay xeerarkii isasaarka doorashooyinka jsl
Sidoo kale shir gudoonka labada gole ayaa soo saa...
Wednesday, January 31, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo sheegay In Maamulka Somaliya Waali ka Qaadeen Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya + Sida Ay Uga Dareen Celiyeen Dunidu!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliand maxamed kaahin ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan madaxwaynaha Somaliland lasoo galay dawlada itoobiya oo uu sheegay in maamulka somaliya waali ka qaadeen,
Sidoo kale was...
Wednesday, January 31, 2024
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Gudida Cusub Ee Hoodaale Iyo Nuxurka Go,aamada Uu Faray!
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha subeer awal ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay gudida cusub ee hoodaale ee beesha sacad muuse oo dhawaan loo doortay hogaan cusub
Sidookale suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdir...
Tuesday, January 30, 2024
-
Xildhibaan Naasir Qodax Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay In Bulshada Ucadeeyaan In Ay Doorasho Qaban Karayaan Iyo In Kale.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Naasir Qodax oo kamid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa komishanka doorashooyinka Somaliland ugu baaqay in ay shacabka ucadeeyaan In Ay doorasho qabanayaan In Kale.
HALKAN KAGA BOGO WARKA...
Tuesday, January 30, 2024
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Haweenay Ku Kacday Fal Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland
Warbixin:-Ciidamada Booliska JSL ee Saldhiga Sheekh Nuur ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysanta Hoodo Cabdi Cali Ina Raaxo Xuseen 28jir oo ku eedaysan inay 26-1-2024 kii xilli Habeenimo ah waxyeello u gaystay Dhibane Caydaruus...
Tuesday, January 30, 2024
-
Abaal-Marin Caalamiya Oo Mar Kale La Gudoonsiiyay Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed
ROMA(W,N)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Axadii lagu guddoonsiiyay magaalada Rome billad sharafeedka hay’adda cunnada iyo beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee loo yaqaanno Agricola.
Abiy Axmed ayaa lagu ab...
Tuesday, January 30, 2024
-
Gudoomiye Xirsi Oo Walaac Ka Muujiyay Halis Ka Iman Karta Hirdanka Siyaasadeed Ee Udhexeeyay Laba Beelood Oo Reer Somaliland Ah.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Ayaa Walaac Ka Muujiyay Halis Ka Iman Karta Hirdanka Siyaasadeed Ee Udhexeeyay Laba Beelood Oo Reer Somaliland Ah.
https://www.youtube.com/watch?v=ayQWN-MA9IU...
Monday, January 29, 2024
-
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Si Adag Ugu Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Kuna Hanjabay In Talaabo Laga Qaadi Doono.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka Golayaasha Somaliland cabdinaasir Buuni ayaa si adag uga jawaabay hadalkii maalintii shalay kazoo yeedhay gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan
Sidoo kale wasiir buuni ay...
Monday, January 29, 2024
-
Madaxwaynaha Soomaliland Ayaa Galabta Shacabka Reer Gabiley Kala Shaaheeyay Maqaaxiyaha Ay Bulshadu Ku Kulanto
Madaxwayne biixi ayaa safar gaaban galabta ku Tagay Magaalada gabiley Isagoo shacabka kala Shaaheeyay Maqaaxida Cali Xawaash waxaana ku weheliyay taliyaha ciidanka qaranka Nuux Taani iyadoo ay magaalada ku qaabileey badhasaabka go...
Monday, January 29, 2024
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada gaashaandhiga Somaliland dr Rooble Cabdi muuse ayaa maanta sirasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada oo uu kusii sime ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradu
Munaasibada xil wareejinta ayaa...
Monday, January 29, 2024
-
“Aqoonsiga Somaliland Wuxuu Xalin Karaa Dhibaatada Badda Cas Iyo Gacanka Cadmeed…”Warbaahinta Ingiriiska.
HARGAYSA(W,N)-Wargeyska Express Oo kazoo baxay Dalka Ingiriiska Ayaa warbixin dheer ka qoray Somaliland taasi Oo uu ciwaan uga dhigay “Dal aan la ogayn oo xallin kara mushkilada badda cas” waxaanu tilmaamay in Ingiriiska iyo...
Monday, January 29, 2024
-
Hogaan Cusub Oo Loo Doortay Gudida Hoodaale Ee Beesha Sacad Muuse Iyo Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen!
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay Gogaanka gudida cusub ee hoodaale ee beesha sacad muuse,
Xaflada shaacinta gudida Hoodaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka beesha saca...
Sunday, January 28, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo ugu maqnaa dalka ingiriiska kadib isagoo maanta kusoo guryo noqday dalka.
...
Sunday, January 28, 2024
-
Shir Gudoonka Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiilada Oo Kulan Ka Yeeshay Khilaafkii Udhexeeyay
HARGAYSA(W,N)-Shir gudoonka Golaha Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland ayaa yeeshay kulan ay albaabadu uxidhan yihiin kaasi oo ay kaga wada hadlayeen khilaafka soo kala dhexgalay labada gole ee salka ku haya xeerka isasaarka doorash...
