WARAR
-
Saraakiil Katirsan Ciidamada Emaaraadka Oo Caawa Lagu Toogtay Magaalada Muqdisho,
MUQDISHO(W,N)-Toogasho Caawa Fiidkii ka dhacay Xerada Ciidanka General Gordan ee Magaalada Muqdisho, Ayaa Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 5 kamid ah saarakiil kasoo jeeda Ciidamada Imaaraatka Carabta eek u s...
Saturday, February 10, 2024
-
Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee La Hirgaliyay!
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ayaa soo dhaweeyay dhismaha wadada halbowlaha ee maamulka degmada ka hirgaliyay gudaha magaalada taasi oo isku xidhi doonta somaliland iyo itoobiya.
https://www.youtube.com/...
Saturday, February 10, 2024
-
Go,aamo Kasoo Baxay Shirkii Gudida Fulinta Ee Xisbi Xaakimka Kulmiye Iyo Wasiir Koore Oo Loogu Doortay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga!
HARGAYSA(W,N)-Gudida Fulinta ee xisbi Xaakimka kulmiye ayaa maanta shirku yeeshay xarunta xisbiga kaasi oo uu gudoominayay gudoomiyaha xisbigu maxamed kaahin ahna wasiirka arimaha Gudaha Somaliland
Sidoo kale Shirkan ayaa laga ...
Saturday, February 10, 2024
-
Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Ciidanka Dabdamiska Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigii Maanta ku ansixiyay xeerka Ciidanka Dabdamiska Qaranka.
https://www.youtube.com/watch?v=xniSxcueTr8...
Saturday, February 10, 2024
-
Wariye Maxamed Ilig Oo Maanta Mar Kale Loo jaray 7 Maalmood Oo Rummaan Ah
Maxkamadda gobolka Madoodi-jeex ayaa Saaka La Horkeenay Gudoomiyaha MMTV Taasi markale 7 maalmood oo rummaan ah (xabsi ku-siihayn) u jartay wariye Maxamed Cabdi Ilig.
Wariye ilig, ayaa Hargeysa ku xidhan muddo dhan 36 maalmoo...
Saturday, February 10, 2024
-
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Kana Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xaala...
Friday, February 9, 2024
-
Mujaahidiin Iyo Aqoonyahan Si Adag Uga Hadlay Duulaanka Lagu Soo Qaaday Saldanada Subeer Awal Iyo Cida Ka Danbaysa!
HARGAYSA(W,N)-Mujaahidiinta iyo aqoonyahanka ururka miisaan ayaa sidag uga hadlay duulaanka lagu soo qaaday daldanada facawayn ee beesha subeer awal kuwaasi oo sheegay in aany waxba ka qaadi karin nin aan isaguna suldaan ahayn aab...
Friday, February 9, 2024
-
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Diyaarad Qof Xanuunsanaya Ka Qaaday Madaarka Hargaysa Oo Hawada Laga Celiyay.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye ayaa ka hadlay diyaarad nooca gargaarka caafimaad oo madaarka caasimada hargaysa ka qaadaysay qof xanuunsanaya oo hawada laga celiyay isagoo sheegay in dhibtaa lagu hayo shacabka somaliland ...
Friday, February 9, 2024
-
Muwaadin Somaliyeed Oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa!
CAPE TOWN(W,N) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo burcad ah oo u dhalatay dalkaas in Xalay muwaadin Soomaaliyeed ay ku dileen deegaanka Belville oo ka mid ah deegaanada hoostaga Magaalada Cape town.
...
Friday, February 9, 2024
-
Gudiyo Ka Kala Socda Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Adis Ababa!
Waxaa maanta Magaalasa Adis-Ababa ka qabsoomay kulan dhex maray guddiyo farsamo oo ka kala socday Wasaaradaha Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ee dalalka Somaliland iyo Itoobiya.
Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Wasaara...
Thursday, February 8, 2024
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Gobolka Selel.
