|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo Jabuuti + Arimaha Uu Ka Digay!
February 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/Oday rashiid jaamac dhari (Sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay cilaaqaadka siyaasadeed ee udhexeeya Somaliland iyo jabuuti Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa ka digay in warar been abuur ah laga faafiyo dalka jabuuti iyadoo la leeyahay Somaliland ay wax ka xumaynaysaa xukuumada madaxwayne geele taasi oo aan sal iyo raad toona lahayn. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Salaadiinta Iyo Waxgaradka Gobolda Awdal Oo Meel adag iska taagay xaaladda Dalladda Dhalinya... Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Gabiey Oo Xadhiga Ka Jaray Bariijka Shariif Cali Ee Magaalada Gabiley. : An open letter to President Silanyo from Somaliland Focus (UK) on events involving Hubaal newspape... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|