Sunday, January 28, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Taliska Ciidanka Booliska Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka kormeeray Taliska guud ee Ciidanka Booliska.
Wasiirka waxaa ku qaabilay Taliska guud ee Ciidanka Booliska, Taliye Kuxigeenka Ciidanka Boo...
Sunday, January 28, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay UGudbisay Warqad Ku Saabsan Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay La Gashay Somaliland.
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Udirtay Warqad ay kaga hadlayso heshiiskii is afgarad ee ay la gashay Somaliland kaasi oo kaga bixisay faah faahin la xidhiidha muhiimada uu heshiiskani ule...
Saturday, January 27, 2024
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee Isku Xidhaysa Somaliland Iyo Itoobiya
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta sirasmi ah udhagax dhigay dhismaha wadada halbowlaha ee magaalada dhexmarta taasi oo ay baahi wayn uqabeen shacabka magaalada wajaale taasi oo isku xidhaysa ...
Saturday, January 27, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Jawaabta Ay Udirtay Xasan Sh,
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab ka adag ka bixiyay hadalada deelqaafta ah ee kasoo yeedhay madaxwaynaha maamulka somaliya iyadoo sheegtay in aanu waxba ka badali kari...
Saturday, January 27, 2024
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ka Waramay Gudi Isku Xil Saartay Xal Uhelida Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Wakiilada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa fadhigii maanta ee golaha mudanayaasha ku wargaliyay xildhibaano golaha katirsan oo isku xil saaray dhexdhexaadinta khilaafkii udhexeeyay wakiilada iyo guurtida ee ka dhash...
Saturday, January 27, 2024
-
“Somaliland Marka La Eego Reer Ahaan Ama Beel Ahaan, Inaga Ayaa Marti La Inoogu Yahay”Suldaan Daa,uud.
Sallaxley(W,M)-Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa sheegay in beel ahaan iyaga marti logu yahay Somaliland islamarkaana aanay jirin Karin ci deegaankooga oo tidhaahda nabadgalyo da...
Friday, January 26, 2024
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga Jsl Oo ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada gaashaandhiga Somaliland ee uu madaxwaynuhu maalintii shalay magacaabay ayaa ka dareen celiyay xilka loo magacaabay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.youtube.com/...
Friday, January 26, 2024
-
Gudida Tacliinta Ee Somaliland Oo Soo Saaray Liiska Jaamacadaha Loo Ogolaaday In Ay Bixin Karaan Kuliyadda Dhakhtarnimada Iyo Qaliinka Guud.
HARGAYSA(W,N)-Gudida sare ee tacliinta Somaliland ayaa shaaciyay liiska jaamacadaha loo ogolaaday in ay bixin karaan culuunta caafimaadka ee Somaliland gaar ahaan barashada dkhartimada iyo qaliinada guud.
HALKAN KAGA BOGO WARKA...
Friday, January 26, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Degmada Axmed Dhagax.
HARGAYSA(W,N)-Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo musharraxa madaxweyne kuxigeen Mudane Maxamed Cali Aw cabdi, ayaa maanta Gesh Hotel kulan balaadhan kula qaatay qaybaha bulsha...
Friday, January 26, 2024
-
Raysalwasaare Kuxigeenkii Dalka Itoobiya Demeke Mekonnen Oo Iska Casilay Xilalkii Uu Hayay!
ADIS ABABA(W,N)-Demeke Mekonnen oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Itoobiya, ahaana Ra'iisal Wasaare ku xigeenka Itoobiya sidoo kalena ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa isaga tagay x...
Friday, January 26, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasdeedka Mideeye Oo ka Hadlay Xilka Safiirnimo Ee Uu Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay!
DUBAI(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mideeye Cismaan Maxamed Badmaax ayaa ka dareen celiyay xilka safiirka Somaliland ufadhiya isku taga emaaraadka carabka ee uu madaxwaynaha Somaliland umacagaabay maalintii shalay
Gudoomi...
Friday, January 26, 2024
-
“Ninka Maanta Suldaan Sheegayana Ee Habar Awaleey Diyaar Garooba Leh, Isagoo Dalkii Haysta, Anigu Caadi…Abaadir Cabdi Xuseen.
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Abaadir Cabdi Xuseen oo kamid ah dhalinyarada beesha subeer awal ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhiilo colaadeed xanbaarsanaa oo maalintii shalay kazoo yeedhay suldaan mawliid sabayste
Sidoo kale Aqoonyah...
Thursday, January 25, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Waxgarad Iyo Dhalinyaro Kasoo Jeeda Degmada Allaybaday!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan musharaxa madaxwayne kuxigeen hogaanka xisbiga ayaa qaabiley dhalinyaro iyo waxgarad kasoo jeeda degmada allaybaday ee gobolka gabiley kuwaasi oo taageero umuuj...
Thursday, January 25, 2024
-
Xildhibaan Guruuje Oo Baaq Culus Udiray Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa fariin la xidhiidha absoomida doorashooyinka iyo xal uhelida khilaafka xeerka isasaarka doorshada udiray madaxwaynaha Somaliland...
Thursday, January 25, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|