SAYLAC(W,N)-Masuuliyiin xukuumada Somaliland katirsan oo ay weheliyaan maamulka gobolka selel ayaa xadhiga ka jaray mashaariic ay xukuumadu ka hirgalisay gobolka selel.
https://www.youtube.com/watch?v=pvCNpngUfnY...
Thursday, February 8, 2024
-
“Qoladan Subeer Awal Waxaan Usheegayaa, Suldaanka Kaligiin Malihidin, Subeer Awal Wuu Dhaafay, Ee Ha Deg Degina Oo Saldanada Ha Qiimo Ridina”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir xaaji ismaaciil jirde oo kamid ah haldorka reer Somaliland ayaa ka digay taloobooyinka faro galinta ee lagu qaaday saldanada subeer awal isagoo sheegay in aanay kaligood lahayn balse ay tahay sald...
Thursday, February 8, 2024
-
“Saldanada Guud Ee Subeer Awal, Waxay Tirsataa Taariikh Facwayn Ilaa 300 Oo Sano Ayay Soo Talinaysay, Cidkasta Oo Xag Xagataana, Waxaan Fadeexad Ahayn Ka Qaadi Mayso”Siyaasi Xamarje
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Axmed Cumar xaaji cabdilaahi “Xamarje” ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin maalmihii udanbeeyay ka taagnaa xaafadaha hargaysa qaarkood.
Sidoo kale Gudoomiye...
Thursday, February 8, 2024
-
Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soodhawayn Ah Usameeyay Siyaasi Cabdoo Aaye!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga wadani ayaa munaasibad soo dhawayn ah usameeyay siyaasi cabdoo aaye oo kusoo biiray xisbiga waddani taasi oo lagu qabtay magaalada hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=33GrCs4tp6s...
Thursday, February 8, 2024
-
Dawlada Hindiya Oo Qorshaynaysa In Ay Saldhig Milatari Ka Samaysato Xeebaha Somaliland
HINDIYA(W,N)-Dawlada Hindiya ayaa sheegay in ay qorshaynayso sidii ay saldhig milatari uga samaysan lahayd xeebaha Somaliland kuwaasi oo maraakiibteeda ganacsi ka ilaaliya weerarada xuutiyiinta
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH F...
Thursday, February 8, 2024
-
Shaqaalaha Dawlada Oo Maalinta Barito Lagu Wargaliyay In Ay Shaqada Fasax Ka Yihiin Munaasibada Al-isra wal-micraaj Awgeed.
Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Ayaa ku Wargelinaysa Dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladu in ay Maalinta Barito Ah fasax ka yihiin Shaqada Munaasibadda Al-isra wal-micraaj Awgeed.
...
Wednesday, February 7, 2024
-
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday 483 Macalin Oo Si Meel Gaadh Ah Uga Shaqaynayay Dugsiyada Gobolka Awdal!
BOORAMA(W,N)-Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta imtixaan daahfuran ka qaaday Macalimiinta ku meel-gaadhka ah ee ka hawl-gala Dugsiyada dawliga ah ee gobolka Awdal.
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Dr ahm...
Wednesday, February 7, 2024
-
“Afar Nin Oo Baasto Loo Qaadey Istaahil Maaha Inaan Ujawaabo” Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa jawaab ka bixiyay kooxo madaxdhaqameed ah oo xukuumadu soo abaabushay oo sheegay in ay suldaan ka qaadeen xilkii saldanada subeer is...
Wednesday, February 7, 2024
-
Guurtida Iyo Wakiilada jsl Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qodobadii Ay Isku Khilaafsanaayeen Ee Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
HARGAYSA(W,N)-Guddiyadii labada gole Baarlamaan u saareen Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen Ee xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa heshiis rasmi ka gaadhay iyadoo isla qaatay in qodobo loo daayo sidii Guurtidu ku ansixis...
Wednesday, February 7, 2024
-
Ganacsade Muuse Dalab Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Oday/ganacsade muuse dalab oo kamid ah odayaasha somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay mdaarka caasimada hargaysa kadib safar caafimaad oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa
Suldaanka guud ee beesha subeer awal iyo...
Wednesday, February 7, 2024
-
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo Jabuuti + Arimaha Uu Ka Digay!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/Oday rashiid jaamac dhari (Sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay cilaaqaadka siyaasadeed ee udhexeeya Somaliland iyo jabuuti
Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa ka d...
Tuesday, February 6, 2024
-
Sharciga Somaliland Muxuu ka Qabaa In Abwaan Cabdiraxmaan Abees Lagu Xukumo Sannad Iyo Lix Bilood?
Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa saaka sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay abwaan Cabdiraxmaan Aadan Ibraahin (Abees), oo shalay Hargeysa lagu xidhay.
Abwaanka ayaa shalay xabsiga loo taxaabay kadib markii uu aab...
Tuesday, February 6, 2024
-
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Doorashada Iyo Dhawaaqa Maamulka Somaliya!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa ka hadlay qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo ururada ee lafilayo in dalka ka qabsoonta dabayaaqada 2024 iyo mawqifka xisbiga...
Tuesday, February 6, 2024
-
Xoghaye Xamse Khayre Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Riday Abwaan Cabdiraxmaan Abees
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Ganacsiga Iyo Warshadaha ee xisbiga waddani Xamse cabdiraxmaan Khayre ayaa si uga hadlay xadhiga deg deg ah ee maxkamada hargaysa ku riday abwaan cabdiraxmaan abees oo maalintii shalay la xidhay saaka lagu ...
Tuesday, February 6, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Markii Uhoraysay ka Hadlay Wararka Sheegaya In Dalka Ingiriiska Lagu Xidhay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii Uhoraysay ka hadlay warar xukuumada iyo kooxo kale mudo sheegayeen oo ahaa in xirsi lagu xidhay dalka ingiriiska oo uu mudo safar ugu maqnaa
Sidoo kal...
Tuesday, February 6, 2024
-
DAAWO;-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Norway Oo Taageeray Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya
NORWAY(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka norway ayaa taageero balaadhan umuujiyay heshiiska isfaham ee somaliland la gashay dalka itoobiya kaasi oo muhiimad wayn uleh jamhuuriyada somaliland.
Sidoo kale jaaliy...
Monday, February 5, 2024
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Maxamed Ilig Iyo Dhaawacyo Loo Gaystay.
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal suldaan Xasan suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay xadhiga wariye maxamed ilig mulkiilihii MMTV Oo mudo ku xidhan magaalada hargaysa
Sidoo kale suldaan xasan ...
Monday, February 5, 2024
-
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Hooyada Dhashay Oo Ka Hadashay Xadhigiisa!
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Ayaa Saaka Aroortii Hore Xabsiga Loo Taxaabay iyadoo ciidamo boolis kasoo xidheen gurigooga Iyo Hooyada Dhashay Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa Ka Hadashay Xadhigiisa iyo qaabka loo shirqoolay cida loo a...
Monday, February 5, 2024
-
Faadumo Aadan Oo Shaacisay In Ay Iska Casishay Xisbiga Kulmiye Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Marwo faadumo aadan oo kamid ahayd xubnaha firfircoon ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba iska casishay xubinnimadii xisbiga iyadoo ka warantay waxyaabaha keenay in ay xiligan iskaga tagto
S...
Sunday, February 4, 2024
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Suxufiyiin.
HARGAYSA(W,N)-Ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha mmtv iyo suxufiyiin kale oo mudo ku xidhan hargaysa iyo berbera
Sidoo kale ururka suxufiyiinta jsl ee solja ay...
Sunday, February 4, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Iyo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Oo Kulan Ka Yeeshay Arimo Abni Oo Kasoo Kordhay Golaha!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska somaliland ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta golaha wakiilada halkaasi oo ay kulan albaabadu uxidhan yihiin kula qaateen shir ...
Sunday, February 4, 2024
-
Munaasibada Abaalmarinta Shaqaalaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu abaalmarinayay shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii 2023 ee Haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteelka maansoor ee magaalada Hargaysa.
Wxaana munaasibad...
Sunday, February 4, 2024
-
Golaha Wakiilada Oo Saaka Xeerkii Doorashooyinka Ku Celiyey Golaha Guurtida Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka xeerkii Doorashooyinka ku celiyey Golaha Guurtida.
Sidan waxaa dhigaayey heshiiskii dhawaan ay gaadheen labada Golle ee wakiillada iyo guurtida.
Guurtida ayaa la fil...
Sunday, February 4, 2024
-
Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Heshiiskii Is Afgarad Ee Somaliland Iyo Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa war kazoo saaray heshiiskii is fagarad ee Somaliland iyo itoobiya iyagoo ku baaqay in khilaafka somaliya iyo itoobiya ee ka dhashay heshiiskii itoobiya la gashay Somaliland in...
Saturday, February 3, 2024
-
DAAWO;-Dood Cilmiyeed ku Saabsan Heshiiska Is Afgarad Ee Somaliland Iyo Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Dood Cilmiyeed kusaabsan heshiiska Is Afgarad ee Somaliland Iyo Itoobiya Dhawaan kala Sexeexdeen ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo lagu lafo guray muhiimada iyo faa,iidooyinka uu uleeyahay Somaliland.
h...
Saturday, February 3, 2024
-
Huteelka Royal Palace Ee Galbeedka Magaalada Hargaysa Oo Dib Uhabayn Iyo Casriyay Lagu Sameeyay!
HARGAYSA(W,N)-Huteelka Royal Palace ee Galbeedka caasimada hargaysa ayaa dib uhabayn Iyo Casriyay lagu sameeyay kaasi oo habeenkii xalay xadhiga laga jaray.
Munaasibada xadhiga lagaga jarayay Huteelka Royal Palace oo ay la...
Saturday, February 3, 2024
-
“Ilhaan Cumar Waxaan Leeyahay Qofkii Somaliland Soo Doontaa Kama Macaasho”Sahra Halgan.
HARGAYSA(W,N)-Fanaanada sahra halgan ayaa jawaab adag ka bixiyay hadaladii ay Ilhaan Cumar ku dhaliisay Somaliland oo ahaa kuwo cunsuriyad ah iyadoo sheegtay in qofka Somaliland doontaa aanu ka macaashin islamarkaana ay ku mudan d...
Saturday, February 3, 2024
-
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Dalka UK Iyo Xildhibaanno Ingiriis Ah Oo Kulan ka Yeeshay Aqoonsiga Somaliland!
LONDON(W,N)-Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Ingiriiska ah na xubin ka tirsan aqalka odayaasha, raysalwasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron oo kulan la qaatay xubin sare oo ka tirsan aqalka baarlamaanka Ingiriiska ayaa gor...
Saturday, February 3, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ujawaabay Xisbiyada Mucaaridka Jsl Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland ahna gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye maxamed kaahin ayaa jawaab kulul hawada umariyay xisbiyada mucaaridka isagoo sheegay in ay yihiin qaarkood kuwii xoolaha umada dhacay halka q...
Saturday, February 3, 2024
-
“Hadii Muuse Biixi Uu Diido Doorasho Oo Yidhaa Shan Farood Iyo Calaacal Baan Ku Haysanayaa, xaqiiqadu Waxay Noqonaysaa In Muuse la Waayo, Ama Somaliland La Waayo”Muj Cali Guray.
“Hadii Muuse Biixi Uu Diido Doorasho Oo Yidhaa Shan Farood Iyo Calaacal Baan Ku Haysanayaa, xaqiiqadu Waxay Noqonaysaa In Muuse la Waayo, Ama Somaliland La Waayo”Muj Cali Guray.
https://www.youtube.com/watch?v=JqhL-VM75...
Friday, February 2, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|